Thursday - October 8, 2009
Sidee Xeego Loo Xagtaa Ilkana ku Nabadgalaan, waxaan ku bilaabayaa baraarujinta Jimcahan Magaca Allah iyo Saliga Suubanaha NNK ha ahaato, Sida aad la socotaan dawada
Warkii oo dhan
Wednesday - October 7, 2009
Kapul: Ururka Taalibaan kadib markii lagu waabinwaayey Sawaariikh dhaadheer Iyo Gantaalo sun iyo waabaayo leh ay warbaxin ku soo bandhigeen bogcad
Warkii oo dhan
Tuesday - October 6, 2009
Norway ayaa noqotey meesha ugu wanaagsan aduunka ee lagu noolaado halka wadanka Niger ee ku yaal galbeedka qaarada AfriCa uu noqdey halka ugu xun ee ugu nolol liidata
Warkii oo dhan
Monday - October 5, 2009
Sida la cadeeyey dawooyinka Dumarku isku caddeeyaan waxa ka mid ah kuwo loogu talogalay in lagu daaweeyo xasaasisiyadda iyo caabuqa nabarrada, qaar kalena ku yihiinba
Warkii oo dhan
Sunday - October 4, 2009
Bam cusub oo ay Al-Qaacida soo saartey ayaa waxaa la sheegay in uu yahay mid si fudud ku qarxi kara isla markaana aanay qaban karin aaladaha looggu tala galay
Warkii oo dhan
Friday - October 2, 2009
Kisimayo : Ka digtoonaada Xiliga wareerka "Tiiha" lagu jiro ha ku haraadina waxna ha ku Jaan-goosanina.... Maanto kale laga wanaagsan ka hadalkeeda
Warkii oo dhan
Thursday - October 1, 2009
Qaran Quustay, Qabiil Qooqay, iyo Qof Kursi u Hanqal taagaya.........Waxa ka darnaaday Qur'aan si qaldan loo Adeegsaday, Allah iyo Rasuulkiisa oo Been laga sheegay.
Warkii oo dhan
Wednesday - September 30, 2009
Gurxan ' Haruuf, Guux iyo dacaayad anshaxdaran dhagrid iyo dugaagnimo ku saleysan ayaa maamahaan si xooli ah ugu socta madaxweyne Obama, Taaso sida la
Warkii oo dhan
Tuesday - September 29, 2009
Qahira- Mid ka mid ah culimada waa weyn ee xaga diinta ee wadanka Masar ayaa soo saarey fatwo xoogan oo ku aadan in dalkaasi la soo galiyo qalab cusub oo loogu tala
Warkii oo dhan
Monday - September 28, 2009
Kisimayo: Inkasto Shicibka maatada magaalada kisimaayo murug iyo Qaxar la badayo maalin kastana ka sameyaan dibad bax aan sidaa u tira badneyn haddana
Warkii oo dhan
Sunday - September 27, 2009
Kisimayo :Warar si xoogan laisula dhexmarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in malishiyadi islaamiyiinta xarakada Al-shabaab ee Kismaayo ay talo ku meel gaareen
Warkii oo dhan
Friday - September 25, 2009
Hargeysa- Jimcihi shalay ayaa Golaha Guurtida ee Somaliland ku soo af-jartay shaqaaqadi iyo muran la isku qiro beelay oo mudooyinka ka dhex aloosnaa
Warkii oo dhan
Thursday - September 24, 2009
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxaan ku bilaabayaa mahad Allah aan u celinayo inuu noo suurto geliyay
Warkii oo dhan
Wednesday - September 23, 2009
Dumarka sida uu nabigeeni subanaa S.C.W tilmaameyba waxaa lagu Guursadaa afar, Quruxdeeda, Nasabkeeda, Maalkeeda iyo Diinteeda. Waxaa uu Nabigeenu ku taliyey in
Warkii oo dhan
Tuesday - September 22, 2009
Muqdisho- Isbedel iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo aan horay loo arag ayaa ka jira magaalada Muqdisho, waxaana 24-kii saac ee la soo dhaafay ciidamada nabad ilaalinta
Warkii oo dhan