Tuesday - August 23, 2011
Khaliifkii labaad ee muslimiinta Cumar Bin Khadab(RC) iyo wadaado yuhuud ah oo markaa ku wada noolaa Madina ayaa waxaa dhax maray dood.
Wadaadadii: Cumarow waxaad
Warkii oo dhan
Monday - August 22, 2011
Xoogaga Kacdoonka Wada ee dalka Liibiya ayaa la wareegay intii badnayd Caasimada Tripoli Waxaana Gacanta lagu dhigay laba ka mid ahaa wiilasha QaddaafiXoogaga mucaaridka
Warkii oo dhan
Sunday - August 21, 2011
Istanbul-Turkiya: Ururka dalalka Islaamka ayaa la sheegay inay isku raaceen sidii ay ciidamo muslimiin ah ugu diri lahaayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya
Warkii oo dhan
Saturday - August 20, 2011
Gaalkacyo: War na soo gaaray ayaa noo xaqiijiyey in dhagar-qabayaashi dilay Xasan Aloore Ay soo qabteen rag dhaarsan oo mudooyikaan raadkooda ku daba joogay,
Warkii oo dhan
Friday - August 19, 2011
Qahira - Madaxweynihii hore ee kacdoonka shacab xukunka lagaga tuuray, isla markaana maxkamadayntu ku socoto Mr. Xusni Mubarak, ayaa Madaxweyna Syria ee mudaharaadka
Warkii oo dhan
Friday - August 19, 2011
Mogadisho- Xigasho Somaliweyn: Wafdigii uu Hogaaminaayay Raisulwasaaraha Dowlada Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii uu yimid isaga iyo wafdiii uu
Warkii oo dhan
Thursday - August 18, 2011
Madaxweynaha Dalka Syria Bashar al-Assad ayaa sheegay in dhamaan ciidamada qalabka sida uu ku amaray in ay joojiyaan hawgalada ka socday wadanka syria oo ay iskaga
Warkii oo dhan
Wednesday - August 17, 2011
Weftigii Somaliland ee uu hogaaminayay Madaxweyne Siilaanyo ee ay Xukuumaddu sheegtay inay Heshiis sadex geesood ah iyaga iyo Itoobiya ku soo galayaan Dalka Shiinaha
Warkii oo dhan
Tuesday - August 16, 2011
Madaxweynaha dalka Jubuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa goor dhaweyd ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyada oo ay halkaa ka soo dhaweeyeen masuuliyiinta
Warkii oo dhan
Monday - August 15, 2011
Xaafada Rinkebey ayaa shalay waxaa ka dhacay arin bulshada Somaaliyeed halkaa degta mucjiso ku noqotay ka dib marki Somaali macatab xiran isku sheegeysa
Warkii oo dhan
Sunday - August 14, 2011
Dalalka Koonfur Afrika iyo Tanzania ayaa sheegay in aanay diyaar u ahayn in ay aqoonsadaan madaxbanaanida Somaliland, isla markaana ay u arkaan Somaliland gobol
Warkii oo dhan
Friday - August 12, 2011
Sida aan ka xiganay shabakada todobaad-laha ah ee la yiraahdo Rosaonline.net ee ka soo baxda cariga Masar ayaa wax ka qortay madaxweynihi hore ee Xusni Mubaarak
Warkii oo dhan
Friday - August 12, 2011
Turkiya-Ankara Raiisal Wasaaraha dalka Turkiga Tayyip Erdogan ayaa maalintii arbacadii sheegay inuu booqanayo dalka Soomaaliya maalmaha soo socda isaga iyo
Warkii oo dhan
Thursday - August 11, 2011
Alle ayaa mahad iska leh, Naxariis iyo nabad gelyana korkiisa ha ahaato Rasuulkeenii suubanaa Maxamed bin Cabdillaah, intaa ka dib waxa mudan in aynu Alle uga mahad
Warkii oo dhan
Wednesday - August 10, 2011
Maanta waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qiso ka mid ah qisooyinka ku saabsan ka cabsida ilaahayWaa qisadii tufaaxa runtii waa qiso cajiiba oo ku dayasho iyo
Warkii oo dhan