Tuesday - November 18, 2008
Nairobi : Wararka ka imaanay dhanka magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa tilmaamay in cutubyo ka mid ah ciidamada dalka Kenya inay ku soo biirayaan ciidamada
Warkii oo dhan
Monday - November 17, 2008
Sudan- Duleedka Magaalada Juba ee xarunta Maamul Goboleedka SPLA ee koonfurta dalka Sudan ayaa waxaa lagu kufsaday gabadho soomaaliyeed oo tiradoodu gaadhayso 10
Warkii oo dhan
Sunday - November 16, 2008
Nairoobi : War caawa leeylka Naga soo gaaray Magaaladda Nairobi ayaa sheegaya in madaxweyne Cabdulaahi Yuusu u si kadis ah ugu ambabaxay dalka
Warkii oo dhan
Saturday - November 15, 2008
Addis-Ababa: -Dawladda Itoobiya ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fashilmeen wada hadalo ay magaalada Addis Ababa habeen hore ku yeesheen Madaxweyne Cabdillaahi
Warkii oo dhan
Friday - November 14, 2008
Lagos : Maxkamaddii gacanta ku haysay kiiska Odayga 84-sano jirka ah ee magaciisa la yiraahdo Maxameddu Bello ayaa lagu soo waramayaa inay weli maxkamaddu ku
Warkii oo dhan
Thursday - November 13, 2008
Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman
Warkii oo dhan
Wednesday - November 12, 2008
Nairobi:Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa waxaa Todobaad-yadii ugu dambeeyey ku suganaa inta badan Xubnaha Barlamaanka Somaaliya oo Nairobi u yimid
Warkii oo dhan
Tuesday - November 11, 2008
South Afrika: Bayaan ka soobaxay xukuumadda South Afrika ayaa lagu xadidey ganacsiga Soomaalida ay ku leedahay wadanka South afrika , bayaankaan oo ka hadlaayey
Warkii oo dhan
Monday - November 10, 2008
Kampala: Dad Somali ah oo Laga Celiyey Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Wadanka Uganda ee Kampala.
Dalka Uganda Waxaa ku Dhaqan Soomaali Tiro badan Oo intooda
Warkii oo dhan
Monday - November 10, 2008
TestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTest
Warkii oo dhan
Monday - November 10, 2008
Sida la wada Ogyahay Magaalada Kismaayo waxay ka koobntahay Afar- xaafadood oo kala ah Calanleey, shaqaalaha, faanoole iyo farjano xafaada calanley waa xaafada ugu
Warkii oo dhan
Sunday - November 9, 2008
Iiraan: Xukuumada Wadanka iiraan ayaa jawaab kulul ka bixisay Hadalkii Madaxwaynaha Cusub ee Wadanka Maraykanka Barack Obama kaas oo ku aadanaa Amuurta Nuclearka
Warkii oo dhan
Saturday - November 8, 2008
Chicago :Mishell Obama magaceeda rasmiga ah waxaa la yiraahdaa Mishell Robinson waxayna dhalatay taariiqda markii ay ahayd January 17keedii sanadkii
Warkii oo dhan
Friday - November 7, 2008
Inkasta oo bulshadeenu dhaqan u leedahay jeclaanta, u jajabnaanta iyo u heelanaanta faafinta iyo is-gaarsiinta arrimaha markaa ku cusub ee ku soo biira mandiqadaas
Warkii oo dhan
Friday - November 7, 2008
Saxaabigani sida uu ku caan baxay waa mid ka mida ah sideedii saxaabi ee ugu horeeyay ee Nabiga (NNKH) rumeeyay waxaa kale uu ka mid noqday tobankii uu nabiga janada
Warkii oo dhan