Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

WARARKA MAANTA

Dawladda Turkiga Oo Ku Gacanseyrtay Mareykanka in Hawadeeda Looga Duulo Iiraan

Thursday - April 24, 2008

Baris: Wargeysyada faransiiska ayaa maalmaahaan wax ka qorayey xiisadaha ka taagan dawlada mareykanka iyo iiraan oo ay aragtidooda ku shaandheynyaan dagaal

Warkii oo dhan

Xafiisyadii UNka Ee Qaabilsanaa Arimaha Soomaaliya Oo Loo Soo Rarayo Mogadisho

Thursday - April 24, 2008

Nairoobi: Warar la xaqiijinayo ayaa sheegaya in xafiisyadii Qaramada Midoobaey(UN) ee qaabilsana arimaha soomaaliya laga soo raridoono dalka keenya magaaladda

Warkii oo dhan

Reer Yurub Oo Kaniisadahoodii " church" Iska Gadaya Markii Wax Gala La Waayey

Wednesday - April 23, 2008

Kobbenhagen: Shacuubta Reer galbeedka ayaa mudooyinkaan dambaba dhabarka waxay u jeediyeen kaniisadihii ay ku ciibaadeysan jireen albaabkana ka gali waayeen,

Warkii oo dhan

Sarakiisha Itoobiyaanka Oo Soo Bandhigay Hub Ay Soo Qabteen

Wednesday - April 23, 2008

Muqdisho-  Ciidamada itoobiya ayaa saaka magaaladda mogadishi meel fagaara ah soo dhigay aalad dagaal oo isugu jira hub noocyo kala duwan oo leh kuwa

Warkii oo dhan

Burcad Badeedii Xeebaha Soomaaliya Oo Loo Dhaarsanyahay

Tuesday - April 22, 2008

New York- Dawladda faransiiska oo ay taagereyso mareykanka ayaa soo hordhigtay qoraal ay ku dooneyso in golaha amaanka qaramada midoobay looga doodo ajeendo

Warkii oo dhan

Wiil Aljeeriyaan Ah Oo Xubintiisi Raganimada Gawrac Ugu Jiiday Sabab Mudnaan Gabdho

Tuesday - April 22, 2008

Aljeer : Wiil u dhashay dalka aljeerya oo 23 jir ah ayaa ku talaabsaday inu guskiisa gawrac ugu jiido kadib markii dhaw jeer shaqo u ka raadsaday dawlada ku soo

Warkii oo dhan

Ameerika Qaadkii Uga Soo Gali Jiray Dalka Yaman Oo Cunaqabateyntii Ka Qaadeysa

Monday - April 21, 2008

Washintoon- Sanca:  Sii loo meel mariyo codsiyada jaaliyada Yaman iyo Somaalida ee Mareykanka ku dhaqan ayaa hadda mareysa gabagabadi qalin ku duugista

Warkii oo dhan

Shacabkii Puntlaand Waa Muqleeynaya

Monday - April 21, 2008

Puntland- Bosaaso: Warar looga dayrinaayo xaaladda goboladda puntlaand ayaa maalmahaan isa soo taraysa oo sheegaya in kuleylkii cunta yaridda

Warkii oo dhan

Nabadsugida" NSS" Oo Sheegtay Iney Su'aallo Weydiineyso Hogaamiye AL-Shabaab oo La Soo Qabtay

Sunday - April 20, 2008

Muqdisho : Dagaalkii ka socday Degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid ee Mogdisha ayaa la sheegayaa inu weli saaka meelo qaarkeed ka si socdo oo ay ka jirto

Warkii oo dhan

Generaal "Collin Powell" Oo U Soo Gurguurtay Obaama Sii Uga Aarsado Kooxdii Reer Buush Ee Dhagartay

Saturday - April 19, 2008

Washinton: War laga helay nin xigto u ah Generaal "Collin Powell" Xoghayihi hore ee Arimaha Dibada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan Mr.Powell u taageero

Warkii oo dhan

Shacabkii Puntlaand Oo Gaajo La Calaacalaya

Saturday - April 19, 2008

Garowe: Warar is daba socda oo ka soo yeeraya magaalooyinka puntlaand sida garowe, galkacyo, bosaaso iyo degmooyinka ku harereysan goboladaas oo dhan ayaa

Warkii oo dhan

Sahan "poll" laga Qaaday Soomaalida Qurbaha ku Nool Sida Ay u Kala Arkaan Obama iyo Hillaray

Friday - April 18, 2008

Ameerika- Kanada- Yurub : Xarunta Galdogob Times News Desk ayaa mudooyinkaan dambe waxay baaritaan uga hawlgaleen sidii ay ku ogaanlahaayeen Ra'yiga

Warkii oo dhan

Tobankii Ka Faaiideystay Dagaalkii Ciiraaq

Thursday - April 17, 2008

 Washintoon: Wargeyska lagu magacaabo siyaasada dibada "foreign policy" ee ka soo baxa dalka mareykanka ayaa soo saaray warbixn u kaga  hadlay Wadamada,

Warkii oo dhan

Nuur Cade Iyo Maxamed Dheere Oo Murankoodii Heshiis Lagu Soo Gabagabeeyey

Thursday - April 17, 2008

Mogadisho: Muddo ayaa ka dhex socotay muran, xagxagasho iyo iskhilaaf aragtiyeed labada masuul ee kala ah Nuur cade iyo Maxamed Dheere , labadaas oo

Warkii oo dhan

Nin Madow Oo Laga Yaabo Inu Hogaanka u Qabto Dalka Talyaaniga

Wednesday - April 16, 2008

Italya- Roma : Baarlamaanka cusub ee dhawaan laga soo doortay dalka talyaaniga ayaa ka mid noqday nin madow oo aslkiisa ka soo jeeda dalka Koongo Barasavil,

Warkii oo dhan