Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 July 2024

WARARKA MAANTA

Madaxweyne C/laahi " Afawarqe Biirka Cantuugaya Iyo D/hir Aweys Balaayo Iyo Shar Bey Tiraabayaan "

Friday - July 25, 2008

Mogadisho Villa soomaaliya : Wararka naga soo gaaraya qasriga Madaxtooyada ayaa tilmaamaya in kulan saacado socday u dhex maray Madaxweyne Cabdulahi Yuusuf iyo Odayaal

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: "Fadliga Iyo Qiimaha Samirku Leeyahay"

Thursday - July 24, 2008

Walaal : Samirku fadli iyo qiima farabadan ayuu leeyahay oo aan la soo koobikarin Qur`aankuna waxbadan ayuu ka hadlay fadligaa iyo qiimahaa iyaga ah ee samirku leeyahay

Warkii oo dhan

Golaha Amaanka "UN" Oo Go'aano Ka Soo Saaray Cariga Soomaaliya

Thursday - July 24, 2008

New York : Golaha Amaanka ee UN ayaa kulankoodi xalay looga dooday xaaladaha  Soomaaliya , ayagoo kulamadan ay ka soo qeybgaleen xubno Mucaaradka

Warkii oo dhan

Shiikh Shariif " Tororogta Iyo Ashtakada Kooxda Asmara Gar Ma Aha Ee Waa Dacfaruurid "

Wednesday - July 23, 2008

Jabuuti : Shiikh Shariif oo iminka ku sugan magaladda Jabuuti ayaa jawaab kulul ka baxshay wararka ka soo yeeraya kooxda Asmara oo sheeganaeysa in la doortay hogaan

Warkii oo dhan

Isbahaysigi Dib U Xoreynta Oo Is Dhabar Jabinaya Iyagoo Mid kasta Doonaya Aqoonsi Iyo Ictiraaf

Monday - July 21, 2008

Eritereya- Asmara: war laga dhageystay idaacada Horn Afrik oo ay bixiyeen Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee Dalka

Warkii oo dhan

Dawladda Jibuuti Oo Kordhisay Tacriifada Dakadeeda Iyo Itoobiya Oo Ka Keentay Gocosho

Sunday - July 20, 2008

Addis Ababa :Dowladda Itoobiya ayaa walaac weyn ka muujisay tacriifadda adeegga Dekedda Jabuuti oo maamulka dekeddaasi ku dhawaaqday in la kordhinayo. Waxayna bilowday

Warkii oo dhan

Shirkii Isbehaysiga Dib U Xoreynta Oo Ku Dhamaaday Aqbal Iyo ILaaq La'aan

Sunday - July 20, 2008

Jabuuti : Wararka ka iimaanaya jabuuti ayaa sheegaya in kulan ay isgu yimaadeen xubnaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ay ku ansixiyeen heshiiskii ka

Warkii oo dhan

Wiil somali ah oo lagu toogtay kaam ku yaal wadanka Norway

Saturday - July 19, 2008

Norway : Wiil dhallinyaro 15 Sano Jir oo ah Soomaali ayaa la sheegay inuu si daran dhaawac culus loogu geystay magaalo la yidhaahdo ASKER oo ka fog badhtamaga magaalada

Warkii oo dhan

Somalilaand Oo Ka Mid Noqotay Sadexda Dal Ee Ugu Rajada Dhaw Aqoonsi Caalami Ah

Saturday - July 19, 2008

(Jam/Cyprus Observer)- Somaliland ayaa lagu daray saddexda dal ee ugu rajada fiican in ay beesha ka helaan ictiraaf diblomaasiyadeed oo rasmi ah, isla markaana buuxiyey

Warkii oo dhan

Baraarujinta Jimcaha: "Sheydaanku Cadow Ayuu Idiin Yahay"

Thursday - July 17, 2008

Waxaa diyaariyey Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi) Shaydaanku wuxuu qofka u istaagaa wado kasta oo uu qofku doono inuu maro isaga oo isku dayaya inuu dhumiyo,

Warkii oo dhan

Ugu Dambeyn Bulshadii Reer Galdogob oo Iska Qaaday Isbaaradi Miinooyinka

Thursday - July 17, 2008

Galdogob : Waxaa Maanta lagu guulaystay in dib loo furo mid ka mid ah Waddooyinkii soo gali jiray Degmada Galdobgob ee Gobolka Mudug , kadib markii ay Wadadaasi

Warkii oo dhan

Faallalow :"Obama Hawshiisa Mashxaradna Waa Ku Dhamaankarta Waxaanse Uga Baqeyna In La Dhagro

Wednesday - July 16, 2008

Jerusalem: Alla kaliya ayaa wax og, waxuuna kitaabkiisa nogu sheegay in faaliyaasha ay benloywaal yihiin si kasta ay u rumeystaan, Sido kale nabigeena (SCW) waxuu

Warkii oo dhan

Gen. Cada Muuse Oo Saaxibadiis Ku Wargaliyey Inu Quus Ka Taaganyahay Xagal-daacinta Nabadgalyada

Tuesday - July 15, 2008

Canada: General Cade Muuse mar u todobaadkaan booqasho ku joogay magaaladda gaalkacyo oo u ka ariminaayey halkaas hawlaha nabadgalyada gobolka, aya mar

Warkii oo dhan

Maraakiibta Dayaaradaha Xambaara Oo Ku Sii Jeeda Xeebaha Bari Ee Soomaaliya

Monday - July 14, 2008

Canada : Inta la sheegay illa sadex markab oo ay leeyihiin Ciidamada Canada ee jooga gacanka Cadmeed ayaa usoo dhaqaaqey dhinaca Biyaha Soomaaliya ,gaar ahaan Xeebaha

Warkii oo dhan

Dad Lagu Eedeyey Basaasnimo Oo La Toogtay

Sunday - July 13, 2008

Baladweyne: War aanu ka soo xiganay magaaladda Baladweyne ayaa tilmaamaya in magaalada gudaheeda laga qafaashay dhawr qof ayna ka xaysteen niman hubeysan oo lagu

Warkii oo dhan