Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 4 July 2025

WARARKA MAANTA

Mr. Mahiiga Oo Ka Codsaday Shariif Sakiin Inu Xilka Gudoominimada Si Nabada Ku Wareejiyo

Wednesday - January 25, 2012

Muqdisho:(RT) Shariif Xassan Shiikh Adan ayaa Sida ay shegayaan warar hoose aan helnay oo ku dhow dhow Saraakiisha ku nool xarunta Villa Somaliya ayaa sheegaya in

Warkii oo dhan

Fu'aad Shangole Oo Huruuf Iyo Gacan Qaad U Geystay Afayeenka Al-Shabaab Cali Dheere

Tuesday - January 24, 2012

Mogdisho: ilo muhim ah oo jooga degaanka ceelasha biyaha Afgooye ayaa saxaafada ku wargaliyey in xarakada al-shabaab ay ku kala boodeen kulan muhim ahaa oo

Warkii oo dhan

General Dhoonbe Allaale Oo KaTirsan Dagaal-yahanka ONLF Oo Lagu Qabtay Keymaha Degaanka Somaalida

Monday - January 23, 2012

Addis Ababa- Dawlada dalka itoobiya ayaa daboolka ka qaaday in ay ciidamdeedu qabteen sarkaal sare oo ka  tirsanaa garabka milatariga ee jabhada ONLF

Warkii oo dhan

Culimaa Udiinka Reer Boorama O Ku Baaqay Iney Dhexdhexaad Ka Noqdaan Dagaalka U Dhaxeya Isaaq Iyo Dh

Monday - January 23, 2012

Posted by: Nimco Hargeysa:-(RT)  Qaar ka tirsan Culimaa udiinka Borama ayaa masaajiida Borama kaga hadlay mawqifka diinta Islaamku ka qabto dulmi la isku gargaaro

Warkii oo dhan

Qurba Jooga Iyo Shan Qaybood Oo Ay U Qaybsamaan By Fouad C/Salaam

Monday - January 23, 2012

Salaamu laahi caleykum, ilaaheybaa mahad oo idil iska leh kaas oo inaga dhigey umad islaam ah wanaagana is farta xumaha iska reebta , Bulsho kasta oo meel ku dhaqane

Warkii oo dhan

Shirka London Ee Ay Dawlada Ingiriiska U Gogoshay Somaalida Oo Qorshayaal Kale Lagu Biiriyey

Sunday - January 22, 2012

London – Sida uu ahaa qorshaha shirka Somalida loogu qabanayo London, ayaa la sheegayaa in  wax lagu soo kordhiyey. Warar ka imanaya dhinaca safaaradda ay Somalidu

Warkii oo dhan

Ikhwaanu Muslimiinti Oo Si Miisaan Culus Ugu Guuleysatay Dorashadi Masar

Saturday - January 21, 2012

Qaahira- Xisbiga ikhwaanu muslimiin ee wadanka Masar ayaa la iclaamiyey inu ku guulayatay doorashadii wadankaasi guud ahaan boqlkiiba 47% ,Xisbigan oo la yiraahdo

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Qoorta U Surtay Eritrea Masuuliyada Dilkii Loo Geystay Dal-Xiisayaashi Reer Yurub

Friday - January 20, 2012

Addis Ababa: Sida uu sheegay Af-hayeenka wasaaradda arrimaha dibeda ee dalka itoobiya Mr.Dina Mufti, waxa ay dawlada Itoobiya ka shaqeyneysaa sidii

Warkii oo dhan

as

Friday - January 20, 2012

 

Warkii oo dhan

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan Saylici Oo Qarka U Saaran Inu Iscasilo

Thursday - January 19, 2012

Hargeysa-Xigasho Waaheen: Khilaafkii manta ka dhex qarxay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa ilaa hada taagan waxaana wararka la

Warkii oo dhan

Magaalada Taariikhiga Ee Taleex Oo Looga Dhawaqay Xubnaha Hogaanka U Qabanaya Maamulka Khaatumo

Thursday - January 19, 2012

Taleex - Waxaa hadda lagaga dhawaaqay Berdaha Khaatumo ee Magaalada Taleex, xubnaha hogaanka u qabanaya maamulka Khaatumo. Xubnahan ayaa la sheegay inay xilka haynayaan

Warkii oo dhan

Khilaafkii Mas'uuliyinti Galmudug Oo La Xaliyey

Thursday - January 19, 2012

Galkacayo – Guddi isugu jiray waxgarad iyo ganacsato oo ku howlanaa xallinta khilaaf ka dhex oognaa baarlamaanka iyo xukuumadda maamulka Galmudug ayaa maanta shaaca

Warkii oo dhan

Daahir Alasow Oo Warbixin Ka Qoray Fashalinta Somaliland Iyo Qorshaha G9

Wednesday - January 18, 2012

Xigasho Waaga cusub: Maleeshiyo beeleedyo u dhashay qabiilka Dhulbahantaha ayaa la xaqiijiyay inay sedex jiho ka kulaalayaan Magaalada Laascaanood oo ay ka arrimiyaan

Warkii oo dhan

Dawlada Somaliya Iyo Kenya Oo Si Deg Deg Ah U Baaraya Dhacdadi Caruurti Lagu Halaagay Degmada Jilib

Wednesday - January 18, 2012

Mogdisho- Nairobi: Dowladda Soomaaliya oo la kaashaneysa Kenya ayaa sheegtay iney si deg-deg ah u sameyn doonaa baaritaan dhab ah ee la xiriira dhacdadi ka

Warkii oo dhan

Mucaaradka Dalka Eritrea Oo Bilaabay Dacaayado Lidi Ku Ah Xukumada Afawerki

Tuesday - January 17, 2012

Addis Ababa Macaaradka dalka Eritrea, ayaa toddobaadkan bilaabay olole dacaayad ah oo ay  doonayaan in ay ku wiiqaan meeqaanka dawlada dalkaas

Warkii oo dhan