Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 21 July 2025

WARARKA MAANTA

Madaxweyne Gaas Oo La Kulmay Safiirada Beesha Caalamka Iyo Axmad Madoobe Jubaland Oo Isna Gaaray ...

Tuesday - Feb 25, 2014

Adisababa-Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sidu qorshihiisa ahaa saaka Adis ababa kula kulmey Safiirada Beesha Caalamka ee daneeya

Warkii oo dhan

Burcad Somali Ah Oo Afduub U Haysata Shaqaale Kenyaan Ah Oo Madax Furasho dalbatay

Monday - Feb 24, 2014

Laba Ingineer ayaa waxaa afduubtay kooxo hubeysan xili ay ku sugnaayeen degmada Hodon ee Mogdisho, kahor inta aysan u gudbin degmada Xarardheere oo 700 KM dhanka

Warkii oo dhan

Taliye Muumin M. Muumin Oo Balaayo Ku Soo Hamaansatay Si Ulakac Ahna Loogu Dilay Bartamaha Galdogob

Sunday - Feb 23, 2014

Galdogob- War goor dhaweyd nala soo gaarsiiyey ayaa nala ku wargaliyey in maanta bartamaha magaalada lagu dilay taliyihi saldhiga degmada Galdogob Muumin Maxamed

Warkii oo dhan

Shabaab Ma Adka Ee Wax Kaa Jilicsan Ayuu Helay

Saturday - Feb 22, 2014

Hoosiis Beena,humaag dhalantee midna looma hanqal taago, sida  maahmaahda

Warkii oo dhan

Madaxweyne Mugabe Oo Maalinta Axada U dabaal degaya Sanad- guuradi 90-aad Ee Dhalashadiisa

Saturday - Feb 22, 2014

Madaxweynaha wadanka Zimbabwe Mr. Robert Mugabe, ayaa Axadda beri u dabaal degaya sannad guurada 90aad ee ka soo wareegtay dhalashadiisii, oo ku beegnayd jimcihii

Warkii oo dhan

Geerida Horteed Yaa La Taliya Xasan Gurguurte

Friday - Feb 21, 2014

Nin Jaceylsi iyo xulufo Siyaasadeed markan sheekada waa ka soo gudubtay waxay xaaladu taagan tahay in talaabo adag laga qaada shakhsiyaadka madaxda ka ah Laamaha

Warkii oo dhan

Geerida Naxdinta Leh Ayaan Uga Tacsiyeneyna Maxamuud Xirsi Indha-case Oo Qaraxi Maanta Ku Dhintay

Friday - Feb 21, 2014

Muqdisho-Wararka ka soo baxaya weerarkii is miidaaninta ahaa iyo midka toosk ah ee maanta lagu qaaday xarunta madaxtooyada somaliya ayaa waxa ay wararku sheegayaan

Warkii oo dhan

Gabar Dhalinyaro Ah Oo Dishay 22 Nin Si Ay U Raali Galiso Shaydaan Ay Sheegtay Iney Caabudo

Thursday - Feb 20, 2014

Gabar 19-sano jir u dhalatay Dalka Mareykanka ayaa si cad u qiratay in ay dishay 22-nin oo u dhashay Gobolada kala duwan ee Dalka Mareykanka si ay u raali galiso

Warkii oo dhan

Gurguurte Waa Ka Jiifsatay..Shabaab Oo Helay Darbi Jilicsan Oo Ay Fagtaan..Heliwaa Wa Laga Si Qaxaya

Wednesday - Feb 19, 2014

Mogadisho- warka ka imaanaya degmada Heliwaa ayaa si xun uga deyrinaaya nabadgalyo la'aanta halkaas ka oogmatay iyo cabsi weyn laga baqaayo in ay saameyn weyn ku

Warkii oo dhan

Itoobiya Airlines Oo Duulimaadyo Ka Bilaabeysa Magalada Mogdisho

Wednesday - Feb 19, 2014

Muqdisho-Shirkadda Duulimaadyada ee Ethiopia airlines ayaa bilaabi doonta duulimaadyo ay ku tegayso magaalada Muqdisho ee wadanka Somaliya, kadib heshiis ay kala

Warkii oo dhan

Warbixin Culus- Side Hubka Qaranka Ku Gaara Al- Shabaab

Tuesday - Feb 18, 2014

Xigasho Newsomali- Xog rasmi ah oo naga soo gaartay ilo xog ogaal ah oo ku dhow madaxtooyada, xafiisyada Amisom, iyo Ciidanka nabad Sugida qaran, ayaa cadeynaysaa

Warkii oo dhan

Bahal Hilib Ceyriin Ma Daayo .. Xasan Gurguurtana Caadadiisi guri iibsi Ma Daayo

Monday - Feb 17, 2014

Fadeexadii Qarniga:M/weyne Culusoow oo Guri Qasri ah oo 500-000 EURO ka iibsaday Turkiga:Qalinkii:Tooshka Wareega ee Shacabkamedia     PDF  

Warkii oo dhan

Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Itoobiya Oo La Afduubay

Monday - Feb 17, 2014

Geneva - Warar hada soo baxaya ayaa sheegaya in Diyaarada Itoobiyaan Airline  oo ka duushay magaalada Addis Aababa kuna sii jeeday magaalada Rome ee dalka Talyaaniga

Warkii oo dhan

Fadeexado Musuqmaasuq O Dul Hoganaya M/weyne Xasan Iyo Misna Isago Sheegta Bila Dambi Aan Wax Geysan

Saturday - Feb 15, 2014

Fadeexado musuq-maasuq ayaa ku soo baxay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas dhaawac u gaystay kalsoonidii ay ku qabeen wadamada reer galbeedku.Wakaaladda

Warkii oo dhan

Doqon Lacag Haya, Hareerihiisa Ma Eego Ee Mumaag Buu Ku Luma

Friday - Feb 14, 2014

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Nin tunkiisa daawaday oo Eebe xoolo u dhiibay, ayaa isaga oo goor casar ah socdaal ku maraya dariiq ciriiri ah, waxaa dariiqa uu marayay

Warkii oo dhan