Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 11 March 2025

WARARKA MAANTA

Sheeko Juxa Qosol Leh .. Oday Juxa Iyo Nin Uu Guriga Ka Kireystay

Wednesday - June 29, 2016

Juxa ayaa beri guri ka kiraystay nin uu garanayey, markii uu Juxa gurigii u soo guuray ayuu arkay ceeb aanu guriga ku ogeyn, saqafka sare ee guriga oo jilicsanaa awgii gurigu waxa uu lahaa sanqar badan oo dabayshu lulaysay saqafka.

Warkii oo dhan

Calaamadaha Qiyaamaha

Saturday - June 25, 2016

Warkii oo dhan

Haddi Cadaalad La Helo Waxaa Jira Raxmad, Waxaa Jira Danbi Dhaaf Iyo Muraadka Bulshada Rabi Aqbalo Oo Maalinta Doorashada Xusuusnow In ..........

Tuesday - June 21, 2016

Ramadaqan Kariim .. Hadii danta Cadaalad iyo wanaaga loo dhidido, oo balaayada qoorta la surtay lagu tuuro badweynta, waxa imaaneysa Raxmad,waxa la helaya Denbi dhaf, waxa jiraya Irsaaq waasic ah iyo muradka Bulshada oo Rabi aqbalo,

Warkii oo dhan

Maalmihii Nolosha Nabi Maxamed SCW Iyo Soo Booqashada Bukaanka (visit the sick its sunnah)

Monday - June 20, 2016

Nebigu si joogto ah ayuu u soo booqan jiray dadka xanuunsanaya. Nebigu SCW, waxuu rajo gelin jiray qofka buka isagoo kala talin jiray ama u sheegi jiray waxyaalo xanuunka ka fududeeya una ducayn jiray.

Warkii oo dhan

Sheekadi cajiibka Ahayd Ee Dhex-martay Nin La Oran jiray Bahluul Iyo Amiir Haaruun Al- Rashiid

Thursday - June 16, 2016

Samankii, gaar ahaan waqtigi khilaafadi Cabaasiyiinta. Maalin Maalamha ka mid ah ayaa khalifkii khalifada ee la oran jiiray Haaruun Al-Rashiid soo maray Bahluul oo dul fadhiya Qabuur qabuuraha ka mid ah, markaasa Haaruun ayaa si caro leh u yiri:

Warkii oo dhan

Islaam-nimadu Waa Ibleyska Oo Aanad U Yeeran Oo Albaabka Ka Furin .. Islaamku Waa Talada Iyo Go'amada Oo Shacabka Lagula Shuraakobo Ee Ma Aha Soonka Iyo Salaada Kaliya

Wednesday - June 15, 2016

Islamku waa cadaalad iyo sinaan,Islamku waa raxmad iyo akhlaaq,Islamku waa dariiqa nolosha bani’aadmiga oo dhan. Islamku waa cilmi iyo shaqo, Islamku waa Markabkii xaga Alle loo racayey.

Warkii oo dhan

Maalmihii U Noola Nabi Maxamed csw Iyo Sidu U Booqan Jiray Saaxibada Iyo Qaraabada

Sunday - June 12, 2016

Nebigu SCW waxuu saacadaha subaxii marar soo booqan jiray saaxiibadii ama qaar ka mid ah qaraabadiisa. Tusaale: mar ayuu u baxay si uu u soo booqdo inantiisii Faadumo gurigeeda si uu u soo arko caruurteeda uu awowga u ahaa gaar ahaan Xasan Ibnu Cali.

Warkii oo dhan

Madaxweyne Ramzan Kadyrov Oo Wadadi Ugu Weyneyd Caasimada Chechnya Ku Magacaabay Feeryahan Muhammed Ali

Saturday - June 11, 2016

Grozny:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa si rasmi ah xariga uga jaray, taalo, Waddo iyo garoon ciyaareed oo dhamaantood loogu magac daray, Boqorkii feedhka aduunka, geesigii Muslimka ahaa Muhammad Ali

Warkii oo dhan