Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 18 July 2025

WARARKA MAANTA

Casharkii 4-aad Iyo Qisadii Nabi Ibraahim (Nabad Korkiisa Ha Ahaate)

Sunday - July 14, 2013

Nabi Ibraahim waxaa dhalay Taariikh Bin Naaxuur oo nasab ahaan ka soo jeeda Qabiilka Reer Aazar nasab taxan illa laga gaaro Sam bin Nuux, waana sida ay ku soo aroortay

Warkii oo dhan

Casharkii 3-aad Iyo Qiisadii Nabi Huud ( Nabad Korkiisa Ha Ahaatee)

Friday - July 12, 2013

Nabi Huud wuxuu ka dhashay qabiil ahaan Reer Caad, waxayna ahaayeen Carab ku noolaa saxaraha Yaman, gaar ahaan buuraha u dhaxeya Cummaan iyo Xadramuut bada agteeda,

Warkii oo dhan

Casharkii 2-aad Iyo Qisadii Nabi Nuux ( Nabad Korkiisa Ha Ahaatee)

Thursday - July 11, 2013

Nuux waxuu dhashay boqol iyo labaatan iyo lix sano kadib dhimashadi Aadam .. Sida ku xusan taariikhda ehlu kitaabka, waxaa u dhaxeeyey boqol iyo lixdan iyo

Warkii oo dhan

Casharkii 1-aad Iyo Qiisadi Nabi Idriis (Nabad Korkiisa Ha Ahaatee)

Wednesday - July 10, 2013

Alle wuxuu Idriis ku amaanay Aayadaan" Oo ku Xus Kitaabka Qu'raanka Idriis, Wuxuu Ahaa Run Badane, Nabi Ah, Waxaana U Qaadnay Meel Sare" Maryam: 56- 57Kadib Aadam

Warkii oo dhan

Berito Arbaco Ah Waxaa Bilaabaneysa Biishii Ramadaan Ee Musllimow Yeyna Ku Dhaafin Barakada Ramadaan

Tuesday - July 9, 2013

Biisinka Alle Ayaan Ku Bilaabaya - Waxaa berito arabaco 10 Julay 20013 inoo bilaabaneysa biisha barakeysan ee Ramadaan, biisha soonka, biisha Qu'raanka, bisha dambi

Warkii oo dhan

Diyaaradi Qaaday Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Cilad Ku Timid Iyado 25 Daqooqo Hawada Ku Jirtay

Monday - July 8, 2013

Muqdisho: Diyaaradi madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ka qaday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa la soo daristay

Warkii oo dhan

Wariye Goor Dhaweyd Lagu Khaarajiyey Magalada Gaalkacyo

Sunday - July 7, 2013

Gaalkacayo--Weriye ka tirsan Idaacada ku taala Bosaaso oo la yiraahdo SBC iyo TV-ga Kalsan ayaa caawa lagu khaarajiyey waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maamul goboleedka

Warkii oo dhan

Wasiirkii Daakhliga Xilka Laga Qaaday Ee Somaliland Oo Mogdisho Ku Wajahan

Saturday - July 6, 2013

Muqdisho xigasho (Waaheen) Wasiirkii arrimaha gudaha Somaliland ee xilka laga qaaday Mohamed Duurjaan ayaa la xaqiijiyay inuu ku wajahan yahay Muqdisho si uu kaga

Warkii oo dhan

Xubinti Masar Ee Midawga Afrika Oo La joojiyey Iyo Taagerayaashi Mursi Oo Isu Soo Baxay

Friday - July 5, 2013

Qaahira -Boqolaal kun oo ruux oo taageersan madaxweynihii loo soo doortay sida dimuquraadga ah ee mr Mursi, ayaa dibadbaxyo ka dhigaya dalkakaasi masar, iyagoo 

Warkii oo dhan

Morsi overthrown

Wednesday - July 3, 2013

Qaahira- Malatariga Masar ayaa soo faragaliyey xaalada cakirneyd ee Masar ka dib markii ay Dowladu Xal u waydey Marxalada Siyaasada iyo shacabka Careysan ee Saluugsan

Warkii oo dhan

Yuusuf Garaad Oo Warbixin Uu Kaga Hadlaayo Xasan D. Aweys Soo Dhigay Barta U Ku Leeyahay Facebooga

Tuesday - July 2, 2013

Waxuu Yiri; Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Shabaab ayaa Muqdisho lagu xiray. Buuq ka dhashay xariggisuna waxaa uu sababay in ciidanku ay garaacaan arga-gaxna

Warkii oo dhan

Allaha Ha U Naxariiste Waxaa Maanta Duug Lagu Hubsaday Cali Muumin X. Ismaciil ( Cali Fero Weyne)

Tuesday - July 2, 2013

Inaa lilaahai Waa Inaa ileyhi Raajicuun .. in Dadow la wada mootan-yahay waa daliil dhaba, waxaa Xalay magalada Mogdisho ku geeriyooday allala ha u naxariiste Digtoor

Warkii oo dhan

Barre Hiiraale Oo Sheegay Inu Dagaalka Kismaayo La Garabsanaayo Al-Shabaab

Sunday - June 30, 2013

Kismaayo-Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo maanta dagaalki buntukh iyo brigaan lagu waabiyey loogana saaray Kismaayo ayaa shaacaiyay inuu ku sugan yahay duleedka

Warkii oo dhan

War Deg Dega Ah- Wada Hadaladi Jubaland Iyo DF Oo Ku Heshiyey Qodobo La Isla Meel Dhigay

Saturday - June 29, 2013

Adis ababa– Qodobada lagu heshiiyey Wadahadaladii Adis ababa uga socdey Dowlada Federaalka iyo Dowlada Jubaland ayaa ka kooban Sadex qodob oo heshiis lagu gaaray

Warkii oo dhan

Naf La Caari Xasan Daahir Aweys Oo Si Sanduleysan Iyo Gardaduub Dayaard Lagu Saari Rabo

Saturday - June 29, 2013

Cadaado: Sida wararka ka soo baxaya cadaada ay xaqijinayaan waxaa si kama dambeysa maamulka ximin Iyo Xeeb go'aansadeen in wadadka quusta looga istaagay wax u sheega

Warkii oo dhan