
Monday - May 23, 2016
Maalin maalamaha ka mida Miskiin baa waxuu marayey dabaq aad u dheer hostiisa kadibna Nin saaran fooqa sare ee dabaqa ayuu ka codsaday inuu u soo dego sidi isago war muhim ah u haya. markii u soo dhaadhacay ee uu u yimid ayuu ku yiri
Warkii oo dhan

Sunday - May 22, 2016
Nairobi -Dawladda Somaliya ayaa sheegtay in wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee Turkiga ku qabsoomaya 31 May lagaga wada hadli doono dhawr qodob oo kala duwan, iyadoo sheegtay in midnimada wixii la isku odran jiray Somaliya aan marna laga wada hadli karin.
Warkii oo dhan

Wednesday - May 18, 2016
Xubno muhiim ah oo ka gaabsaday in magacyadooda la xuso islamarkaana ka tirsan Madaxtooyada jubbaland ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha uu ku dhawaaqi dono Golaha wasiirada cusub ee Jubbaland ka hor inta uusan u amba bixin magaalada Muqdisho, maalinta berrito ah ama berri dambe.
Warkii oo dhan

Tuesday - May 17, 2016
Waxaa soo baxaaya warar sheegaya in Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud uu warqad dalab ah u gudbiyey gudi ka socda UN-ka beesha caalamka oo xaqiiqo raadis ku socda oo Mogdisho ku sugan gaar ahaan saldhiga Xalane
Warkii oo dhan

Monday - May 16, 2016
Xigasho Geeska Afrika - Muusku waxa uu ka mid yahay khudradda ay dhakhaatiir badan cunisteeda ku taliyaan, kuna sheegaan in dawo looga raadin karo xanuunno door ah, faaidooyin badan oo caafimaadna u leeyahay dhammaan xubnaha jirkeenna,
Warkii oo dhan

Sunday - May 15, 2016
Anigoo tixgalinaaya codsiyo badan oo iga yimi xaga akhristayaasha ku taxan shabakadaan oo si gaara ku dalbaaya in loo si wado taxanaha casharadaan ku duugan ahmiyada magacyada Alle, sidaa darteed waxaan halkaan idin ku soo gudbinaya qaybti 4-aad ee magacyada ilaahay ( Asmaaul Xusnaa) iyo ahmiyadoodda.
Warkii oo dhan

Thursday - May 12, 2016
Catania-Howlgalo ay sameeyen ciidamada Booliska Talyaaniga maanta ayaa waxaa ay ku soo qabqabteen toddobo ruux oo loo haysto inay ahaayeen shabakad dadka soo galootiga ah ee doomanka ku yimaada dalka Talyaaniga u sii gudbiya wadamo kale oo qaarada Yurub ka mid ah.
Warkii oo dhan

Thursday - May 12, 2016
Nin xanuun iska dareemay ayaa takhaqtar u tagay maalin, uguna war bixiyay dhibka iyo sida loo
haayo, ama xanuunka uu qabo. Takhtarkii oo hubsasho sia loo haayo, su’aalo weydiiyay si uu u ogaado, xanuunka iyo waxa ninka hayo waxay yihiin.
Warkii oo dhan

Monday - May 9, 2016
Mogdisho- Waxaa xalay magalada Mogdisho ku geeriyooday Allaha ha u naxariiste Ugaaska Beesha Sade Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdille Ugaas Cali, sidaa daraadeed....
Warkii oo dhan