Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 30 June 2025

WARARKA MAANTA

Shiikh Yuusuf Qardhaawi Oo Salada Jimce Daweynaha Masaarida Ku Tujinaaya Barxda Al-Taxriir

Thursday - Feb 17, 2011

Qaahira: Sida la cadeeyey beri subax ee salaada Jimce waa haddi alle idme waxaa garoonka loo yaqaano " Meydaan al-taxriir" halkaas salaada khudbada Jimcaha ka jeedin-doona

Warkii oo dhan

Safiirka Mareykanka Ee Kenya Oo U Hambalyeyey Dawlada DKMG Xariga Maxamed Dheere

Thursday - Feb 17, 2011

Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya ayaa caawa hambalyo u diray dowladda KMG ah oo ay ugu tahniyadeeyeen talaabadii ay maanta u qaadeen in la soo qabqabtay raga

Warkii oo dhan

Maxamed Dheer Oo Xabsi Loo Taxaabay

Wednesday - Feb 16, 2011

Muqdisho: Xigasho warbaahinta Xogsheeg - Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu xiray Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb  iyo rag kale,

Warkii oo dhan

Sagaalka Gaf Ee Waaweyn Oo Xusni Mubaark Ku Dhacay

Tuesday - Feb 15, 2011

Tix Raac wargayska la yiraahdo foreign Policy ka soo baxa wadanka Maraykanka taas oo u ku sharxaayey gafafka iyo khaladaadka uu ku dhacey madaxweynihii hore ee Masar

Warkii oo dhan

Madaxweynihi Hore Ee Masaarida Xusni Mubaark Oo Miyir Doorsoomay

Tuesday - Feb 15, 2011

Sharma Sheekh-Masar : Sida uu qorey wargayska lagu magacaabo AL- Qudus AL Carabi iyada oo ka soo xiganaysa wargayska kale ee la yiraahdo Misra Alyoom, waxa ay sheegtey

Warkii oo dhan

Xukumada Farmaajo Oo Barlamaanka Ka Codsaday Iney Horkeento Ballan-qaadkeeda Ahaa Boqolkii Maalmood

Tuesday - Feb 15, 2011

Gudoomiye ku xigeenka Guddiga amniga Barlamaanka KMG Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in loo baahan yahay in Xukuumadda KMG ah ay barlamanka horkeento wax qabadkii ay

Warkii oo dhan

Indhaha CIA-da Oo Uu Aragta General M.Dandaawi Nin Aan Jecleyn Talada La Dagaalanka Argagixisada

Sunday - Feb 13, 2011

Durbadiiba warar ku dhow dhow gudaha maamulka ciidamada iyo siroodnka Maraykanka ayaa sheegaya inaany aqoon weyn u lahayn Gen. Dandaawi .. Madax waynaha Dawlada

Warkii oo dhan

Xaasaska Xildhibaanada Beljim Oo Loogu Baaqay Iney Ragooda Ku Soo Rogaan Cunaqabateynta Xaga Sarirta

Sunday - Feb 13, 2011

Haweenka ama lamaanayaasha xildhibaanada Baarlamanka wadanka Beljium ayaa loogu baaqay inay ragooda ama xaasaskooda ku soo rogaan cunaqabateyn dhanka sariirta ah

Warkii oo dhan

Kogaamiye Col. Qadaafi Oo Ku Tilmaamay Dufaanada Kacdoonka Carabta Kuwa Ulajeedadooda Habowsantahay

Saturday - Feb 12, 2011

Hoggaamiyaha dalka Libya Kornayl Mucammar Alqaddaafi ayaa si cad u difaacay madaxweynaha shacabkiisu ku kacay ee dalka Masar Md. Xusni Mubaarak iyo madaxweynihii

Warkii oo dhan

Ciidamada Bada Ee Kurayada Koofureed Oo Meydki Burcadbadeeda Somaali Ku Wareejisay Dawlada Cumaan

Friday - Feb 11, 2011

Sarkaal sare oo ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee xukuumada Kuurayada Koofureed ayaa sheegay inay ku wareejiyeen dalka Cumaan meydadka 8 ruux oo budhcad badeed

Warkii oo dhan

Madaxda Israaiil Oo Ka Walaacsan Haddi Ikhwaanul Muslimiin Ay Qabsadaan Talada Wadanka Masar

Friday - Feb 11, 2011

Raysul wasaarihii hore ee mamulka Yuhuuda ninka lagu magacaab Yuhud Barak yaa muujiyey qalqalka iyo cabsida xoogan ee uu ka qabo in talada wadanka Masar ay qabtaan

Warkii oo dhan

Qiisadi Taariikhdieed Ee Asxaabiga Dhufayl Binu Camr Al-Dawsi

Friday - Feb 11, 2011

Xigasho Dhacdo: Dhufayl wuxuu ahaa gabyaa dareen sare leh, isla markaasna aad u yaqaana Suugaanta iyo Maansada Carabiga.Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Dhufayl wuxuu

Warkii oo dhan

Wasiir Robert Getes Oo Ku Booriyey dalalka Carabta Iney Duruus Ku Qaataan Kacdoonka Tuunis Iyo Masar

Thursday - Feb 10, 2011

Wasiirka Gaashaandhiga dalka Maraykanka Robert Gates ayaa ku booriyay madaxda dalalka carabta inay duruus ku qaataan kacdoonkii ka dhacay dalka Tunis, isla markaana

Warkii oo dhan

Ciidamada Somaaliland Ku Si Qul-qulaya Degaanka Kalshaale Iyo Xaaladi Oo Si Cakirmeysa

Wednesday - Feb 9, 2011

Burco-Ciidamada Somaliland oo ay weheliyaan gaadiidka kala duwan ee dagaalka ayaa ku sii qulqulaya degaanka kalshaale ee dhawaan dagaalku  ka dhacay.Ciidamada

Warkii oo dhan

Korneyl Axmed M.Dalbac Oo Ciidan Hubeysan Iyo Maabkii Dagaal Galinta Kala Soo Baxsaday S/land

Wednesday - Feb 9, 2011

Buuhodle: Sarkaal ka gadooday talaaabada ciidamada Somaaliland aan macquulka ahayn ee la rabo in lagu gumaado dadyawga reer buuhoodle aya la sheegay inu ka soo goostay

Warkii oo dhan