Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 16 September 2024

WARARKA MAANTA

Maxaabiista Xabsiga Dhexe Ee Magaaladda Dubay Oo Si Waxashnimo ah Lola Dhaqmay

Tuesday - April 8, 2008

Dubai: Wargesyada ka soo baxa magaalada dubey ee dalka isutaga iimaaradka carabta ayaa biishaan 7deei daabacay war u ku sheegay in xadgudubyo jirdil ah iyo aflagaado

Warkii oo dhan

Xasiloonidaro ka Soo Yeereysa Gobolada Puntlaand

Monday - April 7, 2008

Puntlaand-Garowe: Wararka naga soo gaaraya ayaa aad uga deyrinaya Xaaladda nabadgalyo ee magaalooyinka garowe, bosaaso,iyo galkacyo oo dhamaantood ka tirsan

Warkii oo dhan

Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Dambiyo Dagaal Lagu Qaaday

Sunday - April 6, 2008

Adisababa : War ka soo baxay xafiiska xeer illaaliyaha Mr. yuusuf kiiruus ee dalka itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in maxkamada sare ee dalkaas ay xukun dil

Warkii oo dhan

Afhayeenka Axmed Diiriye Oo Eedeyn Dusha UgaTuuray Al-Shabaab

Sunday - April 6, 2008

Cadaado : Axmed Diiriye oo ah afhayeenka Golaha odayaasha hawiye garabka Cali Xaad ayaa sheegay in dagaalki ka dhacay khamiisti magaaladda cadaado tuulada dayene

Warkii oo dhan

Dawladda Faransiiska Oo ka Careysan Markab Dalxiis Oo Looga Afduubay Xeebaha Soomaaliya

Saturday - April 5, 2008

Baris: Wasiirka arimaha dibada ee faransiiska Mr. Francois filon ayaa shaaca ka qaaday in markab laga leeyahay dalka faransiiska ay burcad badeed ka afduubeen isagoo

Warkii oo dhan

IIraan Iyo Duqeynta Lala Damacsanyahay

Saturday - April 5, 2008

Israaiil-Telaviv : Masuuliinta Israaiil ayaa madaxda mareykanka ee sare ku dirqineysa in iiraan xaruumaha ay ku sameysato hubka halista laga burburiyo, arintaaso

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Ruushka Butin Oo Ka Goodiyey Shirkii Gaashaanbuurta Nato

Friday - April 4, 2008

Bukharest: Madaxweynaha Ruushka oo ka soo qaybgalay shiirkii Ururka Nato ay ku lahaayen dalka Rumaaniya magaladeeda Bukharest ayaa shaaca ka qaaday in siyaasada

Warkii oo dhan

Fu'aad Aadan Cade oo Xilkii Wasiirnimo Laga Xayuubiyey

Friday - April 4, 2008

Hargeysa - Wararka ka iimaanaya magaalada hargeysa ayaa tilmaamaya in wasiirkii horumarinta iyo reer miyiga Mr. fu'aad Aadan cade laga qaaday xilkii u ka hayey

Warkii oo dhan

Fu'aad Aadan Cade oo Xilkii Wasiirnimo Laga Xayuubiyey

Friday - April 4, 2008

Hargeysa - Wararka ka iimaanaya magaalada hargeysa ayaa tilmaamaya in wasiirkii horumarinta iyo reer miyiga Mr. fu'aad Aadan cade laga qaaday xilkii u ka hayey

Warkii oo dhan

Baarlamaanka Jamhuuriyada Ingushetia Oo Diiday Mooshin lagu Joojinayo Masaafada Dumarka Guur Awgiis

Thursday - April 3, 2008

Ingushetie(magas): Baarlamaanka Jamhuuriyada Ingushetia oo ka tirsan jamhuuriyaadka Raashiya ayaa gaashanka ku dhuftay mooshin la horkeenay oo diidaya caadada

Warkii oo dhan

Dagaal Kadis Ah Oo ka Dhacay Degmada Cadaado

Thursday - April 3, 2008

Mogadisho : War aan ka soo xiganay odayaal daneeya degaankaas oo ku sugan mogadisho ayaa ka wareysanay dagaalada ka dhacay degaankaas cadaado oo dad ku dhinteen.

Warkii oo dhan

General C. Qaybdiid Iyo Maxamed Dheere Oo Murankii Dhexdooda Dhamaan La'

Wednesday - April 2, 2008

Mogdisho: Warar xog ogaal ah oo ka soo baxaya dhinaca madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweynaha cabdulaahi yuusuf u nervoso ku noqday muranka iyo colaada

Warkii oo dhan

Ciidamada Soomaalida Maamulkooda Iyo Hawlgaladooda oo Lagu Wareejiyey Gaashaandhiga Itoobiya

Wednesday - April 2, 2008

Mogadisho: Waxaa si fiican loo meel mariyey in ciidamada soomaaliyeed hawlgaladooda iyo maamulkoodaba la hoos geeyo taliska sare ee ciidamada itoobiya iyadoo wixi

Warkii oo dhan

Dr. Maxamuud Tifow oo Laga Qabtay Waraaqihi AQoonsiga Danjirnimada

Tuesday - April 1, 2008

Barliin: Ambashatoor Maxamuud Tifow oo kol hore madaxweyne cabdulaahi yuusuf u magacaabay danjiraha dalka jarmalka ayaa laga qabtay waraaqihi aqoonsiga

Warkii oo dhan

Wadaadada Sar Sare Ee Yahuuda Oo Martiqaad ka Helay Boqorka Sacuudiga Iyo Muftiga Reer A' la-Sheekh

Tuesday - April 1, 2008

Jorasaleem: Wargeyska ka soo baxa dalka Israaiil ee lagu magacaabo"yadacuut axranuut" ayaa maallinti isniinta daabacay war ku saabsan martiqaad loo fidiyey

Warkii oo dhan