Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Jimcaha Maanta Iyo Baraarujinti Dr. Shuceyb Yuusuf Iyo Casharka " Caafimaad Iyo Cudur"

Thursday - January 15, 2009

Waa labo xaqiiqo oo iska soo horjeeda, sida badan ereyga caafimaad dad kala duwan hadii aad weydiiso macnaha uu ku fadhiyo, qof waliba waxa uu ku fasirayaa si gaar

Warkii oo dhan

Mukhtar Robow Oo Ku Booteeyey Inu AMISON Goonyaha Kaga Ridi-doonan Garneylo Iyo Boobayaal Ololaaya

Wednesday - January 14, 2009

 Mogadisho: Afhayeenka Kooxda dhalinyar diimeedka sheegata ee Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo xeerka ka dhigtay boobaha dhaa-dhaada'

Warkii oo dhan

Indha-Cade " Anaa Taabsaday Xeryaha, Xoogna la Yuurara Ma Aniga Nasab-keyga Gada Oo............."

Tuesday - January 13, 2009

Waxaa hubanti ah oo shaki ku jirin in dalkeena maanta nabadu u roontahay, Nabaduna waxay keentaa dadkoo wada dhaqma oo daris wanaag-yeesha, dakuna

Warkii oo dhan

Macallin Aadan Madoobow Lax Waliba Shilalka Ay Is-dhigto Ayaa Lagu Gawraca

Monday - January 12, 2009

Baydhabo- Mogadisho: Sida muuqata Macalinka Shiikh Aadan madoobe oo hadda sii hayaha jagada madaxweynaha ahna gudoomiyaha barlamaanka ayaa mooda in

Warkii oo dhan

Hadaadan Koleyba Deyneyn Tahriib Akhriso Warbixintaan Ay Soo Saartay Hay'ada Qaxootiga Ee UNCHR

Sunday - January 11, 2009

Warbixin ay soo saartay hay'ada qoxootiga u qaabilsan ee UNCHR waxay sheegeen inay 67.000 oo doonyood oo sida tahriibayaal ay ka soo gudbeen Badda..... 38,000

Warkii oo dhan

Siyaasadii Iyo Colaadihi Ka Oognaa Soomaaliya Ayaa Laba Kacleeyey Lana Soo Baxay Wajiyo Cusub

Friday - January 9, 2009

Aduunyada war-baa jira iyo Weerar joogta ah ee Weheshada ILaahay...... Siyaasadii iyo Colaadihii ka Oognaa dalka Soomalia ayaa laba kacleeyey lana soo baxay wajiyo

Warkii oo dhan

Waa Kan Baraarujiyihii Maalinta Jimcaha Dr. Shuceyb Iyo Casharka " Haddii Aan Bukoodo Alle Ayaa....

Thursday - January 8, 2009

                                          

Warkii oo dhan

Cabdiraxmaan Farole Oo Ku Soo Booday Madaxweynihi P/land Kadib Marku Wareegi Sadexaad Helay 49 Cod

Thursday - January 8, 2009

Garoowe- Sidi ILa Shalay ay Dadka puntland  odorasayeen waxaa goor dhow doorashada xilka Madaxweynenimada Puntland ku guuleystay Dr. C/raxmaan Maxamed

Warkii oo dhan

Siyaasada Males Iyo Seyoum Masfin Oo Raad Abeesoo Kale Ku Shaqeyneysa

Tuesday - January 6, 2009

Addis Ababa- Waayahaan dambe Shacabka Soomaaliyeed waxay su'aal badanaa iska weydinayeen suuragalka ka bixitaanka ciidamada itoobiyaanka gudaha Soomaaliya waxayna

Warkii oo dhan

Tacsi

Tuesday - January 6, 2009

                      Inaa-lilaahi Wa' Inaa-lilahi Raajicuun  Waxaa

Warkii oo dhan

Ciidamada Lugta Ee Israil Oo Maalinti Tobnaad Gaza Xasuuqaya

Monday - January 5, 2009

Gaza Jan 6,2008 Ciidamada lugta ee yuhuuda waxay si arxandaro ah ug weliu garaacayaan magaalada GAZA nadaafiicda Culus ee Goobta, sida wararka soo dhacaya sheegayaan

Warkii oo dhan

General Cade Muuse Oo Laga Filayo Inu ka Tanasulo Tartanka Madaxtinimada Puntland

Monday - January 5, 2009

Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL General Cade Muuse oo haatan ahaa murashax ka mida ah murashaxiinta maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay inuu wqtiyada so socda ku

Warkii oo dhan

Rati La Tukanaya Ninka Iska Leh Waa Mucjiso Indhaha Caalamka Soo Jidatay Oo Ka Dhacday Sacuudiga

Sunday - January 4, 2009

Boqortooyada Sacuudiga: Nin la yidhaahdo Abuu C/laahi oo u dhashay Waddanka Sacuudiga ayaa saxaafadda u sheegay in Ratigiisa uu ku arkay Calaamado uu aad ula yaabay,

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Uga Digay Maxkamadaha Goobaha Ay la wareegeen

Saturday - January 3, 2009

Muqdisho- Wararka iyo warbixinada ka soo baxaya hogaamiyaasha al-shabaab ayaa tilmaamaya in kooxaha al-shaabaab ay digniin culus u direen talaabada ay qaadeen kooxaha maxakiimta

Warkii oo dhan

Farisimihi Ciidamada Itoobiyaanka Ay ka fadhiyeen Mogdisho Oo Diyargarow Bixitaan U Xirxirtay

Saturday - January 3, 2009

Muqdisho- Sida waraku nagu soo gaarayo Ciidamada dawladda Itoobiya ee saldhigyo ku lahaa meelo ka mid ah Magaalo Muqdisho ayaa la galiyey hegaanki ay ku bixilahaayeen

Warkii oo dhan