Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 2 July 2025

WARARKA MAANTA

Qiisadaan i Ruxday Maad iIa Aragtid ..Kibirkii Geeribaa Ka Dambeysey

Thursday - December 23, 2010

Doqon Kibir Iyo Edebdaro La Qosashay Qaaraha Ku Dhacay Wey u Qalantaaye ..Waagii Baryaaba Waayo Leh ..Maalintii Timaada iyo Qoraxdii Dhacdaaba Waxa Dunida Ka Dhaca

Warkii oo dhan

Julian Asanj oo Sheegay Inusan Ahayn Qorqode Dumarka Ku Dheg-dhga Iyo Inu Hayo Sir Burburinkarta....

Thursday - December 23, 2010

London- Julian Asanj oo ah ninka Asaasay jariirada Wikileaks isla markaana ah ninka Bilihii lasoo dhaafay aduunyada wareerka geliyey ayaa sheegay inuu hayo cadeymo

Warkii oo dhan

Abubakar Shariif Axmed Iyo Aboud Rogo Oo Loo Haysto Baskii Lagu Qarxiyey Magaalada Nairobi

Thursday - December 23, 2010

Kenya- Tuhun Eedeysanayaal lagu kala magacaabo Abubakar Sharif Ahmed Abubakar (alias Makaburi ) iyo Aboud Rogo Mohammed ayaa lagu tuhmayaa iney ka mid ahaayeen maskaxdii

Warkii oo dhan

Madaxa Xafiiska M/tooyada S/Land Xirsi Cali Oo Lagu Eedeeyey Inu Lunsaday $500,000 Hasa-ahaate ....

Wednesday - December 22, 2010

Hargeysa: Waxa shalay oo taariikhdu ahayd 22 December 2010 boga hore ee Wargeyska Hargeisa Star ku soo baxay war lagu sheegay in lacagti madaxtooyada la lunsaday,

Warkii oo dhan

Qabqable Indha Cade Oo Sheegay In Daahir Aweys Aanu Ku Biirin Al-shabaab Ee Xoog Lagu Qabsaday

Wednesday - December 22, 2010

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo dhowaan sheegtay inuu yahay Gudoomiyaha Xisbul Islaam garabkii horay ugu biiray Dowladda ayaa markii u horeysay ka hadlay

Warkii oo dhan

Pakistanti Lagu Yiqiin Gedo-Gedayn Oo Si Lama Filaana U Tijaabisay Gantaalda Qaada Nuclearka

Tuesday - December 21, 2010

Pakistaan -Taliska Ciidamada Dalka Pakistan ayaa sheegay Maanta oo Talaado ah inay ku guuleysteen Tijaabo ay ku sameeyeen gantaalka Hatf-5 kaasoo ah nooca Riddada

Warkii oo dhan

War Deg Dega..Gacan Ku Dhiiglihii Boosaaso Oo Ubocdi Qarsooneyd Ee Dilalka Taxan Banaanka Soo Dhigay

Monday - December 20, 2010

Bosaaso: War aan si buuxda u dhameystirneyn oo kala dhiman ayaa naga soo gaaray magaalada Bosaaso oo sheegaya in qawleysatadi dhiiga shacabka miran jirtay

Warkii oo dhan

Cabida Shiishada 48 Jeer Ayey Ka Khatarsantahay Sigaarka

Monday - December 20, 2010

Beryahan danbe waxaa ku soo batay Bulshada  Soomalida Cabida Shiishada taas oo aanay Dadku la socon wax badan khatarta ay ku leedahay Caafimaadka Daraasad lagu

Warkii oo dhan

Cabashooyinka Soomaalida Oo Weli Ka Sii Soconaaya Caasimada Labaad Ee Sweden

Monday - December 20, 2010

Gothenburg - Sweden: Waxaa Mar kale magaalada Gothenburg ka qabsoomay dibad bax daba socda mudaaharaadyo musalsal ah oo ay dhowaanahanba Soomaalidu ka wadeen magaaladan

Warkii oo dhan

Shiikh Xasan Daahir Aweys Oo Cadeeyey Inu Cududiisi Siyaaso Iyo Xoog Ku Biiriyey Ururka Al-Shabaab

Sunday - December 19, 2010

Mogadisho- Afgoye: sida la cadeeyey waxaa maanta duleedka dhinaca degmada daayniille Magaalada Muqdisho lagu agaasimay Xaflad Balaaran oo loogu talagalay is-bahaaysiga

Warkii oo dhan

Maleeshiyaad Xisbul Islaam Ee Gobolka Gedo-Luuq Oo Ku Biiray Al-Shabaab

Sunday - December 19, 2010

Gedo-Luuq: Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xisbul Islaam lagala wareegay degmadaasi, taasoo ka danbeysay markii ay maleeshiyadii

Warkii oo dhan

Komandos La Soo Daadshay Is-Dhaafaya Oo Ciribtiridoona Kooxaha Gafuur-taaga Ee Ka Dhaga Nugul Nabada

Saturday - December 18, 2010

Mogadisho- Qaban qaabo xoogan oo dhinaca milateriga ayaa Dowladda KMG ah maalmahan ka wadaa Magaalada Muqdisho, iyadoo bilowday diyaar garow iyo dibuhabeyn ay ku

Warkii oo dhan

Maxay Tahay Guurka Xawilaada Oo Ka Socda Somaaliya ?

Friday - December 17, 2010

Guurka xawilaada ah waa guurka waayadaan dambe la caadiyeestay, isla-markaasna noqdaymiddka inta badan gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka somaliya iyo

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Amar Ku Bixiyeen In La Gubo Cajaladaha Quraan-ka Ah Ee U Duubay Imaamka Masjedka Makka

Thursday - December 16, 2010

Baydhabo: Waaxda Camalka iyo Faaf reebka ee Kooxda Shabab-ka ee magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa soo saaray dhowaan awaamiir aad uga yaabiyey dadka degaan-ka

Warkii oo dhan

Warbixin Somaalida Loogu Yeero Titanic Ee Ku Nool Dalka Talyaaniga By C/laahi Cali Caydiid

Wednesday - December 15, 2010

Milano-Dalkani Talyaaniga ayaa Waxaa Ku nool somaali aad u Tiro badan Kuwaas oo isugu jira Dhalinyaro wayeel Rag iyo Dumar.Dadka Somalida ah ayaa Waxa ay Ku kala

Warkii oo dhan