Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 5 July 2025

WARARKA MAANTA

Golihi Degaanka Is-Maamulka Somaalida Itoobiya Oo Isbadal Lagu Sameeyey

Tuesday - April 3, 2012

Jigjiga: Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya madaxtooyada dowlad deegaanka Soomaalida, waxaa isbadal lagu sameeyey golihii wasiirada ee xukumadda deegaanka Soomaalida.Wararkan

Warkii oo dhan

Geedka Dacarta Ee Daawada Loo Isticmaalo Iyo Waxa Ay Caafimaadka Ka Tarto By Noox Ismaciil Maxamed

Monday - April 2, 2012

Waxa aan isku dayi-doonaa in aan bal wax ka yara taataabto dawooyinka dabiiciga. Daawaynta xanuunada ama cudurada ayaa loo kal qaadaa laba qaybood oo kala ah mid

Warkii oo dhan

Dagaal Geeri Loo Batay Oo Ka Dhex Socda Maamulka Somaliland Iyo Khaatumo State

Sunday - April 1, 2012

Xigasho Lasanod.com :Waxaana lagu soo waramayaa inay hadda iska horimaadki qaboobeen .. Dagaalkani wuxuu u dhexeeyey maamulka Somaliland iyo Maamulka Khaatumo

Warkii oo dhan

Yaa Noqonaya Madaxweynaha Somaaliya

Saturday - March 31, 2012

Siyaasada Iyo qarjac-jacyada muranka ka jira bulshada guud ee Somaaliya ayaa ku hardamaya falkinta saadaalinta ciida ama shakhsiga ku soo boodi kara doorashada

Warkii oo dhan

Xusni Mubaarak Oo La Sheegay Inu Xaga Takhaatiirta Dhimasho Ka Noqday " Clinicaly Dead"

Friday - March 30, 2012

Cairo: Warar la xaqiijinaayo oo ka soo baxay takhaatiirta ku mashquulsan daawenta cudarka haya madaxweynihi hore Xusni Mubaarka ayaa laga xigtay in xaaladi caafimaad

Warkii oo dhan

Aamaal Oo Ahayd Min Yaradi Bin Laaden Oo Amuuro Badan U Sheegtay Baarayaashi

Friday - March 30, 2012

Wargeyska New York Times ayaa bogiisa ku xaqiijiyey in baaristi ku socotay xaasaskii Bin laaden laga helay amuuro badan oo sireed oo la oran-karo waa joog ku dhacday

Warkii oo dhan

Markii Ugu Horeysey Oo Hargeysa Laga Furo Xabsi Guatinamo-Bay Oo Loogu Tala Galay Konfurta Somaaliya

Thursday - March 29, 2012

Goor galab gaab ah ayaa laga soo dajiyey airaborka Hargaysa dhallinyaro lagu sheegay burcad badeed Soomaali ah oo lagu soo Maxkamadeeyay dalka Seychelles,

Warkii oo dhan

Guutooyin Maleeshiyaad Ah Oo Sita Hubka Wax Guba Oo Si Xeeleydeysan Isku Balaariyey Aagaga Lascaanod

Thursday - March 29, 2012

Laascaanood – Waxaa maalma-haanba socda warar isa soo taraya oo sheegaya in maleeshiyaad sidi komandooska cidiyaha ku dagaalamaya isku dayaya iney

Warkii oo dhan

Maleeshiyo Ka Soo Jeeda Reer Khaatumo Oo Dul Ku Laalaya Laascaanood

Wednesday - March 28, 2012

Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa xalay Qasriga Madaxtooyadda Shir gaar ah kula yeeshay Guddi beesha Dhulbahante ah oo ku sugan

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Mamnuucday In Dalkeeda Loo iibgeeyo Sibir ( Shamiinto) Dibada Lagu Soo Sameeyey

Wednesday - March 28, 2012

Adiss Ababa, Walta Info- Xukuumada Itoobiya ayaa mamnuucday in ganacsi dibedda looga keeno sibir (cement), maadaama wax soo saarkii warshadaha dalku gaareen buuxinta

Warkii oo dhan

Boqorkii Somaliland Oo Loo Jaray Xabsi Afartan Cisho U Garta Maxkamada Ku Si Sugo

Tuesday - March 27, 2012

Hargeysa: Xukuumadda Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow geysay Maxkamadda, waxaanay Maxkamaddu u jartay Afartan cisho

Warkii oo dhan

Fadeexad La Soo Deristay Raiisal Wasaaraha Ingiriiska Mr. David Cameron

Monday - March 26, 2012

Fadeexad aad u weyn ayaa lasoo deristay Raisalwasaaraha dalka Ingiriiska kadib kolkii ninka u qaabilsan soo ururinta lacagta uu xisbiga Conservative ku hawlgalo

Warkii oo dhan

8 jir Soo Jiitay Indhaha Caalamka Kadib Markii La Ogaaday Inu Maalinti Dhuuqo 25 Xabo Oo Sigaar Ah

Sunday - March 25, 2012

Sukabumi: Siddeed jir u dhashay dalka Indonesia oo la yiraahdo Adi ilham ayaa soo jiitay dareenka caalamka, kadib marki la ogaaday in ay caado u tahay in maalinti

Warkii oo dhan

Musllimiinta Ruushka Oo Sii Kordhaya Iyo Cabsi Ku Soo Korortay Masixiiyiinta Dalkaas

Saturday - March 24, 2012

Moskow: Magalada Moscow oo ay ku nool yihiin ilaa 2 Million oo qof Muslim ah ayaa dadka musllimiintu waxay ka cabanayaan Masajidada Moscow ku yaala oo Ku yar. Maalinti

Warkii oo dhan

Allaha U Naxariiste Cabdilahi Yuusuf Oo Ku Geeriyooday Cusbitaal Ku Yaala Magaalada Dubai Ee UAE

Friday - March 23, 2012

Naf waliba maalintii ajasheedu dhamaato ayaa xaga allaah looga yeera sidaa daraadeed Bahda Goldogob Times waxay tacsi marka ugu horeysa ay hawada u marineynaa

Warkii oo dhan