Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 1 July 2025

WARARKA MAANTA

Maxaad Ka Taqaana Qadaafi

Thursday - March 24, 2011

"Maxaad ka taqaanaa Caruurta Qadaafi uu dhalay iyo Taariikh nololeedkooda+SAWIRO24/03/11-Borama-(Bnn) Qadafi wuxuu guursaday labo xaas, Tirada caruurtiisana waa

Warkii oo dhan

Barlamaanka Somaaliya Oo Wada Mooshin Ka Dhan Ah Sh.Shariif Xili Ay Mogdisho Ka Dhacayaan Dagaalo

Thursday - March 24, 2011

Muqdisho :Xildibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliya ayaa ka digay dhaq-dhaqaaqyo uu sheegay in ay wadaan xildibaano baarlamaanka ka tirsan kuwaasi oo maleegaya qorshayaal

Warkii oo dhan

Jeneraal Khamiis Ina Qadaafi Ee U Rabeysnaa Xasuuqa Shacabka Liibiya Oo La Dilay

Wednesday - March 23, 2011

Tripuli- Warar ka madax banaan dhinacyada isku haya dalka Liibiya ayaa waxeey sheegayaan inuu Dhaawac u geeyriyooday khamis Qadaffi oo ah Wiil uu dhalay Madaxweeynaha

Warkii oo dhan

Jeyshkii Yaman Oo Ku Biiray Is Badal-doonka Iyo Cali Cabdalla Oo Xukunka Ka Bakhtiistay Madaxdi Hore

Tuesday - March 22, 2011

Sanca-Wararka aan ka helayno wadanka Yemen gaar ahaan caasimadiisa Sanca ayaa waxa ay sheegayaan in Qaar ka mid ah Saraakiishi taliyaasha qaybaha kala dawan ee ciidamada

Warkii oo dhan

Qadaafi Oo Wardi Iyo Ashahaado Dugsaday Marku Meel U Ka Galo Waayey Sawaariikh Samada Xiimeysa

Monday - March 21, 2011

Kornelki Qadaafi is xayd-xaydkiisi iyo murankii sheekadiisa ahayd Aniga ama Duufaanta iyo daadihinti beentiisa nac-nacda jahliga doqoneed awgeed, waxay reer galbeed

Warkii oo dhan

Suldaanka Beesha Warsangeli Iyo Xubno Weheliya oo Niyad Jab Kala Kulmay Madaxweyne Siilaanyo

Monday - March 21, 2011

Hargeysa:Xigasho Waaheen- Suldaanka guud ee Beesha Warsangeli Suldaan-Siciid Suldaan-C/salaan oo muddo saddex toddobaad ku siman isaga iyo xubno odayaasha beeshiisa

Warkii oo dhan

Mucaaradka Yaman Oo Hindisay Sheeko Naar-Afuuf Ah U Keeni-Karta Qaxootiga Somaalida Tacadi Halisa

Saturday - March 19, 2011

Sanca- Wararka ka soo dhex shaac baxaya bulshada reer Yaman ee magalada Sanca ayaa ah mid khatar ku ah nabadgalyada qaxootida soomaalida ku dhaqan dalka Yaman oo

Warkii oo dhan

Dhagar Qabihi Dilay Madaxweynihi Hore Ee Masar Anwar Saadaat Oo Lagu Soo Arkay Arlada Sacuudiga

Friday - March 18, 2011

Gabar U dhalay Madaxweynihi hore ee Masar Maxamed Anwar Saadaat oo magaceed la yiraahdo Ruqiya Anwar Saadaat ayaa maalmahaan oo dhan afka labadiisa yeertay iyadoo

Warkii oo dhan

Cabdullaahi Khalif Xaashi .. Allaha Ha U Naxariisto Janadana Meel San Ha Uga Dooro .. Aamiin Aamiin

Friday - March 18, 2011

Bahda Shabakadaan Galdogob Times waxay ugu horaan Tacsi hawada u marineysa qoyskii, qaraabadi eheledi aan isku tirineynay geeridi ku timi Al-Akh Marxuum Cabdulaahi

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Ku Baaqday Iney Ka Qayb Qaadaneyso Sidi Maleeshiyada Shabaab Looga Saari Lahaa Somaaliya

Friday - March 18, 2011

Xigasho Somaliweyn: Dowlada Ithiopia oo Daboolka ka qaaday sida ay xukuumadood ugu heeelan tahay taageerada militari ee siinayaan Dowlada Somaliyeed ee iminka kujirto

Warkii oo dhan

Sirdoonka FBI-da Mareykanka Oo Ka Didsan Xiriirka Soo Xoogeystay Ee Al-Qaacida Iyo Al-Shabaab

Thursday - March 17, 2011

Newyork: Agaasimaha hay’adda FBI-da Maraykanka Robert Mueller ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin Al-Qacida geeska  Africa iyo tan jazirada Carabta ee xarunteedu

Warkii oo dhan

Kaniisad Shaqaaleysay Imaam Muslim Ah Oo Ku Xeel Dheer Aqoonta Shareecada Islaamka

Tuesday - March 15, 2011

Stockholm: Kaniisada lagu magacaabo Sofia ee ku taal magaalada Stockholm ayaa shaqaaleysay imam Muslim ah oo shaqadiisa noqoneysa in uu ka shaqeeyo xiriirka u dhexeeya

Warkii oo dhan

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay Oo Sugay In Somaaliya Ay Tahay Wadan Qura

Tuesday - March 15, 2011

Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa caawa fiidkii Kulan balaaran oo ay ka yeesheen xaaladda waddanka Soomaaliya waxay ka soo saareen go’aano aad u farabadan

Warkii oo dhan

Qarax Kale Oo Ka Dhacay Nuclearka Dalka Jaban

Tuesday - March 15, 2011

Waxaa qarax kale uu ka kacay dab-dhaliyaha sadexaad ee xarunta nuclear uu dhulgariirku dhaawacay ee Fukushima ee dalka Japan, iyadoo qiiq badan uu cirka isku shareeray.Xoghayaha

Warkii oo dhan

La Soco Af Somaaliga Cusub Si Aan Hadhow Lagu Oran Waa Doqon - Dhoore - Waji Kaaki - Khashiin

Monday - March 14, 2011

Sida la ogyahay sanad-kasta waxaa dhallinyarada Somaaliyeed isku afgartaan ereyo cusub oo la dhihikaro waxay af duubeen ereyadi caadiga ahaa ee sida tooska wax loogu

Warkii oo dhan