Sunday - December 14, 2008
Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya ee KMG-ka ah, ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in uu xilka ka xayuubiyey, Raiisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen, taa oo macnaheedu yahay
Warkii oo dhan
Saturday - December 13, 2008
Ka {Garoowe} 13-12-08" Golaha Issimada Puntland
Ku: Madaxwaynaha maamul Gobleedka Somaliyed ee Puntland
Ku: Murashaxiinta u tartamaya madaxtinada
Warkii oo dhan
Friday - December 12, 2008
Marka ay timaado sheekada hogaaminta dalka waxaa yaraa ruux laisleeyahay wuu ka mudanyahay Shariifka, wixii ka horeeyey markii sirdoonka Kenya ay
Warkii oo dhan
Thursday - December 11, 2008
'Shan ka faaiidayso Intaan Shani kugu Iman"
Walaalkayga muslinka ahow waxaan ognahay inaynu muslin ahayn mudo ka badan 14qarni,oo aynu rasuulkeenii suubanaa (SCW)ka
Warkii oo dhan
Wednesday - December 10, 2008
Jabuuti- Sida ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Jabuuti ee caasimada wadankaas Jabuuti khilaaf ayaa ka dhex dhex-curtey xubnaha sar sare ee hogaanka
Warkii oo dhan
Wednesday - December 10, 2008
Waxaa dhamadkii biishii Nofembar 2008 Alaha u Naxariiste Jaamac Maxamuud Takar "Jaamac Joocaar" oo ku geeriyooday Magaladda Galkacyo halkaaso u in muddo
Warkii oo dhan
Tuesday - December 9, 2008
Kabul -Dabley Hubaysan ayaa weerar ay ku soo qaadeen garaash ay leeyihiin Ciidamada Isku dhafka ah ee Nato kadibna dab qabadsiiyay Ugu yaraan 150gaari oo ay
Warkii oo dhan
Tuesday - December 9, 2008
Kabul - Dabley Hubaysan ayaa weerar ay ku soo qaadeen garaash ay leeyihiin Ciidamada Isku dhafka ah ee Nato kadibna dab qabadsiiyay Ugu yaraan 150gaari oo
Warkii oo dhan
Tuesday - December 9, 2008
Kismaayo: - Warar ilaa shalay naga soo gaarayey magaaladda kisimaaya ayaa sheegaya in Kooxaha maamula magaalada Kismaayo ay maalintii labaad burburis ku hayaan
Warkii oo dhan
Monday - December 8, 2008
Hambalyo Munaasabadda Ciidul Adxaa
Dhamaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed waxay halkaan uga soo gudbinayaan hambalyo ku saabsan Munaasabadda
Warkii oo dhan
Sunday - December 7, 2008
Guud ahaanba dunida muslimka ayaa caawa si ballaaran looga dabaaldegayaa munaasibadda Ciidal-axdaa oo ah ciida labaad ee diinta islaamku sharciyeysay.
Ciidal-adxaa
Warkii oo dhan
Saturday - December 6, 2008
Jabuuti-Mogadisho: Sida war xuuraan lagu helay ayaa tilmaamaya in hooyga mogdisho Mr. Nuur Cade mijin gaabow iyo Ina Cabdisalaan oo u weheliyo Cismaan Caato iyo
Warkii oo dhan
Friday - December 5, 2008
Adisababa: Dawladda Mareykanka ayaa hadal ay shaacisey waxay ku sheegtey inay ugu deeqdey malaayiin doolarka Mareykanka qorshaha midowga Afrika uu ku doonay in ciidamo
Warkii oo dhan
Thursday - December 4, 2008
Asalamu Caleykum Maalmaha Allah waxa ku jira kuwo si gaar ah Allah uu u barakeeyay, waxa ka mid ah 10 ugu horeeya bisha barakeysan ee Dhul Xija waxana loo baahan
Warkii oo dhan
Wednesday - December 3, 2008
Addis ababa - Garowe : Madaxweynaha Dawlada Faderaalka Ku-meelgaadhk ah ee Dalka Somalia C/Laahi Yuusuf Axmed ayaa la sheegaya inuu dhambaal qoraala ka
Warkii oo dhan