Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Cadawgeeda Dhagaha Awdan Qosol Been Ah ...Dawlada iiraan Oo Tijaabisey Gantaal Laga Fajacay

Wednesday - December 16, 2009

Teheran: - Dawlada Iran ayaa ku guulaysatay tijaabada gantaal ridadiisu aad u dheer tahay, gantaalkan oo lagu magacaabo Sejil-2 wuxuu aad uga rido dheeryahay gantaalkii

Warkii oo dhan

Mid Ay La Go' i-Doonto Lagama Warqabo..Wasiir Ina Jengali Iyo Danjire Cali Amerika Oo Prof.Geedi....

Tuesday - December 15, 2009

Nairobi: Waxaa Faras-magaalaha Nairobi iyo goobaha Shaaha ganacsiga bulshada reer soomaali maalmahaan ku falaanqeyaan warar todobaadkaan lagu

Warkii oo dhan

Boqorki Shiicada Yaman Ee La Afgambiyey1962 Oo Soo Rogaal Celiyey Iyo USA Oo Arintaa Ka Gurmaday

Monday - December 14, 2009

Ciidamada sida Gaarka ah  ee Maraykanka ayaa loo diray dalka Yemen si ay u tabobaraan Ciidmada Yemen oo Dagaal kula jirta Kooxaha Mucaaradka ee Xudiyiinta. Sarkaal

Warkii oo dhan

Magacyada Dhallinyarada Soomaali-Kanadian Oo Ku Biirtay Al-Shabaab-ka Ka Faltamaya Soomaaliya

Sunday - December 13, 2009

Toronto - Qaar ka mid ah Dhalinyarada Soomaalida ah ee ku koray ama ku dhashay Dalka Kanada ee Soomaaliya u tegay inay ka dhinac dagaallamaan Kooxda Al-Shabaab,

Warkii oo dhan

Diyaarad Ku Hub U Sidey

Sunday - December 13, 2009

Diyaarad Hub Siday kana timid W.Kuuriya oo Thailand lagu Qabtay  Diyaarada Nooca Xamuulka ah oo Siday 35 Tan oo Hub ah kana timid dalka Waqooyiga Kuuriya

Warkii oo dhan

Dalka Shiinaha Toonta Oo La Qiimo Noqotay Dahabka

Friday - December 11, 2009

SHANGHAI -  Dalka shiinaha (toonta) ayaa la sheegayaa inay la qiime noqotay dahabka iyo guryaha iyadoo qiimaha la siisto toonta uu afartan jeer kor u kacay

Warkii oo dhan

Maxamed Khalif Isku Qarxiyihi Hotel Shaamoow Oo Waalidkiis Beeniyey Inu Ku Lug Lahaa Falkaas

Thursday - December 10, 2009

Wiilkii lagu tuhunsanaa inuu ka dambeeyay Qaraxii ka dhacay Hotelka Shaamow ayaa Aabihii dhalay wiilkaasi oo ku sugan dalka Denmark uu sheegay inuusan wiilkiisu

Warkii oo dhan

Casharkii Taxnaa Ee Caalim Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka Haqabtiraya

Thursday - December 10, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

iLaah Baa Mahad Leh..Takhtar Caan Ka Ah Cariga Ingiriska Oo Aan Ka Ga'ban Qaadashada Diinta Islaamka

Wednesday - December 9, 2009

LONDON - Ninka ay walaalaha yihiin wasiirka kaydka ee dalka ingiriiska GEORGE OSBORNE oo da ,ahaan kayar magaciisana la yidhaahdo ADAM OSBORNE ayaa waxa la sheegayaa

Warkii oo dhan

Sirdoonka Daanish-ka Oo Cadeeyey In Ninkii Isku Qarxiyey Hoteel Shaamow U Ku Noolaan Jiray Denmark

Tuesday - December 8, 2009

Copenhagen: Ninkii isku qarixyey Huteelkii Shaamo ayey Sirdoonka Danish-ku Sheegeen in uu ahaa Nin Somaaliyeed oo ku koray Dalka Denmark. Warbaahinta Danish-ka ayaa

Warkii oo dhan

Nin Somaali Oo Maxkamad Ka Mamnuucday Inu Dadka Ku Qoslo Si Xuna U Eego Qaab Xumana U Istaagin

Monday - December 7, 2009

Xasan kaahiye 46 Jir ah ayaa lagu soo eedeyey inuu ku qoslay Gabar yar oo ay dhalayn Lamaane ay lix sano ka hor Muran dhexmaray. Kaahiye oo dacwad lagu soo

Warkii oo dhan

Dawlada Masar Oo Diidmo Qayaxan Saartay Kala Go'a Soomaaliya

Sunday - December 6, 2009

Xigasho Wargeyska Jamhuuriya-Hargeysa - Safiirka dawladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mr. Siciid Maxamed Al-misri, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Masaaridu ay

Warkii oo dhan

Qaraxi Dhacay Iyo Sirti Isku Qufuleyd Oo La Daah Furay

Friday - December 4, 2009

NIROBI-WASHINTON- OTAWA CANADA: kolki Qaraxa waxshnimada u ka dhacay Hotel Shamo ee Mogdisho waxaa dib u soo xoogeysty trorogti warar

Warkii oo dhan

Casharki Taxnaa Ee Caalim Al- Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka Haqabtiraya

Thursday - December 3, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Dhimashadi Qaraxa Oo Sii Kordheysa Iyo Qaraxyo Kalo Laga Baqayo

Thursday - December 3, 2009

Muqdisho:: illa Iyo hadda Inta la ogyahay waxaa geeriyootay afar wasiir oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo takhtaro u ka mid yahay Dhaqtar daruus

Warkii oo dhan