Tuesday - December 2, 2008
Jabuuti-Mogadisho: Waxaa maalmahaan shuushuuda bulshada Soomaali qarkood meelkasta ay ku kulmaan kaga hadlaan kuna faaqidaan hadaladi indha-adeyga
Warkii oo dhan
Monday - December 1, 2008
Garoowe- Waxa si shuuruud laan ah lagu sii dayay markabkii ay budhcadeedba Puntland ay dhawaan qafaasheen ee laga lahaa dalka Yemen, markabkani oo ay raga afduubtay
Warkii oo dhan
Sunday - November 30, 2008
Garowe- Nairobi- Mogdisho : Siyaasada Cabdilahi Yusuf ayaa lagu micneeyey mid uu dhabanada gacanta ku hayo,wuxuuna aad uga shakisan yahay talaabooyinkiisa
Warkii oo dhan
Sunday - November 30, 2008
Baydhabo: Ciidamo Ethiopian oo fara badan, isla markaana wata ku dhowaad 30 gaadiidka ayaa xalay soo galay Magaalada Baydhabo, kadib markii ay habeen hore ka soo
Warkii oo dhan
Saturday - November 29, 2008
Bulashada Soomaaliyeed ee dagan miyi iyo magaalo waxaa laf dhabar u ah xoolaha la dhaqdo , oo ay manaafacsadaan siyaabo kala duwan , hadaba UmadaSoomaaliyeed jiil
Warkii oo dhan
Thursday - November 27, 2008
Haad doonaysid inaad garato qiimaha ay xoriyadu leedahay, waxaad booqataa xabsiga nolashaada mar.Hadii aad doonaysid inaad garato qiimaha ay dabeecada wanaagsani
Warkii oo dhan
Wednesday - November 26, 2008
Baydhabo: Baarlamaanka Dowladda KMG ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ayaa 90% waxay ku tilmaameen go'aanka heshiiseed ee laga gaaray magaalada Jabuuti in uusan
Warkii oo dhan
Tuesday - November 25, 2008
Nairobi - Iyadoo la ogyahay in maraakiib badan oo ka kala socoto wadamada adduunka ay ilaalo ka wadaan xeebaha soomaaliya si ay uga ilaaliyaan burcad badeedka
Warkii oo dhan
Monday - November 24, 2008
Mogadisho: Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaabkii ay u dhacday doorashadii xubnaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir iyadoo ujeedada laga lahaa in Dhagaxtuur
Warkii oo dhan
Saturday - November 22, 2008
Addis Ababa - Sida la ogyahay Madaxda dalka Ethiopia ayaa si weyn ugu qaybsamay siyaasada Somalia ; taasoo salka ku haysa khilaafka u dhexeeya C/Laahi Yusuf iyo
Warkii oo dhan
Saturday - November 22, 2008
Sida lala wada socdo waxaa maanta adduunka ka taagan dhibaato dhaqaale oo aad u qoto dheer, Waxaana uu jahawareer ku dhacay seyladaha maaliyadda (stock exchange)
Warkii oo dhan
Friday - November 21, 2008
Mogadisho: Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin maamul u sameynta raagtay ee Gobolka Banaadir
Warkii oo dhan
Thursday - November 20, 2008
Xalaashu waa cadahay, xaarantuna waa cadahay, waxaana jira arimo murugsan oo aan xalaal iyo xaaraan midna ku cadeeyn, dadka badankiisuna ka warqabin. marka
Warkii oo dhan
Wednesday - November 19, 2008
Islaan baa Qaad soo dacweysay si maxkamad loo soo taago. Qaadkii baa maxkamaddii looga yeeray. Haddaba sheekadan Qosolka, Xikmadda, Farriinta, oo gabayga wadata
Warkii oo dhan
Wednesday - November 19, 2008
Ukrine: Mucjisooyinka aduunka Lamaane aan qubeysan muddo 16 sanno
(Layaabka Aduunka) Laba lamaane oo u dhashay dalka Ukrine ayaa si weyn indhaha dadka
Warkii oo dhan