Monday - September 22, 2008
Moskow: Mr Butiin oo ah wiil talaabada xarago la tictiicaya, oo waayahaan dambe aad moodo talaabadu qaadaba tiro macaashaya, una muuqda Aar soo dib-jiray oo
Warkii oo dhan
Sunday - September 21, 2008
Bosaaso : Markab laga leeyahay dalka Gariiga ayaa lagu weeraray badda weyn ee Somaaliya iyadoo markhaatiyaal saarnaa markabka ay cadeeyeen in markabka
Warkii oo dhan
Sunday - September 21, 2008
London: talo Xumo todoba jeer nin falay haddana u taagan waa Joorje Maykal (George Michael) oo maanta lagu qabtay daroogo qatar ka ah aduunka waxaan ka ahayn
Warkii oo dhan
Saturday - September 20, 2008
South Africa : Wiil dhalinyaro oo Soomaali ah ayaa xalay Fiidkii kooxo baastoolado ku hubaysan weerar ku qaadeen xili uu ku suganaa Dukaan yar oo u ganacsi
Warkii oo dhan
Friday - September 19, 2008
Galkacyo: waayahaan dambe shirar la isku balansaday ayaa dhex maray beelaha gaalkayo dega qaarkood siiba odayaal garka xayga ka cadaaday ee Cumar
Warkii oo dhan
Thursday - September 18, 2008
1) Qaluubta , Axwaashooda iyo Noocyadooda:
Waa Maxay Qalbigu?
Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fuaadka Insaanka
Warkii oo dhan
Wednesday - September 17, 2008
Xariir State-Galdogob: Warar naga soo gaaray magaladda Galdogob, ayaa tilmaamaya in shakiigi ka taagna wadada highweyga dooc looga leexindoono degmada galdogob ay
Warkii oo dhan
Wednesday - September 17, 2008
Jabuuti: Kooxda loo yaqaano "Contact Groub" oo ka kooban dalal isu tagay oo loo xil saaray arrimaha iyo xalinta mushkilada Somaliya ayaa maanta magaalada Jabuuti
Warkii oo dhan
Tuesday - September 16, 2008
Paris: Burcadi looga caalwaayey afduubka xeebaha soomaaliya oo u bartay iney maroojiyaan malyan iyo kumanyaal doolarka mareykanka, ayaa maanta habaas laga duuliyey
Warkii oo dhan
Sunday - September 14, 2008
Washintoon: Warar hoosaad ah oo ay iska xig-xigteen siyaasiyiinta u dhuun-daloola arimaha ciraaq oo bogaga wargesyada wax ku soo qora, ayaa shaaca
Warkii oo dhan
Sunday - September 14, 2008
Hargeysa- Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa galabta dalka ka amba-baxay, iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee
Warkii oo dhan
Friday - September 12, 2008
Gaalkacyo: Dadweynaha Magaaladda Gaalkacyo ayaa baryahaan dambe caado ka dhigtay in ay guryahooda ku xeroodaan wixi loo gaaro shanta galabnimo, oo dhamaan halkaas ganacsigi
Warkii oo dhan
Thursday - September 11, 2008
Bismillaah Arraxmaan Arraxiim.
ALLAAH ayaa mahad kulligeed iska leh, xaal uuyahay kan cirka dhisay dhulka gogley, buuraha muday, daruurahana wada. Rabiga quruumihii
Warkii oo dhan
Thursday - September 11, 2008
Yemen -Cadan: Wararka naga soo gaaraya magaladda Cadmeed ayaa sheegaya in Meeydka dad gaaraya 39 ruux oo Soomaali ah laga helay xeebaha wadanka Yemen iyagoo
Warkii oo dhan
Wednesday - September 10, 2008
Muqdisho- Maxed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheerre) Oo ahaa gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday inu damac ka hayo qabashada xilka Maamulka
Warkii oo dhan