Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

Madaxwene Cabdulaahi Oo U Duday Sidii Cir Habqamay Iyo Mr.Zenawi Oo Ku Diqsamay Warka Generaladiisa

Monday - August 18, 2008

Adisababa, Mogadisho, : Wararka iyo xuuraanka ka soo baxaya magaaladda Adisababa iyo Villa Somaaliya lana socda buuqa siyaasadeed ee ka dhex aloosan

Warkii oo dhan

Markii Sadexaad Oo Ay Shirayaan Madaxda Dawladda KMG

Monday - August 18, 2008

Addis Ababa: Warar xogogaal ah oo naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda KMG ee Soomaaliya kulamo lagu doonayo

Warkii oo dhan

Dayax Madoobaad Si Weyn Looga Arki-doono Caalamka

Sunday - August 17, 2008

Science yahanadda cilimi falaka ama xiidigeeska ayaa sheegay in caawo lagu wado in uu dayaxo madowbaado kaas oo intabadan dhaca, sida ay sheegaan Seenisyahannada

Warkii oo dhan

Gudiyo ka Socda Dawladda KMG Iyo Xubno Ka Tirsan Mucaaradka Oo Shir Uga Socdo Jabuuti

Saturday - August 16, 2008

Jabuuti : Sida wararka ka iimaanaya jabuuti ay tilmaamayaan, in maanta Magaalada Jabuuti uu ka furmidoono shir weynihii dib u heshiisiin ee wajagiisa sadexaad oo

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: " Islaamka Iyo Toosinta Suluugyada Umada

Thursday - August 14, 2008

Marka laga hadlayo suluukiyaadka ama akhlaaqiyaadka dadka waxaa lagama maarmaan ah in loo eegaa hadba waxa insaankaasi aaminsan yahay waa ayoo waxaa jira wax aan

Warkii oo dhan

Cabdulaahi Yuusuf, Aadan Madobe Iyo Nuur Cade Oo Laga Casumay Adis Ababa

Thursday - August 14, 2008

Mogadisho : Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed iyo Raysalwasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen ayaa la sheegay saacadaha soo socda

Warkii oo dhan

90 Xildhibaan ka Badan Oo U Soo Gudbisay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mooshin Ka Dhan Ah Nuur Cade

Wednesday - August 13, 2008

Baydhabo : Wararka ka naga soo gaaray magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay hadda wadaan dhaqdhaqaaqyo saameyn ku yeeshay khilaafka

Warkii oo dhan

Geesigii Tilmaana Mr.Butin Oo Sidi Aar Libaax Ooda Soo Jabsaday Iyo Bush Oo Calaacalkii Ka Dhamaaday

Monday - August 11, 2008

Wahiintoon, Moskow : Natiijada dagaaladda kadiska ah ee ka dhex aloosmay labada dhinac ee Ruushka iyo Gorgiya ayaa masuullinta Mareykanka iyo reer

Warkii oo dhan

Ciidamada Sirdoonka Dawladda Bakistaan Oo Baaris Awgeed Xabsigooda Ku Haya Dhallinyaro Soomaaliyeed

Monday - August 11, 2008

Islamabad: Bishan 9keedii laba cisho ka hor ayaa waxaa ka dhacay dalka pakistan gaar ahaan magaalada islamabad caasimada u ah dalka pakistan, in la wayaay dhalinyaroo

Warkii oo dhan

Awgii Mudulood Xaaji Cabdi iimaan Oo ka Badbaaday Isku Day Dil

Sunday - August 10, 2008

Mogadisho: Wara laga soo xigtay odayaasha dhaqanka mudulood qaarkood, kuna xiran Xaaji Cabdi iimaan Cumar ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay rag u socday

Warkii oo dhan

Dagaalkii Oo Xoogeystey Iyo Ruushka Oo Ka Go'an Inu Dawladda Gorgiya Xukunka Ka Tuurto

Saturday - August 9, 2008

Moskow: Wararkii ugu dambeeyey ee laga soo xiganayey dagaalka ka dhex socda Raashka iyo Gorgiya ayaa sheegaya in ciidamada Russia Iyo kuwa Georgia u

Warkii oo dhan

Baraarujinta Jimcaha " Xarumihi Dacwada Islaamka Laga Fidin Jiray Ee Geska Afrika

Thursday - August 7, 2008

Ugu horeyntii marka laga hadlayo xaruumaha dacwada islaamka ee Soomaaliya waxaa jira laba xaruumood oo kala hogaamiya xaruumahaas waxayna kala yihiin: • 

Warkii oo dhan

Xeer ILaaliyaha Guud Ee Dawladda KMG Oo Fasiray Awooda Sharciga Ay Kala Leeyihiin Madaxda Dawladda

Thursday - August 7, 2008

Baydhabo: Xeer Ilaaliyaha guud Dowlada KMG Soomaaliya C/llaahi Daahir Barre oo xalay u waramayay Barnaamijka Qubahanaha wararka Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in

Warkii oo dhan

Odayaal Iyo Sarakiil Darajo Maamuus Ku Leh Somaalilaand Oo La Amray In La Soo Qabto

Wednesday - August 6, 2008

Burco: Ciidan amran oo wata gaadiid tikniko ku hubeysan ayaa shalay galab gaaray magaalada xarunta u ah Gobolka Togdheer ee Burco, kuwaasoo la sheegay

Warkii oo dhan

Cabdulaahi: "Rag Shareecadu Shuuftay Xujoobe" Nuur Cade: "Shiikha Waxa Lagu Nacay Sheeko Xumida"

Tuesday - August 5, 2008

Mogadisho: Wararka laga soo xiganayo ilo kala jaad ah oo is ku xoqxoqa siyaasiyiinta isku mari la' maamulka Dawlada ee ku kala sugan Mogdisho iyo Baydhabo ayaa

Warkii oo dhan