Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 10 March 2025

WARARKA MAANTA

Xogo La Yaab Leh Oo Ku Saabsan Xaaska D. Trump

Sunday - August 7, 2016

Waxaa soo baxaya su’aalo badan oo jawaabo loo la’yahay, kuwaasoo ku hareereesan xaaska ninka u tartamaya jagada madaxtinimada Mareeykanka Donald Trump, waxaa su’aal ka taagantahay sida ay ku noqotay Ameerikaan.

Warkii oo dhan

Nin Ay Dani Biday In Uu kala Doorto Badbaadada Nolosha Hooyadiis Iyo Xaaskiisa Oo Laba Caruura Wadata

Wednesday - August 3, 2016

Beijing (Geeska)- Daadad waaweyn oo dhawaan ku soo rogmaday degmada Hebei ee dalka Shiinaha, ayaa nin degaanka ah ku kallifay in uu kala doorto laba go’aan oo aad u adag, kuwaas oo ahaa in dantu ay ku qasabtay in uu kala doorto badbaadinta hooyadii iyo xaaskiisa.

Warkii oo dhan

Maanta Bal iLa Qosol

Thursday - July 21, 2016

Waxaa la sheega in beri ay Tuugo ku badatay degaan, dadkii oo khatyaan ka taagan ayaa in badan ku canaantay boliska in ay wax ka qaban-waayeen tuugtaan soo badatay taas oo keentay in madaxdii boliskuna ay

Warkii oo dhan