Saturday - May 7, 2011
Sarkaal u hadlay dowladda Mareykanka islamarkaana ka warbixiyay dukumetiyaashii ay ka heleen gurigii lagu dilay hogaamiyihii ururka Al-Qaacida Osama Binladen ee
Warkii oo dhan
Saturday - May 7, 2011
Kenya- Heyadaha Booliska dalka Kenya, ayaa si weyn u adkeyey ammaanka guriga Madaxweynaha Maraykanka ee Brack Hussein Obama Ayeydii oo ku yaalla degaanka Kogeelo
Warkii oo dhan
Saturday - May 7, 2011
Askar gaareysa 77- ruux oo ka tirsanaa ciidanka maamulka degmada Boosaaso ayaa shalay tababar loogu soo gaba -gabeeyay degmada Carmo ee gobolka Bari,taasi oo
Warkii oo dhan
Friday - May 6, 2011
Galkacyo: Xasha Kulilah Warar maanta naga soo gaaray xagaa iyo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in wada-hadalki garta ee u socday walaalihi horay qadarku
Warkii oo dhan
Friday - May 6, 2011
Dhacdadan ayaa waxa ay ka dhacday Dalka Talyaaniga kadib markii Qoys asalkooda Somaali yahay iyo degaanka Galdogob oo mudo dheer ay ku noolaayeen
Warkii oo dhan
Friday - May 6, 2011
Islamabad/ Washington: Waxa aad u badan wararka ku saabsan dilki hogaamiyihi ururka Alqaacida Usaama Bin Laadin oo uu ku dhawaaqey madaxweynaha Mareykanka Barak
Warkii oo dhan
Thursday - May 5, 2011
Laascaanood: Banaan bax ka dhashay xadhiga nin wadaad ah oo ay xireen ciidamada Somaliland ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Banaan
Warkii oo dhan
Wednesday - May 4, 2011
Alexia Sloane waxay lumisay araga indhaheeda iyada oo 2 sano jir ah ka dib markii uu ku dhacay cudur xaga maskaxda ah kaas oo sababay in ay waydo guud ahaan araga
Warkii oo dhan
Wednesday - May 4, 2011
Mar u Mahaatir Maxamed Raiisal Wasaarihi Hore ee dalka Malesiya uu goob xaflad maamuus kutub ka bixinaayey ayuu halkaas ku soo hadal qaaday dilki
Warkii oo dhan
Wednesday - May 4, 2011
Kuwait- Hogaamiyaha shabakada Al-Qaacida Osama Bin Ladin ayaa la xaqiijiyey in bishii December sanadkii 2001-dii uu dardaarankii ugu dambeeyey u jeediyey caruurtiisa
Warkii oo dhan
Monday - May 2, 2011
Ugu dambeyn Madaxweyne Obaama isagoo suun ku gigsan is muujin xashaash, xarrago iyo farxadi ka muuqato, Waxuu shaaca ka qaaday in Usaama Bin
Warkii oo dhan
Monday - May 2, 2011
Muqdisho-Madaxwenaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa boogaadiyay Dilkii loo geystay Hogaamiyaha Ururka Al-Qaacida Sheekh Osama Bin-Laden isagoo
Warkii oo dhan
Monday - May 2, 2011
Washington- madaxweynaha maraykanka Obama ayaa ku dhawaqay in u Osama Bin-laden dhintay kadib markii ay ka war heleen mesha u ku suganaa ,waxana lagu dilay Magaalada
Warkii oo dhan
Sunday - May 1, 2011
US-Miinnisota: Shir ka dhacay cariga Mareykanka gaar ahaan magaalada Minnisota oo looga hadlaayey arimaha iyo duufaanta dagaal waqtigaan ee ka dulun-dulceyneysa
Warkii oo dhan
Sunday - May 1, 2011
Gaakacyo: olole nabadeed oo ay hor boodayaan Odayaashi iyo Waxgaradkii magaalada gaalkacyo oo mudo laga si shaqeynaayey ayaa weli sidi isugu xuslduubaya iney
Warkii oo dhan