Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 3 July 2025

WARARKA MAANTA

Dawlada Puntland Oo Ka Hadashay Dagaalka Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Ceyn

Tuesday - January 17, 2012

Garoowe:-War-saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska madaxtooyada ee dowllada Puntland ayaa markii ugu horaysay waxaa looga hadlay ama eedeyn loogu jeediyey

Warkii oo dhan

Qaab Dhismeedka Dawlada Khaatumo Ee SSC Yeelan-doonto

Monday - January 16, 2012

Waxaa si xikmadeysan oo ku dhisan cilmi iyo waayo-aragnimo, ka fog jahli aqoondaro ayaa lagu so dhisay maamul ka kooban afar qaybood oo kala duwan sidaana ah: 1-

Warkii oo dhan

Magaca Cusub Ee Loogu Wan-qalay Maamul Goboleed Shirka Taleex Loo Fadhiyey

Monday - January 16, 2012

Taleex: Maanta ayaa lagu dhawaaqay magac bixintii maamul goboleedka ay yeelanayso beelaha deegaanada SSC, waxaana laysla qaatay (Maamul goboleedka Khaatumo State

Warkii oo dhan

SSC Iyo ONLF Dhinaca Ah Iyo Somaliland Oo Ku Wada Hardamaya Adisababa

Sunday - January 15, 2012

Adisababa :Wararka la xaqiijinaayo oo ka iimaanaya magaalada Adisababa ayaa sheegaya in dagaal xaga dipolomaasiyeed u ka socdo kadib markii wasiirka arimaha

Warkii oo dhan

Somaliland Waxay Yaayuusaan-ba Oo Maanta Dagaal Ku Soo Qaaday Buuhoodle Iyo Duubabka SSC Oo ......

Sunday - January 15, 2012

Buhoodle - Wararka ka imanaya degmada Buhoodle, ayaa sheegayaa in cutub ka tirsan ciidanka Somaliland oo uu hogaanimayo sarkaal ciidankaas la yiraahdo Ibraahim Caydiid

Warkii oo dhan

Amaanka Magaalada Mogdisho Oo Soo Wanaag-sanaaday Iyo Dadka Oo Guryahoodi Ku Noqday

Saturday - January 14, 2012

Muqdisho– Amaanka caasimada dalka Soomaliya ee Muqdisho ayaa amaankeedu soo wanaagsananayaa, waxaana ka yaraaday dagaaladii ku dhex mari jiray kooxda Al-shabaab

Warkii oo dhan

Ergooyinki Shirka Taleex Oo Bilaabay Ka Doodista Magaca Loo Bixinaayo Maamulka Cusub

Saturday - January 14, 2012

Taleex – Ergooyinka ka qayb-galaya shirka Khaatumo 2 ee degmada Taleex uga socda beelaha Dhulbahante ayaa bilaabay inay ka doodaan magaca ay doonayaan inay u bixiyaan

Warkii oo dhan

Siyaasiga Ismaciil Buubaa Oo Yiri Waxba Soo Kordhinmeyso Xilka Laga Qaado Shariif Sakiin

Friday - January 13, 2012

Nairobi: Somaliweyn- Ismaaciil Hurre Buu-baa oo horey u ahaa Wasiirkii arrimaha dibadda ee Xukuumaddii Cali Max’ed Cali Geeddi ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka

Warkii oo dhan

Garaad Saleebaan Oo Madasha Shirka Khudbad Ka Akhriyey Meeshana Ka Saaray Khilaaf La Sheegay

Thursday - January 12, 2012

Taleex,(lasanod Online)- Garaadka oo daqiiqdado ka hor soo galay shirka waxaa lagu soo dhoweeyey Sacab iyo mashxarad socotay daqiiqado badan. Garaad Saleebaan

Warkii oo dhan

Xaalada Sool Oo Cirka Isku Shareertay Iyo M/weyne Siilaanyo Isugu Yeeray Baarlamaanka

Thursday - January 12, 2012

Hargeysa-Xigasho Waaheen: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed  Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay in shalay isugu yeeray Shirguddoonada labada Gole Baarlamaan

Warkii oo dhan

Beesha Tanade/Lelkase Oo Shirka Khatumo-2 Iyo Halka Gogoshu Taalo Gaarsiyey Tiro Geel Baarqab Ah

Wednesday - January 11, 2012

Taleex: War naga soo gaaray magaalada Talex ee u ka socdo shirka la madalay khaatumo2 ayaa sheegaya in beelwaynta Laylkase ee dega dhinaca nugaal ay Gudiga

Warkii oo dhan

Dawlada Turkiga Oo Dib U Dayactireysa Wadooyinki Mogdisho

Wednesday - January 11, 2012

Mr.C/llahiyad Kookdagi oo ah Xiriiriyaha guud ee hay’adda TIKA ee laga leeyahay wadanka Turkiga mar u la hadlaayay wakaaladda wararka ee Anatolia ayaa sheegay

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Maamulka Awdal Oo Ka Degay Mogdisho Iyo UN-ka Oo Soo Galbiyey

Tuesday - January 10, 2012

Muqdisho: Madaxweynaha Maamulka Dibed Wareega ah ee ay samaysteen qurbaajoog ka soo jeeda Gobolka Awdal ee Somaliland C/rashiid Aw Nuur Xirsi ayaa ka dagay magaaladda

Warkii oo dhan

Allaahu Akbar .. Vivo SSC Oo Ku Dhawaaqday State

Tuesday - January 10, 2012

Ugu dambeyn dood Iyo falaaqeyn kadib waxaa maanta ergooyinka fadhigooda khaatumo2 si marxabeeyn ah ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul

Warkii oo dhan

Shacabka Masar Oo Dalbaday In La Daldalo Xusni Mubarak Iyo Milatariga Oo Jiq Ku Ah Codsiga Sacuudiga

Monday - January 9, 2012

Hadda ka hor madaxweynihi hore ee Masar Xusni Mubaarak abaaraha biishi March 2010 ayaa laga wareystay sida u arko dilkii daldalaada Sadaam Xuseen

Warkii oo dhan