Wednesday - December 14, 2011
Waa Xasuusti Qaaliga Lama ilaawaanka ahayd: Waa Raggi Gaalada Cibaadeysan jiray, Culimada kuwi iibsaday qarankoodi ceebeeyey .. waa nimankii kidibka ifka
Warkii oo dhan
Wednesday - December 14, 2011
Jabuuti - Dawladda Jabuuti ayaa la sheegay inay beesha caalamka ka baryeyso in dhaqaale lagu siiyo ciidamo ay doonayso inay u dirto magaalada Muqdisho ee dalka,
Warkii oo dhan
Tuesday - December 13, 2011
Source Wardheer: Tusaale ahaan, magaalada Taleex kama jirin wax maamul ah, horumar caafimaad haba sheegin, xagga waxbarashada illaa dugsi sare bay magaaladu lahayd.
Warkii oo dhan
Tuesday - December 13, 2011
Muqdisho: Ehelada gabar Soomaaliyeed ah oo lagu magacaabo Faadumo Barrow Maxamuud ayaa ku eedeeyey mid ka mid ah dhaqaatiirta ajaaniibta ah ee ka howlgasha cusbitaalka
Warkii oo dhan
Monday - December 12, 2011
Baydhabo: Qorshaha dhismaha Imaarada Islaamiga Soomaaliya waxaa uu soo jiitamayay ku dhawaad 2 sano iyo bar hase yeeshe kooxaha qorshahan waday uma suuragalin in
Warkii oo dhan
Sunday - December 11, 2011
Moskow: Wargeys ka soo baxa dalka Ruushka oo la yiraahdo argument New Deyly ayaa daboolka ka qaaday sidi loo soo riday dayaraadaas basaasnimada iyo heerka taknoloojiyada
Warkii oo dhan
Saturday - December 10, 2011
Yaman: Boqortooyada Sacuudiga iyo dawlada Mareykanka ayaa dhawaan qorshihi ay u dajiyeen heshiisin ka dhaca geyigaas Yaman ayaa si aada uga muujiyey murugo
Warkii oo dhan
Saturday - December 10, 2011
kobenhagen : Qaar ka mid ah dumarka Denmark ee qaata caawimada cayrtaa ayaa sinaba u rabin, inay shaqeystaan oo ka baxaan taageerada dawladdu siiso. Sida
Warkii oo dhan
Friday - December 9, 2011
Qaybta 1aad: Allah subxaanahu watacaala wuxuu yiri:waxaa gadaal maray qoon xun oo iyagu dayacay salaadda,raacayna shahwadooda (waxay naftoodu doonto oo xumaan ah),waxayna
Warkii oo dhan
Thursday - December 8, 2011
Hargeysa, Xigasho Geeska Afrika: Xukuumada Somaliland ayaa si cad u bayaamisay mowqifka ay ka taagan tahay shir sannadka danbe la sheegay in loo qaban doono
Warkii oo dhan
Wednesday - December 7, 2011
Washinton:Senator Mar Kirk ayaa khudbad dheer isagoo jeedinaaya kaga hadlay dhaq-dhaqaaqa al-shabaab isagoo ka sheekeeyey deganaasho la'aanta ka jirta geeska
Warkii oo dhan
Tuesday - December 6, 2011
Golaha amaanka ee Qarammada Midoobay, ayaa cunoqabteyn cusub ku soo rogay dalka Writerea kadib markii lagu eedeeyay inuu taageero Kooxda
Warkii oo dhan
Tuesday - December 6, 2011
Ku Socota: Al- Imaam Shiikh Bashiir Shiil
Ku Socota: Al-imaam Shiikh Abukar Shiikh Xuseen
Ku Socota: Al-Shiikh Maxamed Adan
Ku Socota: Al-Shiikh C/raxmaan Diini
Ujeeddo:
Warkii oo dhan
Monday - December 5, 2011
Galkacyo- Bosaaso- Mineapolis: war laga xigtay rag loo qaateena ayaa la sheegay in mawaadinin xigto sokeye la ah marxuuma Al-Digtoor Shiikh Axmed C/raxmaan ay
Warkii oo dhan
Monday - December 5, 2011
Bosaaso: Waxaa saaka si fajac ah oo bulshada musllinka Somaali meeley joogtaba kadis ku noqotay falki dilka waxshi-nimada loo geystay
Warkii oo dhan