Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Dawlada fransiiska Oo Xukun Ku Riday Burcad Badeed Soomaaliyeed

Friday - September 26, 2008

Baris : Dowladda Faransiiska ayaa ku xukun xabsi daa'in ah ku riday burcadbaded Soomaaliyed oo lagu qabtay weerar looga furanayay dooni kuwa raaxada ah oo ay afduubeen

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta "Geerida Ayaa Waano Noogu Filan"

Thursday - September 25, 2008

Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo

Warkii oo dhan

Diidiin Laba Madax Leh Oo Ku Dhashay Dalka Shiinaha

Wednesday - September 24, 2008

Beijing : Diin-Diin labo madax leh oo culeyskiisu uu yahay 17-gram ayaa ku dhashay gobol la yiraahdo Anhui oo ka tirsan dalkaasi China. Hadaba, Saynisyahanada dalkaasi

Warkii oo dhan

Maamulka Islaamiga Kismaayo Oo Hakad Galiyey Ashtakooyinkii Dhulka

Tuesday - September 23, 2008

Kisimaayo : Wararka naga soo gaaraya magalada kisimaayo ayaa tilmaamaya in maaamulka Islaamiga dhawaan loo magacaabay kisimaayo ay soo saareen wareegto ay ku

Warkii oo dhan

Mr.Butin Oo Godintiisi Soofeystay Waxuu Maraakibtiisi Dagaalka Dhoolatus Ugu Diray Dalka Venezwela

Monday - September 22, 2008

Moskow: Mr Butiin oo ah wiil talaabada xarago la tictiicaya, oo waayahaan dambe aad moodo talaabadu qaadaba tiro macaashaya, una muuqda Aar soo dib-jiray oo

Warkii oo dhan

Waa Markii labaad Ee Todobaadkaan La Weeraro Markab laga Leeyahay Dalka Giriiga

Sunday - September 21, 2008

 Bosaaso : Markab laga leeyahay dalka Gariiga ayaa lagu weeraray badda weyn ee Somaaliya iyadoo markhaatiyaal saarnaa markabka ay cadeeyeen in markabka

Warkii oo dhan

Ibleyskii Fanka Caanka Ku Ahaa George Michael Oo Daroogo Lagu Qabtay

Sunday - September 21, 2008

London: talo Xumo todoba jeer nin falay haddana u taagan waa Joorje Maykal (George Michael) oo maanta lagu qabtay daroogo qatar ka ah aduunka waxaan ka ahayn

Warkii oo dhan

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka South Africa

Saturday - September 20, 2008

South Africa : Wiil dhalinyaro oo Soomaali ah ayaa xalay Fiidkii kooxo baastoolado ku hubaysan weerar ku qaadeen xili uu ku suganaa Dukaan yar oo u ganacsi

Warkii oo dhan

Warar Qubane Ah Oo Koo-Kooban

Friday - September 19, 2008

Galkacyo: waayahaan dambe shirar la isku balansaday ayaa dhex maray beelaha gaalkayo dega qaarkood siiba odayaal garka xayga ka cadaaday ee Cumar

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: " Quluubta Waxay U Dhaxeysa Qaleyl Iyo Raxmad

Thursday - September 18, 2008

1) Qaluubta , Axwaashooda iyo Noocyadooda: Waa Maxay Qalbigu? Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu’aadka Insaanka

Warkii oo dhan

Wadadii Highweyga Garacad-Galdogob Iyo Itoobiya Oo Laga Gaaray Heshiis Lagu Sifeynkaro Samatabixin

Wednesday - September 17, 2008

Xariir State-Galdogob: Warar naga soo gaaray magaladda Galdogob, ayaa tilmaamaya in shakiigi ka taagna wadada highweyga dooc looga leexindoono degmada galdogob ay

Warkii oo dhan

Dawladihii Loo Xilsaaray Mushkiladaha Soomaaliya Oo Ku Shiray Jabuuti

Wednesday - September 17, 2008

Jabuuti: Kooxda loo yaqaano "Contact Groub" oo ka kooban dalal isu tagay oo loo xil saaray arrimaha iyo xalinta mushkilada Somaliya ayaa maanta magaalada Jabuuti

Warkii oo dhan

Hororadii Xeebaha Soomaaliya Looga Caalwaayey Afduubka Oo Maanta Wiish La Kacay

Tuesday - September 16, 2008

Paris: Burcadi looga caalwaayey afduubka xeebaha soomaaliya oo u bartay iney maroojiyaan malyan iyo kumanyaal doolarka mareykanka, ayaa maanta habaas laga duuliyey

Warkii oo dhan

Bush Oo Ku Haminaaya Inu Bam Baduuga Ku Xiro Nuuri AL-Maaliki Kadib Marku Maslaxadiisi Ka Dhabqiyey

Sunday - September 14, 2008

Washintoon: Warar hoosaad ah oo ay iska xig-xigteen siyaasiyiinta u dhuun-daloola arimaha ciraaq oo bogaga wargesyada wax ku soo qora, ayaa shaaca

Warkii oo dhan

Wafdi U Hogaaminaayo Madaxweyne Riyaale Oo U Baqoolay Dalal Ka Tirsan Yurub

Sunday - September 14, 2008

Hargeysa- Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa galabta dalka ka amba-baxay, iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee

Warkii oo dhan