Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 23 January 2025

WARARKA MAANTA

Taliyaha Nabadsugida General Goobe Oo Tilmaamay In Madaxda Dawlada Ay Ka Masuul Tahay Amni-Xumida

Saturday - April 26, 2014

 Mogadisho- Taliyaha ciidanka Nabad Sugida dowladda Federaalka Bashiir Maxmed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa ku eedeeyay Madaxda Sare ee dowladda Federaalka in

Warkii oo dhan

M/weynaha Puntland C/weli Gaas Oo Somaliya Ku Matalaya Shir Caalami Ah Oo Ka Furmay Dalka Itoobiya

Friday - April 25, 2014

Adis-Ababa- Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdieali Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo u jooga Dalka Itoobiya ayaa ajandihiisa waxaa ka mid ah Casumaad khaasa

Warkii oo dhan

R/W C/Weli Oo Safaro Ku Kala Bixin-doona Kenya, Itoobiya, Puntland Iyo M/weyne Gaas Oo U Duulay ....

Thursday - April 24, 2014

Mogadisho- Sida la carbaabay bisha May horaanteeda ayaa Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cadiwali Sheikh Axmed wuxuu bilaabayaa safaro shaqo

Warkii oo dhan

Dagaal Habaas kiciyey Oo Ka Socda degaanka Tixsiile -Afgoye

Wednesday - April 23, 2014

Afgoye- Maleeshiyad garmaqatayaal ah oo magaca dawlada ku qaraabta ayaa dagaal culus waxa uu ku dhex maray deegaanka Tixsiile oo hoos yimaada degmada Afgooye.Dagaalkan

Warkii oo dhan

Khilaafka Ka Jira Cabdi-Weli Shiikh Iyo M/weyne Xasan Shiikh .. By Nuuradiin M. Mukhtar Dinow

Tuesday - April 22, 2014

Waxaa muddo soo jiitamayay khilaaf la sheegay inuu u dhaxeeyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Raíisal Wasaarihiisa Cabdiweli

Warkii oo dhan

Xildhibaankii Labaad Oo Lagu Dilay Maanta Magalada Mogdisho Iyo Sadex Wiil Oo Dilkiisa Loo Qabtay

Tuesday - April 22, 2014

Muqdisho- Allaha u naxariistee waxaa saaka magaaladda Muqdisho lagu diley xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal oo ka tirsanaa golaha Baarlamaanka ee dowladda Faderalka

Warkii oo dhan

Ciidamo Ka Soo Goostay Somaliland Oo Gaaray Magalada Garowe Ee Caasimada Puntland

Monday - April 21, 2014

Garowe- In ka badan 60-askari oo hubaysan oo watay laba gaari oo nooca dagaalka ayaa soo gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland,kuwaas oo kaso goostay maamulka

Warkii oo dhan

Caqabado La Sheegay Iney Hortaagan-yihiin Doorashada 2016 Ka Dhacda Somaliya

Saturday - April 19, 2014

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in tubta lagu gaarayo doorashooyin dimuquraadi ah in Soomaaliya ay ka qabsoomaan

Warkii oo dhan

Reer Jubaland: Neecaw Qabow Iyo Dabeyl Nafac-laa Timi, Niyadna Waa U Ladnay Hurdada

Thursday - April 17, 2014

Kisimaayo- Sida ay noo soo tabiyeen dadka reer kismaayo ee u dhuun daloola booqashadi u ku yimid R/W Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa si guud noogu sharxay hawlgalada

Warkii oo dhan

Naxdin Weynaa- Wiil 20 Jira Oo Hoodayiis Ku Diley Magalada Copenhegan Ee Dalka Denmark

Thursday - April 17, 2014

Waxaa aad looga argagaxay hadal haynta arin shalay ka dhacday caasimada copenhegan dalka Denmark oo la xariirta wiil Soomaali 20 jir ah oo si horornimo ah u diley

Warkii oo dhan

Ciidamo Komandoos Soomaaliyeed Oo Ka Qayb Galaya Nabad ilaalinta Koonfurta Sudaan

Wednesday - April 16, 2014

Somalia ayaa la sheegay iney ka mid noqotay dalal urur goboleedka IGAD uu u magacaabay iney ciidamo nabad ilaalin ah u diraan dalka Koonfurta Suudaan oo ay ka jireen

Warkii oo dhan

Dhismaha Wadada Galdogob

Wednesday - April 16, 2014

Dhismaha Waddooyinku Waa Dheef Aan La Dabooli Karin W/Q:Liibaan Ismaaciil CabdilaahiKolay baraarujintu waa shay qaaliya marka diintena iyo dhaqankeenaba loo eego

Warkii oo dhan

Maleeshiyadi Hunuushta Ay Soo Daadisay Maamulka S/Land Oo Si Sandule Ah Uga Baxday Talex

Wednesday - April 16, 2014

Talex- Wararka naga soo gaaray aaga degmada Taleex ayaa ku soo waramaya in Maleeshiyadii hunuushta fadarada ahayd kharajka saadka iyo sahayda ka soo qaadatay Maamulka

Warkii oo dhan

Reer Xamar-weyne Oo Markii Ugu Horeysay Xaqoodi Helay

Tuesday - April 15, 2014

Mogadisho-Gudoomiyaha cusub ee maamulka degmada Xamar Weyne C/qaadir Maxamed Cabduqaadir ayaa maanta waxa uu si rasmi ah ula wareegay maamulka degmadaasi.Ex gudoomiye

Warkii oo dhan

Cuduro Aan La Aqoon Nooca U Yahay Oo ilaa 20 Qof Ku Dilay Degaano Ka Tirsan Gobolka Bay

Monday - April 14, 2014

Baydhabo- Wararka laga helaayo gobolka Baydhabo gaar ahaan degmada Bardaale iyo deegaano hoos yimaada oo ka tirsan gobolka Bay ayaa ku waramaya in cudur aan la aqoon

Warkii oo dhan