Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 10 March 2025

WARARKA MAANTA

Shir Looga Hadlaayo Qaabka Loo Soo Xuli-doono Ergooyinka Dooran-doona Xubnaha Aqalka Hoose Oo Garowe Ka Furmay

Wednesday - August 24, 2016

Shir ay soo qama-qaamiyeen xubnaha hirgalinta doorashada 2016 ee Puntland iyo xubno ka socday gudiga hirgalinta doorashada ee heer fedaraal ayaa maanta ka furmay hoolka paarlamaankA Puntland ee Garoowe

Warkii oo dhan

Qisadi Su'aashi Nebi Muuse CS Uu Iska Weydiiyey ilaahay Iyo Xikmada Jawaabti Uu Malaga U Keenay

Monday - August 22, 2016

Waxaa la yiri Nabi Muuse CS ayaa maalin maalmaha ka mida ah, waxa u is weydiiyey, su'aal niyadiisa ku soo dhacday oo ahayd "Aboowyaalow ilaahay ma seexdaa" kadib ilahay (SWT) ayaa si uu u qanciyo adoonkisaan wanaagsan,tusay

Warkii oo dhan