Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 12 July 2025

WARARKA MAANTA

Bill Clinton Oo Cawradiisi Banaanka Soo Dhigay Marku Ku Eedoobay Bracak Obama

Tuesday - January 12, 2010

Hadal intuu Uur-kaaga ku jiro buu Amaanadaa yahay ... Laakin haddi u soo dhaafo dibnahaaga waxaad ogaata in Aanu lahayn dabo la qabto ... Madax-waynihi hore

Warkii oo dhan

Shirkad Suudaani Ah Oo Lacag Cusub U Sameyneysa Dawlada Shariifyada Daacadnimada U Tabcanaya

Tuesday - January 12, 2010

Dawladda Federaalka ayaa dooneysa in ay soo daabacato lacag cusub. Wasiirka Maaliyadda Shariif Xassan Shiikh Adam ayaa samaynta lacagta cusub u tegay dalka Suudaan. Wasiirka

Warkii oo dhan

Sida Ugu Dhibta Yar Ee Koonfurta Somaaliya Loo Xalin Karo ... By Hamse Riiraash

Monday - January 11, 2010

Maanta waxaan qalinka u qaatay  inaan ka yaro hadlo xaalada ka taagan kuunfurta Somalia,taasi oo ay ragaadiyeen colaado iyo rabshado daba dheeraaday oo socotay

Warkii oo dhan

Maxkamada Shabaabka Kismaayo Oo Uga Digtay Reer Kisimaayo Shukaansi Iyo Khudba-Sireed Lagu Dhaqmo

Sunday - January 10, 2010

Kismaayo- Kadib marki ay magaalada Kismaayo ka joojiyeen waxyaabo badan oo caadi ka ahaa bulshada Soomaaliyeed marka loo eego dhaqan ahaan ayey kooxda Al Shabaab

Warkii oo dhan

Gacan Ku-Dhiiglihi Labaad Ee Dilka Sadedi Soomaali Ee Minneapolis Oo Boliska Isu Soo Dhiibay

Sunday - January 10, 2010

Minneapolis- Sida Aan war ku helnay magaalada Minneapolis ayaa wax yar ka-hor booliska magaalada Minneapolis isu soo dhiibay gacan ku-dhiiglihii labaad

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Sheegtay Iney Fashalisay Shirqool Argagixiso Iyo Afawarkii Oo Eedeeyey CIA-da Mareykanka

Friday - January 8, 2010

Addis Ababa - Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay fashilisay shir-qool argagixiso oo lagu doonayey in lagu bartilmaameedsado madaxda dowda Itoobiya,

Warkii oo dhan

Casharki Taxnaa Ee Caalim Al-Digtoor Sh.Shuceyb Daaweeya Ruuxi Raba Waano Iyo Wacdina Ka Haqabtiraya

Thursday - January 7, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Sirdoonka Dalka Norway Oo Dabagal Ku Haya Masaajidada Soomaalida Ku Badanyihiin

Wednesday - January 6, 2010

Warar ay qoreen qaar ka mid ah saxaafadda dalka Norway ayaa lagu sheegay in masaajiddada Somalida ku tukudaan ee caasimadda Oslo isha si gaar ah ugu hayaan

Warkii oo dhan

Ninkii Isku Dhex Qarxiyey Saraakishi CIA-da Mareykanka Oo Ahaa Takhtar Urduni Ah

Tuesday - January 5, 2010

Warar la soo xaqiijiyey ayaa daboolka ka qaaday in ninkii isku qarxiyey kooxdii basaasiinta ahayd ee CIA-da Maraykanka dalka Afqaanistaan ayaa la shaaciyey

Warkii oo dhan

Maayor Magaalo Oo Xaday Dharka Dumarka Hoosta Ka Gashadaan " Nigiska"

Monday - January 4, 2010

Maayorka Golaha Deegaanka Magalada Preesall ayaa lagusoo eedeyey inuu u Dhacay Guri Dumar oo uu xaday Dharka Dumarku hoosta ka xirtaan siday sheegayn Ciidamada Boolisku. Ian

Warkii oo dhan

Afwerki " Eriteriya Ma Ogolaan-doonto Itoobiya Iney U Kala Go'do Sida Soomaaliya

Monday - January 4, 2010

Asmara - Madaxweynaha dalka Eriteriya, Isayas Afwerki, ayaa shaaca ka qaaday inaynan dowladdiisa marnaba ogolaan doonin inay Itoobiya u kala go'do sida dalka Soomaaliya

Warkii oo dhan

Shirqool Lala Damacsanaa Qunsulka Itoobiya Ee Hargeysa Oo Dhicisoobay

Sunday - January 3, 2010

Hargeysa- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay 5 Qof oo looga shakiyay inay maleegayeen shirqool ka dhan ah Qunsulka Ethopia u fadhiya Somaliland,

Warkii oo dhan

Shiikh Caan Oo La Afduubay Nolol Iyo Geerina Baadi Goob Loogu Jiro

Friday - January 1, 2010

Sh. Max’ed Weheliye Bool (ilkadahab) oo ah 83 jir mudo mudo 5 bilood ka hor laga afduubay magaalada muqdisho ayaa markii ugu horeesay qoyskiisa walaac ka muujiyeen

Warkii oo dhan

Casharkii Taxnaa Ee Caalim Al- Digtoor Sh.Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka Haqabtiraya

Thursday - December 31, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Naceybka Iyo Karaahiyada Loo Qabo Islaamka Oo Ku Si Badaneysa QaaraddaYurub

Wednesday - December 30, 2009

Iyada oo ay maalinba maalinta ka dambaysa isa soo tarayaan cadaadiska iyo hatigaada lagu hayo shucuubta islaamka ah ee dunida guudkeeda ku nool gaar ahaan goobaha

Warkii oo dhan