Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 12 March 2025

WARARKA MAANTA

Ishaarooyinka Lagu Garto Dhiig Furanka Maskaxda

Wednesday - April 20, 2016

Riyaad (Geeska)- Dr. Haani Khaalid Caqaad oo ku xeeldheer culuunta caafimaadka maskaxda iyo neerfayaasha ayaa soo bandhigay talooyin uu sheegay in ay ishaaro u noqon karaa in uu dhiig maskaxda ku furan yahay, oo uu qofku khatar u yahay faalig.

Warkii oo dhan

Rabiyow Dadkii Iyo Duunyadi Wey il Daranyihiin. Daayinow Ducadyadaan Roob-doon Adaan Kaa Dalbaneynaa Roob Dagalka Maasheeya Oo Dadku Mulacleeyo

Tuesday - April 19, 2016

Abaarta ka jirta guud ahaan Puntland ayaa mareysa heer aad u xun, Waxaana marba marka ka dambeysa kor u si kacaya baahida Biyaha iyo Cuno ee ay qabaan qooysaska ay sida gaarka ah u saameysay.

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Gabdhaha Somali Ee Loo Diro Sacuudiga

Sunday - April 17, 2016

Muqidhso: Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay gabdhaha Somaliyed ee dalka Sacuudiga Shaqaalaha loogu qaaday, xilli dadka Somaliyed arintaan ay si aad ah u hadal hayaan.

Warkii oo dhan

Wakiilka UN-ka Qaabilsan Somaliya Micheal Ketaing Oo U Digay Golaha Baarlamaanka

Thursday - April 14, 2016

Mogdisho- Wararka ka soo baxay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Micheal Ketaing oo uu shir gaar ah la qaatay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ay uga wada hadleen arrimaha Siyaasadda ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Sheegay Inu Dilay Taliyaal Al-Shabaaba

Wednesday - April 13, 2016

Washinton- Sidda uu ku dhawaaqay Afhayeenka Wasaaradda Difaaca ee dalka Mareykanka Jeff Davis waxa ay ciidamada USA howlgal khaas ah ka fuliyeen gobalka Jubbada Hoose, iyagoo weeraray xarun ay horey laamahooda Sirdoonku u sahmiyeen ayna ku shirayeen Saraakiil la baadi-goobayey.

Warkii oo dhan

Shirki Madasha Qaranka Oo La Soo Gabagabeeyey Iyo Sida Loo Arko

Tuesday - April 12, 2016

Magaalada Muqdisho waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay shirkii madasha wadatashiga qaran ee ka socday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.

Warkii oo dhan

Cudurka Xinjirowga Lugaha Gala (deep vein thrombosis) By Dr. Abdulaahi M. Mahdi

Monday - April 11, 2016

Waa maxay cudurka xinjirowga DVT? DVT waa cudur laga soo gaabiyaya "Deep Vein Thrombosis", waa xinjir dhiig oo ku samaysanta xididada dhiigga dhexdiisa.

Warkii oo dhan

Warkii Ugu Dambeeyey Ee Kulanka Hogaamiyaasha Somaliya Iyo Beesha Caalamka

Monday - April 11, 2016

Wararkii ugu dambeeyey oo aan ka helnay kulanka u socda Madaxda Siyaasadda ee Soomaaliya & Beesha Caalamka ayaa sheegaya in uu ilaa barqadii uu socdey shir gaar ah oo dhexmaray Madaxda Soomaalida & Ergada Beesha Caalamka

Warkii oo dhan

Qodobada La Isku Mari La'yahay Shirka Madasha Iyo Shirka Oo La Filaayo Inu U Wareego Dhinaca Xalane Iyo Beesha Caalamka

Sunday - April 10, 2016

Mogdisho- Wariyaasha ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo tabinaaya in wada hadaladii maanta duhurkii u bilowday Madaxda Siyaasadda ee Soomaaliya ay ilaa hadda socdaan, qodobada qaarkoodna aad layskugu diiday oo dood badan ka taagan tahay.

Warkii oo dhan

Raiisal wasaarha Ingiriiska David Cameron Oo Galay Todobaadkii Ugu Xuma Siyaasada Ee Abid Soo Marta

Sunday - April 10, 2016

London- Raysal wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa galay todobaadkii ugu xumaa siyaasada ee abid soo mara, waxaana sii kordhaya dibad baxyada iyo kacdoonada ka dhanka ah ee inuu is casilo lagaga dalbanayo,

Warkii oo dhan