Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 2 July 2025

WARARKA MAANTA

Comande Aadan Nuur Qaali Oo Ka Badbaaday Qarax Wixii Soo Qorsheyey Aan Weli La Garan

Saturday - March 5, 2011

Galkacyo – Gaashaanle Aadan Nuur Qaali Taliyaha ciidanka Booliska waqooyiga magaalada Galkacyo ee maamulka Puntland ayaa xalay ka badbaaday isku day la doonayey

Warkii oo dhan

Khilaaf U Dhexeya Raiisal Wasaare Maxamed Farmaajo Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Shaac Baxay

Friday - March 4, 2011

Mogadisho- Xigasho Digilnews :Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Khilaaf xoogan & muran daba dheeraaday uu maalmahaan u dhaxeeyo

Warkii oo dhan

Mucaaradka Liibiya Oo Ganafka Ku Dhuftay Wadahadalo Uu Ugu Baaqay Korneyl Qadaafi

Friday - March 4, 2011

Liibiya : Mucaaradka Liibiya ayaa ka horyimi wadahadalo ay la galaan Madaxweynaha Liibiya,tan iyo inta uu iska casilayo xilka madaxweynanimada amaba uu dalka isaga

Warkii oo dhan

Sheekada Labada Shariif Oo Cirka Isku Shareertay .. Ma Shaqa Mise Shandadi Ayaa Laysku Haya?

Thursday - March 3, 2011

Waa Aragti - By Qalinki Cabdiraxiim Hilowle Galay: Waxaa  Dowlada loogu magacdaray dowlada  shariifayn ama labada shariif waxaana  aad loo falanqayn

Warkii oo dhan

Mucaaradka Dalka Jabuuti Oo Sheegay Iney Mudaharaadyo Dhigayaan

Thursday - March 3, 2011

Jibouti – Mucaaradka dalka Jabuuti ayaa sheegay inay maalinta Jimcaha ee berri dhigayaan dibadbaxyo ay ku diidan yihiin qaabka ay ku socoto doorashada dalkaas, iyadoo

Warkii oo dhan

Is-Rasaaseyn Ka Dhacday Degaanka Kalshaale

Tuesday - March 1, 2011

Kalshaale: War goor dhawayd u na soo gaarsiyey nin la hadlay degaanka Buuhoodle ayaa sheegaya in degaanka Kalshaale ee dhawaan shaqaaqooyinku ka dhaceen ay is-rasaasayn

Warkii oo dhan

Korneyl Qadaafi Oo Lagu Yiri Ha Is Oran Sax Baad Tahay Ee Qaado Magangalyo Iyo Sariir Lagu Ga'mo'

Tuesday - March 1, 2011

ilo dipolomaasiyeed oo warkooda lagu kalsoonaan-karo ayaa afka u badinaaya in hadalo qarsoodi ah ay is dhaafsanayaan wiilka Seyfu Islaam iyo masuullin ka mida dawladaha

Warkii oo dhan

Zusan Mubaarak Ee Ahayd Jawharadi Maska Qaaliga Iyo Wiilkeedi Magaca-Lahaa Jamaal Oo Baxsad Lagu...

Monday - Feb 28, 2011

Warar lagu kalsoonyahay oo ay qortay wargeyska al-jamhuuriya ee ka soo baxda dalka Masar ayaa daboolka ka qaaday in jawharadi maska qaaliga ahaan jirtay Marow Zusan

Warkii oo dhan

Shiikh Shariif Oo Ku Adkeystay Warqadii U Gudbiyey Gudoonka Baarlamaanka

Monday - Feb 28, 2011

Mogdisho: Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in gudoonka barlamanku aanuu xaq u lahayn in uu is hortaago warqadii uu dib

Warkii oo dhan

Bulshada Somaali Ee Ku Nool Yamanta Cadmeed Oo Lagu Soo Rogay Bandow Si Aysan Uga Qayb Qaadan Kac...

Sunday - Feb 27, 2011

Waxaa xalay kulan ballaadhan uu ku dhexmaray xaafadda Basaatiin ee magaalada Cadan saraakiisha ciidamada ammaanka ee Cadan iyo waxgaradka qaxootiga Soomaalida ah

Warkii oo dhan

Hogaamiye Macamar Qadaafi Oo La Qiray Isir Ahaan Inu ka Soo Jeeda Reer Yahuuda

Sunday - Feb 27, 2011

Telaviv: Laba hablood oo la kala yiraahdo Guita Brawn iyo Raashil Sacda oo dhalasho ahaan ka soo jeeda qoomka yahuuda ayaa qiray in hogaamiyaha Macamar Qadaafi ay

Warkii oo dhan

Shacabka Sacuudiga Oo Ku Gacan Seyray Maslaxda Laaluush Ee Boqor Cabdalla Bixinaayo

Saturday - Feb 26, 2011

Jida-Sacuudiya: wararka dalka sacuudiga ka soo yeeraya ayaa tilmaamaya in shacbiga reer sacuudiga aysan ku farxin hadalkii dhawaan ka soo yeeray boqorka Sacuudiga

Warkii oo dhan

Deganaasho Aan La Isku Haleyn Karin Oo Saaka Mogdisho Ka Jirta

Saturday - Feb 26, 2011

Muqdisho – Deganaan aan sidaad u caga badneyn ayaa saaka laga soo sheegayaa deegaanadii ay dagaaladu ku dhexmarayeen ciidamada dowladda KMG ah oo AMISOM ay taageerayaan

Warkii oo dhan

Ruushka Oo $600 bilyan U Qorsheeyey Sameynta Hub Casri Ah..Halkeese Ayuu Geyn-Doonaa Hubki Hore

Friday - Feb 25, 2011

Dawladda Ruushka ayaa sannadka 2020 maalgelin ku samaynaya samaynta hub cusub oo uu ku badalo hubkii hore ee gaboobay ama duuga ahaa, kaas oo loo qorsheeyay hanti

Warkii oo dhan

Ciidamada Burundi Oo Qirtay In Lix Askari Laga Dilay

Friday - Feb 25, 2011

Muqdisho : Ciidamada waddanka Burundi ayaa sheegay in lix ka mid ah ciidamadooda ku jira hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay

Warkii oo dhan