Wednesday - January 19, 2011
Doodda Wasiirka arrimaha dibedda Itoobiya ee ku jihaysan dariiqa Somaliland u mari karto madaxbannaanideeda iyo difaaca wasiirka arrimaha dibedda SomalilandAddis
Warkii oo dhan
Tuesday - January 18, 2011
London- Maal qabeenada dalka Sucuudiga ayaa Hadiyad u siinaya dahab qiimihiisu gaadhayo 60 Malyuun oo GINI wiilka uu dhalay boqorka Ingiriiska Ee Prince William
Warkii oo dhan
Monday - January 17, 2011
Wasiirka Khaarijka Dawlada KMG Ee Somaaliya Mr. Maxamed Cabdilaahi Oomaar Oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaaliland ayaa cadeeyey in ku biiristiisa dawlada KMG
Warkii oo dhan
Monday - January 17, 2011
Hogaanka Isutaga Muslimiinta Sh.Yusuf Al-Qardawi ayaa aad u amaanay kacdoonka ay ku Dhaqaaqeen Shacabka Reer Tuunis kaas oo sababay in uu baxsado Madaxweynihii Wadanka
Warkii oo dhan
Monday - January 17, 2011
Kooxda Juventus ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa qaab amaah ah ku bixisay weeraryahankooda u dhashay dalka Soomaaliya ee lagu magacaabo Ayuub Daauud Jeenyo.Juventus,
Warkii oo dhan
Sunday - January 16, 2011
Aamina Muuse waxa kale oo ay sheegtay in walaakeed horteeda lagu dilay sidaa darted markii arinkeedii la isla eegay waxa ay noqotay arin aad u xun taas oo loo aqonsaday
Warkii oo dhan
Sunday - January 16, 2011
Madaxweynaha Libya Mucamar Al-Qadaafi ayaa dhaleeceeyay Shacabka Reer Tunis , Khudbad aad u dheer oo uu shalay uu jeediyay madawaxwaynaha dalka Libiya ,ayaa
Warkii oo dhan
Saturday - January 15, 2011
Riyadh - Madaxweyne Zeynal Caabidiin Bin Cali ayaa xalay ku huleelay diyaarad khaas ah isaga oo la socdaan qaar eheladiisa, horay maalmo ka hor ayaa xaaskiisa magangalyo
Warkii oo dhan
Thursday - January 13, 2011
Sidi caadada ahayd khilaaf cusub oo hor leh ayaa ka dhex dilaacay madaxweyne Shiikh Shariif iyo gudoomiyaha baarlamaanka .. Shiikh Shariif Axmed iyo Shariif Xasan
Warkii oo dhan
Thursday - January 13, 2011
Majaladda East Africa Magazine ayaa soo saartay qiimeynteedii sanadlaha ahayd ee hogaamiyayaasha Africa, taasi oo lagu sheego kuwa ugu wanaagsanaa iyo kuwa ugu xumaa
Warkii oo dhan
Wednesday - January 12, 2011
Naar-quutada Ayaan Xirsi oo ah gabar kasoo jeedaa wadanka Somalia ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay sii wadida qaybaha 2 iyo 3 ee flim Islaamka sawir fool
Warkii oo dhan
Wednesday - January 12, 2011
عــ48ــرب \ وكالاتShabakada Debka ee qoraalkeeda hoos yimada sir-doonka Israaiil ayaa
Warkii oo dhan
Wednesday - January 12, 2011
Barakacii ku habsaday dadka Somaalida ah ee ku noolaa magaalooyinka, waxa ku soo biiray barakac iyo cidhib-tir ku jahaysan xoolo dhaqatadii Somaaliyeed ee ku noolayd
Warkii oo dhan
Tuesday - January 11, 2011
Xigasho Diirad News - Hogaamiyaha ururka Alshabab Axmed Godane iyo kolanyo gaadiida oo galbineysay ayaa xalay lala beegsaday qarax miino dhulka lagu aasay, iyadoo
Warkii oo dhan
Tuesday - January 11, 2011
London- Dalka ingiriiska ayaa u diray Gobolka Khaliijka Markab dagaal taasoo kasoo shaqeyndoonta khaliijka muddo lix billood ah, Markabkan ayaa dalka Ingiriisku
Warkii oo dhan