Monday - March 10, 2014
Barawe-Wararka laga helaayo Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Amniyaadka ee Al Shabaab, ay maanta beegsanayaan dadka
Warkii oo dhan
Saturday - March 8, 2014
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlayay munaasabadda maalinta haweenka caalamka oo ku beegan maanta oo Maarso ay tahay siddeed ayaa sheegay in
Warkii oo dhan
Friday - March 7, 2014
Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi ayaa mar kale wax ka jilaya filim cusub oo ay samaynayso shirkadda Hollywood-ka, kaasoo magaciisu yahay Sweet brown,isla markaana
Warkii oo dhan
Thursday - March 6, 2014
Sacdi Qadafi oo kamid ah wiilasha uu dhalay hogaamiyihii hore ee Liibiya ayaa la xaqiijiyay in si rasmi ah loogu soo wareejiyay dowladda Libya ,ka dib dalabyo kala
Warkii oo dhan
Wednesday - March 5, 2014
Mogadisho-Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Muqdisho uu kusoo wajahan yahay dagaal, loogana baahan
Warkii oo dhan
Tuesday - March 4, 2014
Maxkamada Militariga ee dalka Lubnaan ayaa todobaadkan bilowday maxkamad ka dhan ah kooxda Sunniyiinta ah ee uu hogaamiyo Wadaadka lagu magacaabo Shiikh Axmed Casiir.Kooxdan
Warkii oo dhan
Monday - March 3, 2014
Muqdisho-Guddoomiyaha cusub ee maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa sheegay inuu wax ka qaban doono ammaan darida
Warkii oo dhan
Monday - March 3, 2014
Muqdisho - Guddoomiyaha
cusub ee maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Gen Xasan Maxamed
Xuseen (Mungaab) ayaa sheegay inuu wax ka qaban doono ammaan
Warkii oo dhan
Saturday - March 1, 2014
Mogadisho-Wadamada reer galbeedka ee taageera dawladda tamarta daran ee Somaliya ayaa madaxweynaha dawladaas Mr. Xasan Sheekh Maxamuud ka codsaday inuu wax ka bedelo
Warkii oo dhan
Friday - Feb 28, 2014
Mogadisho: Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shalay soo saaray wareegto xilka looga qaaday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho
Warkii oo dhan
Thursday - Feb 27, 2014
Mogadisho-Askarta Doowlada ee ilaalada ka ah Villa Wardhigley-Somalia oo beryahaan si gaara u fijigan ayaa Talaadadii la soo dhaafay Gacanta ku dhigay 2 dhallinyaro
Warkii oo dhan
Thursday - Feb 27, 2014
Madaxweynaha Afghanistaan ee xilka kasii dagaya Xamiid Karsaay ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo isagu telefoon u diray.
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 26, 2014
Dawladda Ingiriiska ayaa waxa soo waajahay culaysyo lagu dalbanayo inay joojiso lacagta malaayiinta Dollar ah ee ay ugu deeqdo dawladda Somaliya islamarkaana ay
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 25, 2014
Wasiiradi hore ee arimaha dibada somaliya marwo Fawsiya Xaaji Aadan oo wareysi siisay warbaahinta Routers ayaa ku gacan seyrtay warbixin lagu daabacay oo sheegeysa
Warkii oo dhan