Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 11 July 2025

WARARKA MAANTA

Baaq Ay Soo Saareen Jaaliyada Qurba Joogtada Beesha Tanade Ee North Ameerika .. Seattle, WA

Friday - September 2, 2011

Ku: Dhamaan Cida ay Khuseyso Waxaan beesha caalamka iyo umadda Soomaaliyeed ogaysiinaynaa in dad rayid ah oo degan xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo lagu soo

Warkii oo dhan

Warkii 3-aad Oo Ku Saabsan Dhiiga Gaalkacyo Ka Hibiqley-Naaya

Friday - September 2, 2011

Gaalkacyo :Ciidamada Puntland oo si gaar ugu gaashamaan hub culculs oo ay weheliyaan taangiyo iyo gawaari gaashaaman oo garab siinaya mid ka mida labo beel oo walaala

Warkii oo dhan

Warkii Labaad Ee Ku Saabsan Dhiiga Gaalkacyo Hibiqley-naaya

Thursday - September 1, 2011

Galkacyo: War xaalay goor dambe na soo gaaray oo la soo sheegay in saaka waabarigi ciidamada Puntland ay weerar badrad is-maqiiq ah ku soo jiheeyeen

Warkii oo dhan

Gaalkacyo Oo Dhiigu Hibiqley-naayo

Thursday - September 1, 2011

Gaalkacyo: Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa lagu sheegay in halkaas u ka jiro xaalad is ku dhac oo u dhaxeeya ciidamado beeleed u badan maalin-qayil

Warkii oo dhan

Dhambaal Side Mr. Gadaanof Ee Raashka Oo Ganafka Ku Dhuftay In Dab Iyo Baaruud Lagu Hursho Suuriya

Wednesday - August 31, 2011

Dhambaal side mr.Gadaanof isla markaana ku magacaaban ku xigeenka Wasiirka arimaha dibada ee dalka Raashka ayaa maan-gaabnimo iyo macnadaro ku tilmaamay colaad

Warkii oo dhan

CIA-da Oo Dhirbaaxyo Kulul Wajiga Kaga Dhacday Markii Carabtu Diiday Soo Qabashada Islaamiyiinta

Tuesday - August 30, 2011

Sarkaal darajo sare oo ka tirsanaa hay'ada sirdoonka Mareykanka, isla markaana si gaara madax  mar ka ahaan jiray ciidamadi qaabilsanaa dabagalka

Warkii oo dhan

Ciid Mubaarak .. Wey Ahaate Maanta Si Wanaagsan U Ciida

Monday - August 29, 2011

Bahda shabakada Galdogob Times waxay maanta idin leedahay hadaad tihiin dhamaan umadda Somaali meel aad joogtaan-ba, gudo iyo dibadba Ciid Mubaarak, Ciid Wanaagsan ..

Warkii oo dhan

Israaiil Oo Ciidamo Dheeraad Ah U Dirtay Xuduuda Ay La Wadaagaan Dalka Masar

Monday - August 29, 2011

Ciidamada dalka Israaiil ayaa shaaciyay in ay Ciidamo dheeraad ah u soo direen Xuduudda ay Masar la wadaagaan, iyaga oo ku doodaya in ay ka hortagayaan waxa ay ugu

Warkii oo dhan

Kala Mudan Turki Iyo Carab

Sunday - August 28, 2011

Inagoo ku jirna gabagabadii Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaan ummada Muslinka ah u rajaynaynaa dambidhaaf, cadaalad iyo horumar. Umaadaas oo Somaalidu ka mid

Warkii oo dhan

M/weyne Siilaanyo Oo Ka Acuudu-bileystay Inu Tago Mogdisho Iyo P/Land Oo Aqbal Wac Ku Siisey

Saturday - August 27, 2011

War la xaqiijiyey oo inta badan aan ka soo xiganay wargeyska geeska afrika ayaa sheegaya in madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u gaashaanka ku dhuftay qorshe

Warkii oo dhan

Qoraaladii U Nabi Maxamed SCW U Diray Boqoradi Dawladaha Dariska La Ahaa Kuwii Ugu Caansanaa

Friday - August 26, 2011

Nabi Maxamed SCW isagoo ka faaiideysanaya fursadi Heshiiskii Al-Xudaybiyah waxuu si waday fidinti diinta islaamka isagoo markaan isticmaalaya hab kale .. habkaaso

Warkii oo dhan

Berbera Oo Nasiib U Yeelatay In Laga Dhiso Warshad Lagu Safeyn-doono Shidaalka .. By Osman A. Sool

Thursday - August 25, 2011

Addis-ababa- Warside u dhoon-daloola Arimaha Shiidaalka Degaanka Somalida ee Ethiopia oo la yiraahdo Wabishabeele ayaa daabacay war sheegaaya in Berbera qarka u

Warkii oo dhan

Mucaaradka Liibiya Oo U Soo Wareegi-doona Tripoli Kuna Sii Jeeda Mgalada Sirte

Thursday - August 25, 2011

Tripoli – Mucaarada Libya Oo labadii maalmood ee ugu danbeeyay galay xarunta Qadaafi ee Baabal Casiisiya ee caasimada Tripoli ayaa hada u sii jeeda dhinaca magaalada

Warkii oo dhan

Wasiirka Gaashandhiga Somaaliya Xuseen Carab Oo Maanta Kormeeray Goobihi Laga Qabsaday Al-Shabaab

Wednesday - August 24, 2011

Kormeerkan howleed ee uu maanta  Ra’isulwasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ku soo kala bixiyay Xerooyinka Ciidammada xoogga dalka Somaaliyeed

Warkii oo dhan

Cumar Bin Khidaab Iyo Wadaado Yahood Dood Dhex Martay

Tuesday - August 23, 2011

Khaliifkii labaad ee muslimiinta Cumar Bin Khadab(RC) iyo wadaado yuhuud ah oo markaa ku wada noolaa Madina ayaa waxaa dhax maray dood. Wadaadadii: Cumarow waxaad

Warkii oo dhan