Tuesday - Feb 21, 2012
Galdogob City: Waxaa dhambal ahaan nala ku soo gaarsiiyey in xajmi badan ee ergeda shirka ka qaybgaleysa oo safaro dhaadheer Cir iyo Biriba soo
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 21, 2012
New-York- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dartay Mulkiilaha Shirkadaha adeegyada isgaarsiinta ee ZAAD iyo Hormuud liiska ashkhaasta laga xayiray hantida
Warkii oo dhan
Monday - Feb 20, 2012
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub
Warkii oo dhan
Sunday - Feb 19, 2012
Tix raac Shabakada Waagacusub oo soo xuuraantay waxyaabha shirka lagu saxiixay : inkasto furfurid iyo faafaahin aan laga soo saarin heshiiska dastuur ee
Warkii oo dhan
Saturday - Feb 18, 2012
Addis Ababa : Waxaa meel xasaasi ah maraya wadahadal u dhaxeeyey Midowga reer Yurub iyo dawladda Itoobiya, kuwaasoo la doonayo in lagu sii daayo labada wariye
Warkii oo dhan
Friday - Feb 17, 2012
Garowe:- Xigasho All Puntland: Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood
Warkii oo dhan
Friday - Feb 17, 2012
War hubaashiisa aad loo sugay ayaa sheegaya in Jeneraalada ciidamada Masar iyo hogaamiyaasha Xisbiga ikhaawanka ayaa marar badan si qarsoodi
Warkii oo dhan
Friday - Feb 17, 2012
Saaka ayaa wafdi u hogaaminaayo Madaxweynaha Dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed si lama filaana oo deg dega ka ambabaxay magaalada Muqdisho, wafdigaaso sida la
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 15, 2012
Magaaladda Buuhoodle oo xarun u ah maleeshiyaad daacad u ah maamulka Khatumo State ee dagaalada dhowrka jeer la galay ciidamada Somaliland ayaa
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 15, 2012
Mogadisho: Todobaadkii laba jeer, waxaana duulimaadyadani ay billaabanayaan 06-March-2012, sida lagu yiri warsaxaafadeed maanta ka soo baxay shirkadda Turkish Airline.
Diyaaradahan
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 15, 2012
Mogadisho: Waxa saaka oo Arbaca ah deeganada Loo barakacay ee duleedka koonfureed ee magaalada Muqdisho ka socda barakicii ugu xoogganaa ee ay sameeyaan dhawaanahan
Warkii oo dhan
Monday - Feb 13, 2012
Fadiilat Al Digtoor Shiikh Salafi Maxamed Xasaan oo ah cabqariyada daaciga daacwadaha islaamka ee dalka Masar ee allana siiyey
Warkii oo dhan
Monday - Feb 13, 2012
Afgooye:( Shabelle Network) Kooxda Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay is hortaagtay in maanta la furo goobaha ganacsi iyo kuwa waxbarasho ee deegaanada ay gacanta
Warkii oo dhan
Sunday - Feb 12, 2012
Tukaraq: Maamulka cusub ee Khaatumo State Ee dhawaanta lagaga dhawaaqay degmada Taleex, ayaa si abaabulan u sii diyaarsanaya ciidamo ay kaga
Warkii oo dhan
Sunday - Feb 12, 2012
Dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay magalada Baladweyne ayaa saaka la leeyahay xaaladu waa degntahay waxaana la sheegay in goobihi shalay dagaalku
Warkii oo dhan