Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 12 March 2025

WARARKA MAANTA

Seefu-laah Khaalid Ibn Waliid Waa Geesigi Taariikhda Ku Taxay Jabinta Cadawgi Musllimiinta Ee Ruum

Thursday - June 9, 2016

Khaalid Bin Waliid: oo noolaa intii u dhexeysey (592-642), waxa uu ahaa Jeneraaladii ugu qiimaha badnaa ee adduunka soo mara, waxana uu ahaa dadkii ugu geesinasaa ee weligood soo mara Muslimiinta.

Warkii oo dhan

Gudoomiyihi Ururka Haweenka Gobolka Mudug Marwo Dhudi Yuusu Jiille Oo Dil Waxashnimo Loo Geystay

Wednesday - June 8, 2016

Wararka na soo gaaray ayaa tilmaamaya in Gudoomiyihii ururka haweenka gobolka Mudug Marwo Dhudi Yuusuf Jiille ay dhagar-qabayaal bustoolada wata salaadii maqrib ka hor ku dileen xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo.

Warkii oo dhan

Ila Qosol .. Juxa Iyo Nin Xamaali Ah

Wednesday - June 8, 2016

Juxaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo aaday suuqa si uu uga soo iibsado kiish Bur ah, markuu iibsaday kiishkii burka ahaa ayaa wuxuu u yeeray nin xamaali ah oo gaari gacan wata si uu ugu geeyo gurigiisa .

Warkii oo dhan

Taariikhdi Duco-qabihi Cabdullaahi Binu Cabaas Oo Aqoonta Tafsiirka Iyo Macnaha Qur'aanka Kala Dhig- Dhigay

Tuesday - June 7, 2016

Cabdullaahi Binu Cabbaas waxay ilmo adeer ahaayeen Nebiga (scw), wuxuuna ahaa Saxaabigii ugu aqoonta badnaa sida tusaale ahaan marka la eegayo tafsiirka iyo macnaha xeesha dheer ee qur’aanka oo Rasuulka (scw) ayaaba arrinkaa ugu duceeyay.

Warkii oo dhan

Wax Ka Ogow Faa'iidada Xabxabka ( Qaraha) Ee Bisha Ramadaan

Sunday - June 5, 2016

Waxaa run oo xaqiiqiqo ah in xabxabku yahay ka ugu fiican xaga dajinta haraadka iyo kulaylka jirka Waxa aad kor ugu kaca Cunista xabxabka xiliyada bisha Ramadaan ee dadku sooman yihiin, iyada oo dhanka kale khubarada cuntada (nurition) ku ay ku taliyeen in la cuno xabxabka xiliga Af-furka ama Suxuurta.

Warkii oo dhan

Nin Mareykan Ah Oo Xawaare Sare Lagu Ganaaxay Oo Isna Si Aarsi Ah Ganaaxi Ku Bixiyey Qadaadiic Yar Baaldyo Ka Buuxaan Oo Si Loo Tiriyo Adkaatay

Saturday - June 4, 2016

Texas- Nin u dhashay dalka Maraykanka oo booliska nabadgalyada waddooyinku ku ganaaxeen xawaare ka sareeya intii loo baahnaa oo uu ku socday, ayaa si wayn uga carooday, ka dibna go’aansaday inuu lacagta ganaaxa ku bixiyo lacag qadaadiic, tiro dhaaftay oo wax kala tiriya la waayay.

Warkii oo dhan

Waxaa La Cadeeyey Biologically Iyo Taariikh Ahaan In Haweenku Ka Karti Badan-yihiin Kana Adkeysan Badan Yihiin Kana Samir Badan-yihiin Raga

Friday - June 3, 2016

Faalo: Waxa La Cadeeyey Biologically iyo taariikh ahaan in Haweenku ka karti badan yihiin kana adkaysan badan yihiin kana samir badan yihiin Raga, oo Hugaamiye kasta oo dunidan soo maray, waxa ka danbeysey qof Dumar ah oo Indhihiisa wareejisa.

Warkii oo dhan

Obama Marku Ka Tago Aqalka Cad Xagee Buu Dagaya?

Tuesday - May 31, 2016

Madaxweyne Obama ayaa isku diyaarinaya in waqti dhow isaga iyo qosykiisa ay ka guuraan aqalka Cad ee Maraykanka looga arimiyo marka la soo doorto madaxweynaha Xiga.

Warkii oo dhan

Qiso Qireysa In Dunida Ay Tahay Mid Yaab Badan Xaaladeeduna Is Daba Taallo

Thursday - May 26, 2016

Sanadkii 1981 ayaa wiil yar oo qoys sabool ah ka soo jeeda oo u dhashay dalka Taiwan ka xaday farmashi daawo si uu hooyadi oo xanuusaneysa ugu geeyo markii uu lacag uu ugu iibiyo waayay.

Warkii oo dhan

Koox Si Hoos-Hoosa Wax Ka Unkameysa Oo Hargeysa Ka Wada Guubaabo Jihaad Iyo Gaalo Naceyb

Tuesday - May 24, 2016

Xigasho Foore News- Koox wadaado ah oo aan la aqoonsan cida ay ka tirsan-yihiin ayaa habeenadii ugu dambeeyey meelo kala duwan oo caasimada hargeysa ah ku qaybinaayey warqado, kuwaasi oo qofkii dhallinyara ah ee ay arkaan u dhibaaya nuqulo waraaqo ah oo ka kooban sagaal bog

Warkii oo dhan