Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 1 July 2025

WARARKA MAANTA

Maayarka hargeysa Oo Dafiray Inu Amniga Itoobiya U gacan Galiyey Dad Qaxooti Ah

Monday - November 1, 2010

Hargeysa- Maayarka caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa ka hadlay warar sheegayay inuu dad qaxoonti ah oo ka shaqaysanayey magaalada Hargeysa uu

Warkii oo dhan

Aragtida Akhwaanu Muslimiinta Masar Haddi U Dhintu Husni Mubaarak

Sunday - October 31, 2010

Ururka Akhwaanu Muslimiin Ee Masar waxa la aas-aasay sannadii 1928 oo Uu bud-dhigay shaksiga boqolka milyan taageerta Shiikh Xasan al-Bana illahay naxariistii

Warkii oo dhan

Wax Lala Soo Jiifaba Wareer Iyo Halis Badan kabib Raiisal Wasaare M. Farmaajo Oo Maanta La Ansaxiyey

Sunday - October 31, 2010

Muqdisho - Kulan xaasi ah oo ay maanta isugu yimaadeen mudanayasha Baarlamaanka DKM ee Somaliya, oo ay ka soo qeyb galeen mudanayaal gaaray 391-Xikdhibaan,

Warkii oo dhan

Shariif Sakinkii Yiri Dhuuxa Mooye Wax kale ii Dhadhami-Maayaan Oo Salankii U Baxay ka Soo Dagay

Friday - October 29, 2010

War run loo qaadankaro hasa ahaate dhutinaya ayaan ka xiganay nin ku dhaw-dhaw qasriga madaxtooyada oo noo sheegay in sinsaaradi la is xambaarsiiyey iyo

Warkii oo dhan

Barnaamijkii Shiikh Shuceyb Iyo Sheeko Cibrad Qaadasho Ah Una Qoray Axmed Riiraash..Sheeko God-Madow

Thursday - October 28, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

God Madow

Thursday - October 28, 2010

GOD-MADOW  (Sheeko)Waxa qorey: Axmed Riiraash [email protected]  Waxa uu marayaa wada cad, maalinba mid ayuu la kulmaa tu yar oo cusub ayaa hadba goob

Warkii oo dhan

Haweyney Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay Caro Ay Ragga U Qabto Awgeed

Thursday - October 28, 2010

Haweenay la yaab leh oo u dhalatay dalka Tawain oo lagu magacaabo Chen Wei-yih, ayaa ku dhawaaqday in ay iyada lafteedu is guursatay , waxaanay samaysatay xaflad

Warkii oo dhan

Allaahu Akbar .. Bilis Haween Tony Blair Dumaashidi Oo Dhaar Ku Xagaf Siisay Iney Islaamtay

Wednesday - October 27, 2010

Bilis Haween Lauren Booth oo la dhalatay marwo Cherie Booth oo u dhaxda R. Wasaarihii hore ee dalka Britain Tony Blair ayaa daboolka ka rogtey inay ku soo biirtay

Warkii oo dhan

Shariif Sakiin Oo Indhihi Si Fiican U Kala Qaaday Iyo Mudane Farmaajo Oo Beri La Ansixin-doono

Tuesday - October 26, 2010

War iminka shabakadaan ka soo gaaray magalada mogdisho ayaa tilmaamaya in berito arbaca ah u dhici-doono kulankii barlamaanka lagu ansixin-lahaa raiisal wasaaraha

Warkii oo dhan

Warbixin La Xariirta Cunida Xabxabka " Qaraha" Oo Wax Weyn Ka Tara Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka

Monday - October 25, 2010

Ka hortago waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, Waa murti ama weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka. Waxa Dunidan aan ku noolahay ku soo batay Xanuunada

Warkii oo dhan

Labadi Shariif Isugu Baaqi Jiray Baashe Saar, Rankii Sayr .. Run Iyo Been Iska Daba Qufici Jiray Oo

Sunday - October 24, 2010

 Labadii Shariif Isugu Baaqi Jiray Baashe Saar, Raanii Sayr .. Run Iyo Been Iska Daba Qufici Jiray Oo Maanta Kaftankii Isla Soo Dhaafay  Aduunyada

Warkii oo dhan

Gudoomiye Shariif Sakiin Iyo Xildhibaano Ku Fikir Ah Oo Doonaya Iney Xarun Cusub ka Sameystaan P/lan

Saturday - October 23, 2010

By Wariye C. Khalif : Beesha caalamka oo intooda badan la yaaban madaxda sare ee dowlada iyo khilaafkooda joogtada ah oo marka mid la xaliyo mid kale la soo

Warkii oo dhan

Dalalka Turkiga Iyo Giriiga Oo Ku Heshiiyey Sidi Ay Ku Joogin Lahaayeen Tahriibayaasha

Friday - October 22, 2010

GREECE - Xukuumada Turkiga ayaa ballan qaaday inay kala shaqeynayso dalka Giriiga sidii loo joojin lahaa dadka Tahriibayaasha ah ee kusoo qul qulaya dalka giriiga.

Warkii oo dhan

Waa barnaamijkii Loogu Magac Daray Digtoor Sh. Shuceyb Iyo Qiiso Uu Soo Diyaariyey Cali Barqadle

Thursday - October 21, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

City Mayor-kii Ugu Horeeyey Ee Qaxooti Musllim Ah Oo Laga Doortay Magaalada Xagjirka Ah Ee Calgary

Thursday - October 21, 2010

City mayor kii ugu horeeyey ee muslim ah oo laga soo doortay caasidama labaad gobolka Albert lana yiraahdo Calgary kana mid ah dalka Canada .. Gudoomiyaha ama

Warkii oo dhan