Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 30 June 2025

WARARKA MAANTA

Weerar Gaadmo Ah Oo Lagu Fuliyey Laba Nin Oo Reer Oog U Dhashay

Tuesday - Feb 1, 2011

Koox dablay hubaysan oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin beelihi taagersanaa Malayshiyada SSC, ee maalintii doraad dagaalku dhexmaray Ciidanka Somaliland ee

Warkii oo dhan

Ninki Gacan Qaadka La Beegsaday Madaxweynaha is-maamulka Somaalida-Ito Oo Magaciisa Sadexan La Helay

Tuesday - Feb 1, 2011

War lagu kalsoonyahay oo laga xansaday gudaha jaaliyada Somaalida Ogaadenya ee magaalada Minneapolis ee cariga Mareykanka ayaa shaaca ka qaadaya magaca sadexan ninkii

Warkii oo dhan

Talisyadi Diktaatoorada Wadamada Carabta Oo Jar Ka Sii Wada Laalaada

Tuesday - Feb 1, 2011

Waxaa uu noqdey sanadkan 2011ka ee hada bilowga ah sanadkii ay dhamaan lahaayeeen Xukuumadaha Carabta ee Diktaatooriyiinta ah kuwaas oo kuwooda ugu cimriga gaabani

Warkii oo dhan

Madaxweyne Museveni Oo Ku Gacan Sayray Qodobadi Baryada Uu Ka Codsaday Shiikh Shariif

Sunday - January 30, 2011

Kampala : Madaxweynaha DFKMG ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Safar Deg deg ah ugu baxay Dalka Uganda, Deg degna dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho

Warkii oo dhan

Shir Maamuusan Oo Dhex Maray Senator-ada Leelkase Ee Minneapolis Iyo M/weyne DDSI Mr. Cabdi M. Cumar

Friday - January 28, 2011

US- Minneapolis: War soo gaaray Galdogob Times News Desk ee kaga yimi dhinaca magaalada Minneapolis ee carriga Mareykanka ayaa sheegaya in galabnimadi 1-dii shalay

Warkii oo dhan

Hambalyo .. Marxab Marxab .. Axmed Siilaanyo Oo Daawanaya Kursigi Villa Somaaliya

Thursday - January 27, 2011

Warar la xaqiijiyey iyo ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in ay wadamo reer yuruba oo ay ka mid yihiin Dawlada Denamark iyo ku qaybsanaha arimaha Somaaliya Mr.Agustne

Warkii oo dhan

Kacaankii Elektarooniga .. Twitter, Youtube, Facebook Iyo Talisyada Carbeed

Thursday - January 27, 2011

Khaliid Siciid dabcan ma ahayn Masrigii ugu horreeyey oo sida la qabo ay Boliisku jirdil nafta kaga qaadeen balse dhimashadiisa ayaa gadaal u soo holacdey isla markaana

Warkii oo dhan

Kacdoonka Shacabka Masaarida Oo U Muuqda Mid Dhicisoobaya

Tuesday - January 25, 2011

Qaahira : Maal-mahaanba cariga Masar waxaa ka socday qaman-qaabo iyo olole kasbasho kicin dadweynaha kalkaas ku nool, waxaana ololahaas horseed iyo indho u ah ardayda

Warkii oo dhan

Sh. Shangole Oo Ka Soo Yeeray Hadal Hawraarsan Leh Isagoo aan Xeerin Xeerka Shabaab Ay Ku Dhaaqmato

Tuesday - January 25, 2011

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf (Fu’aad Shongole) ayaa markii u horeysay Khudbad ka duwan khudbadihii adkaa ee uu horay uga jeedin jiray meelaha fagaaraha ee ay dadka

Warkii oo dhan

Burcad-Badeeda Oo Lala Tiigsan-doono Maxkamad Ku Shaqeysa Xeerka Soomaalida, Balse Xarunteeda Dibada

Tuesday - January 25, 2011

Daraasad ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa soo jeedisay in maxkamad ku shaqeysa xeerka Soomaalida, balse xarun looga dhigayo dal dibadda ah la sameeyo, si loo

Warkii oo dhan

Maamulka Puntland Oo Waaran Xarig U Jaray Raiisal Wasaare Farmaajo Hadduu Soo Caga Dhigo Ciida P/lan

Monday - January 24, 2011

Wararka ka imaanaya Maamul gobaleedka Somaliya ee Puntland ayaa sheegay inay Jeelka la tiigsan doonaan Ra'iisal Wasaaraha Somaliya Maxamed Cabdullaahi Faarmaajo

Warkii oo dhan

Nin Sacuudi Ah Oo Isku Gubay Dalkaa Isagoo U Jeeda Inu Boqorka Rido

Saturday - January 22, 2011

Saudia - Dalalka Carabta ayaa beryihii ugu danbeysay waxaa ka billaabmay in dad dhalinyaro ah ama Rag naftooda gubaya iyagoo ka cabanaya nolosha ay ku nool yihiin

Warkii oo dhan

Ciidamada Kuuriyada Koonffureed Oo Soo Furtay Markab U Afduubnaa Bur-Cadeed Kuna Dilay 7 Burcad Ah

Friday - January 21, 2011

Ciidamada Badda Kuuriyada Koonfureed gaar ahaan kuwa kumaandooska ayaa howlgal ay ka fuliyeen Badwaynta Hindiya xoog ku soo furteen Markab ay dhowaan afduubteen

Warkii oo dhan

Cudurka Khatarta Autism Speaks Ee Ku Badan Somaalida Minneapolis Oo Sababaha Keena Laga Warbixiyey

Thursday - January 20, 2011

Minneaposlis – Xarunta Dhexe ee Ka-hortagga iyo Xakameynta Cuduradda ee dalka Maraykanka oo kaashanaysa Maxadka Caafimaadka Qaranka, islamarkaana la shaqaynaysa

Warkii oo dhan

Shabakada WiKiLeaks Oo Faafin-doonta Lacagaha Madaxda Carabta Ugu Xabaalan Bangiyada Reer Galbeedka

Wednesday - January 19, 2011

London:Warar ka soo baxay madaxa qoraaga Shabakada WiKiLeaks Mr.Julian Assange ayaa cadeeyey in todobaadyada soo socda ay shabakadiisa daboolka ka qaadi-doonto xisaabaadka

Warkii oo dhan