Sunday - March 23, 2014
Duleedka degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay, ayaa waxaa Maqribnimadii Maanta lagu laayay ilaa 8 Xubnood,oo dhamaantood ka soo Jeeda Beesha Biyomaal.Waxaa la sheegay
Warkii oo dhan
Friday - March 21, 2014
Habeen habeenada ka mida hooygi Cigaal-shiddad deganaa waxaa darbigiisa ka soo dhacay Tuug. Xaaskii Cigaal-Shidaad ayaa jugta soo dhacaday dhaga-dhageysay waxayna
Warkii oo dhan
Friday - March 21, 2014
Roma-Dowladda Talyaaniga ayaa markii u horeysay shalay (khamiis) shaacisay waxyaabo qarsoona oo la xiriira dilkii 1994-tii magaalada Muqdisho loogu geystay Saxafiyad
Warkii oo dhan
Thursday - March 20, 2014
Xudur- Xarakada Al-shabaab ayaa diiday in gaadiidka wada alaabooyinka ganacsiga ah ay galaan degmada Xudur ee gobolka Bakool oo horraantii bishan ay kala wareegeen
Warkii oo dhan
Wednesday - March 19, 2014
Berbera-Dawladda boqortoyada Sucuudiga ayaa dekedda Berbera dib ugu soo celisay geel tiradiisa lagu sheegay laba kun oo neef oo bishan ka amba-baxay dekedda Berbera,
Warkii oo dhan
Tuesday - March 18, 2014
Narobi-Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa magaalada Mombasa ku qabtay labo nin oo la sheegay in ay qorsheynayeen weerar aan ilaa iyo hadda la ogeyn halka uu
Warkii oo dhan
Monday - March 17, 2014
Dadka gobolka Crimea(Kiriimiya) ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in gobolkaasi uu ka go'o Ukraine, kana mid noqdo Dowladda Federaalka ah ee Ruushka, kaddib afti
Warkii oo dhan
Sunday - March 16, 2014
Wiil ayaa wuxuu jeclaaday gabar aad iyo aad u qurux badan. wiilkii Aabihii ayuu u tagay si uu ugu guuriyo gbadhaas u jecelyahay.Aabihi wiilkii waa raacay laakiin
Warkii oo dhan
Saturday - March 15, 2014
Raysul-wasaaraha Dalka Malaysia Najib Razak wuxu sheegay in diyaaradda Boeing 777 duulimaadka MH370 ayna ku dhicin wax shil ah, balse loo lumiyay si ula kac ah.
Warkii oo dhan
Friday - March 14, 2014
Gaalkacy-Taliyaha ciidanka booliska Dowlada Federaalka Soomaaliya General Cabdixakiin Daahir Saciid "Saacid" iyo saraakiil hogaamo oo la socda ayaa booqasho gaaban
Warkii oo dhan
Thursday - March 13, 2014
Xildhibaano gaaraya 70 ayaa diyaariyey mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah xildhibaanadaas.Xildhibaanada
Warkii oo dhan
Thursday - March 13, 2014
Baydhabo- Siyaasi Maxamed Sagaar Nuur oo kamid ah Howl-wadeenada Shirka la doonayo in lagu dhiso Maamul kulminaya Sadex gobol oo loogu magac daray Koonfur Galbeed
Warkii oo dhan
Wednesday - March 12, 2014
Nin hore u ahaa macallin xisaabeed oo guursaday gabadha ugu lacagta badan haweenka boqortooyada dalka Ingiriiska, ayaa xaaskiisa ku furaya hantida ay haysato awgeed,
Warkii oo dhan
Tuesday - March 11, 2014
Allaha ha u naxariistee Fanaanka Caanka ahaa ee Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa Saaka ku geeriyooday cusbitaal ku yaala wadanka Jarmalka .. Fanaanka ayaa in mudo ah
Warkii oo dhan
Monday - March 10, 2014
Bani'aadamka qaar baa ku bukooda wanaaga .. Qaar baan beenta ka dhargin .. Qaar baa dadka baacsada oo bismi-laahiye kherka bogga uu ku xanuunaa .. In badan
Warkii oo dhan