Monday - November 22, 2010
Kulan maanta lagu waday ineey yeeshan barlamaanka somalia oo maanta lagu kala dareeray, Waxaa halkaasi soo xaadiray 348 baarlaman oo la filayay in uu ansixiyo xukuumadda
Warkii oo dhan
Sunday - November 21, 2010
Prince Axmed Cabdi ayaa noo soo diray Tix gabaya Oo Waxaa dhacay turxaan laga tixraaci-karo Ee aadamigu buug ku dhigto .. tanu waa yaabe tacab khsaarka
Warkii oo dhan
Sunday - November 21, 2010
China- Xukuumada dalka Shiinaha ayaa soo saartay ama sameysatay 25 diyaaradood oo casri ah kuwaas oo ah nooca dagaalka ee an cidi kaxaynin ama kaligood duula, Jariirada
Warkii oo dhan
Saturday - November 20, 2010
Boosaaso - Gobolka Puntland State oo Beryihii ugu danbeeyey ay ka jireen dilal qorshaysan oo lagu khaarajinayo dadka magaca maamuska ku leh mandiqada ayaa
Warkii oo dhan
Saturday - November 20, 2010
Qab Qablihi hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yusuf Dabageed) ayaa la soo sheegayaa in mar kale ay xabsiga u taxaabeen ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan
Warkii oo dhan
Friday - November 19, 2010
ASCW, Dhammaantiin Ciid Wanaagsan Ayaan Idin Leeyahay Soomaaliyeey .. Salaan Ka Bacdi
Muddo wax uma soo qorin akhristayaashaydii caalamka igala xiriiri jirey. waxaad
Warkii oo dhan
Friday - November 19, 2010
Ciid Mubaarik Dhaman Umada Islamka, Gaar Ahan Bulshada S/land .. Salaan ka dib.
Waxaynu Muddo ku dhaw labatan sano ayu raacdaynayna aqoonsi
Warkii oo dhan
Thursday - November 18, 2010
Waxay Maxakamadda ka Dalbatay in Ninkeedu Furo, Isaguna Booliska Ayuu u Diray Baafinta Xaaskiisa Thursday, 18 November
Warkii oo dhan
Wednesday - November 17, 2010
Qorbajoogta Beesha Tanade (Leelkase) Waxay Ay Taageersan Yihiin Xukuumadda R/Wasaare Faramaajo, Kalsooni Buuxdana u Hayaan Wasiirka Beesha.
Raiisul
Warkii oo dhan
Wednesday - November 17, 2010
Maraykanka waaxda cadaalada ayaa Xirtay Haweenay Soomaaliyeed oo ku nool gobolka California inay taageero siisay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo ka dagaalanta
Warkii oo dhan
Monday - November 15, 2010
Cape Town- Gacan-ku-dhiigle u dhashay dalka Koonfurta Afrika oo lagu magacaabo Sandisuwa Qouwlisa, ayaa qirtay inuu si bahalnimo ah u dilay 9 qof oo Soomaali ah,
Warkii oo dhan
Monday - November 15, 2010
Nin baa guursaday gabar aad u qurux badan, aad buuna u jeclaa iyaduna aad bay u jeclayd laakiin waqtiga duruufihiisa ayaa ku khasbay ninkii in uu u safro magaalo
Warkii oo dhan
Sunday - November 14, 2010
Waa mid ka mid ah awoodda uu illaahey u leeyahay in wixii uu doonaa ay dhaqso u ahaadaan .. Iraaddada illaahey ayay ku dhacday in Xaaji Cali Cabdiraxmaan Shariif
Warkii oo dhan
Friday - November 12, 2010
Waxaad mooda in daweynaha markay maqleen amase arkeen liiska cusub ee wasaaradaha lagu soo taxay ay yiraahdeen Bagaha Iyo Nus mar haddi meesha laga diln-dileeyey oo sidi
Warkii oo dhan
Friday - November 12, 2010
Raisal Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo aya banaanka soo dhigay liiskii magacyada 9 wasiir oo sida la sheegay hordhac ah, lana filaayo inta kale iney soo
Warkii oo dhan