Thursday - March 22, 2012
Addis Ababa - Dowladda Itoobiya ayaa dhaleeceyn xooggan u soo jeedisay dowladda Talyaaniga, iyadoo ku eedeyneysa inay Eriteriya garab ku siineyso falalka fowdada
Warkii oo dhan
Wednesday - March 21, 2012
Shabakad loogu talagalay in dadka lagu dhaco oo ay niman burcad ah oo Soomaali u badani ka bilaabeen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa saamayn ku yeelatay
Warkii oo dhan
Tuesday - March 20, 2012
Hargeysa: Wasiirkii hore ee warfaafinta oo loo magacaabay wasiirka hawlaha guud Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay wasiirka
Warkii oo dhan
Monday - March 19, 2012
Gaashaamo: Wararka ugu dambeeyey ee ka yimaada aaga jiida Gaashaamo ayaa sheegaya dagaal Shalay galinkii danbe ka dhcay Degaankaas oo u dhaxeeyay qabiilka
Warkii oo dhan
Sunday - March 18, 2012
Warar hoose oo laga helaayo rag ku dhaw-dhaw ina Cabdi Xaabsade ee hore ugu magacaawnaa wasiirka warfaafinta Somalland imin-kase jagadaas looga luqluqday oo
Warkii oo dhan
Sunday - March 18, 2012
Bayaan ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu daabacay barta Twitter-ka ay ku leeyihiin ayaa lagu sheegay in nolosha Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriiki
Warkii oo dhan
Saturday - March 17, 2012
Ciidamada kilinlka shanaad ee New (LIYUU)- BOOLIISKA ayaa la sheegay in ay dagaal balaaran oo lagy huubtay ay ku soo qaadeen shan tuulo oo ku yaala kilinlka
Warkii oo dhan
Friday - March 16, 2012
Xukumadda Eriteriya ayaa ku eedeysay dowladda Mareykanka inay ka danbeysay weerarki saddex-geesoodka ahaa ee lagu soo qaadayay dalkeeda .. Wasiirka Arrimaha Dibadda
Warkii oo dhan
Thursday - March 15, 2012
Qaahira: Shacabka reer Masar oo beryahaan dambe aan baryada alle yareysan indhahooda sidi raadaarka cirka eegaya iyagoo leh ilaahay waxuu qoray waa sidu
Warkii oo dhan
Thursday - March 15, 2012
Mogadisho: Afhayeenka Al- Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay in ruuxa fuliyay qaraxaas uu u aar-gudayay Kitaabka Alle oo la xumeeyay, meelo iyo waxaan munaasib ahayn
Warkii oo dhan
Wednesday - March 14, 2012
Tahribayaal Somaali oo u safray dalkaas Yeman 18 sano ka hor tiradooduna lagu qiyaasay 185 Qof oo isugu jira Dumar iyo Ragba ayna ehelkoodi axmadeen kadib
Warkii oo dhan
Wednesday - March 14, 2012
Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd wareegto uu ka soo saaray xafiiskiisa wuxuu xilkii kaga qaaday Wasiirkii maaliyadda
Warkii oo dhan
Tuesday - March 13, 2012
Garowe: Madaxweyne Faroole ayaa ku adkeysanaya in mudada xilka aysan ahayn afarta sano ee ku qoran distuurka, balse maamulka goloyaashiisa u yhay mudo
Warkii oo dhan
Tuesday - March 13, 2012
Nairobi: hogaamiyaasha muslimiinta ayaa canbaareyey qaraxyadii habenadii la soo dhaafay ka dhacey magaalada Nairobi ee wadanka kenya kaasoo geystey khasaare isugu
Warkii oo dhan
Monday - March 12, 2012
Addis Ababa- Ganacsadaha ay iska-dhaleen Sacuudi-yaanka iyo Itoobiyaanka ee ku dhashay Itoobiya, Sheekh Maxamed Cali Al-Amoudi, ayaa noqday shaqsiga ugu taajirsan
Warkii oo dhan