
Sunday - May 1, 2016
Kiev- Ninka La Yiraahdo Oliynyk, oo sanadkii 1996-kii bilada dahabka ah ee Lagdinta- musaaracada ugu guulaystay dalkiisa Ukrine, ciyaarihii Olympic-da ee Atlanta, ayaa boolisku isku dayeen iney qabtaan
Warkii oo dhan

Thursday - April 28, 2016
Istanbul:- Nin Turki ah oo ka carooday xisaabta biilka ah ee uu saaxiibkii ka hor bixiyay ayaa toogasho ku dilay, waxaana dilkan oo ka dhacay huteel ku yaala magalada Istanbul ee dalka Turkiga uu ka dhashay muran qofka bixinaya xisaabta biilka cuntada ka dhashay.
Warkii oo dhan

Wednesday - April 27, 2016
Washington:- Dawlada Maraykanka ayaa labo ka mid ah diyaaradaheeda ugu awooda sareeya ee F-22, u soo dirtay jiida hore ee Ruushka ay isku hor fadhiyaan, gaar ahaana dalka Romania oo ka mid ah saldhigyada ay ku leedahay bariga qaarada Yurub.
Warkii oo dhan

Tuesday - April 26, 2016
Maxkamad ku taalla Wadanka Mareykanka ayaa maanta waxaa lagu wadaa in lagu Maxkamadeeyo Sheekh Caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Idiris.
Warkii oo dhan

Monday - April 25, 2016
Cadaado - Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Cadaado, Gaalkacyo & Deegaanada dhaca Xadka u dhaxeeya gobalada Galguduud Somalia & Doolo ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ka soo jeeda Galmudug oo
Warkii oo dhan

Saturday - April 23, 2016
Wararka laga soo xigtay dalka masar sona gaaraya waalidiin ku sugan somaliya ayaa sheegaya in dooni labaad o qaadaysa dhalinyaro u badan reer Somali la filayo inay ku guda jirka todobaadkan ay ka baxdo dalka masar iyada oo usii jeeda wadamada yurubta.
Warkii oo dhan