Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 17 July 2025

WARARKA MAANTA

Hawlgal La Magac Baxay " Ma Xishoode Lagama Xishoode" Oo Saaka Ciidamada Jubaland Ka Bilaabeen Kis.

Saturday - June 29, 2013

Ciidamada amaanka Jubaland ayaa Saaka waabarigii bilaabay Howlgal xoogan oo aan cidna loo aaba yeeleen magaaladana looga Sifeynayo Maleeshiyaadka hubeysan ficilooyinka

Warkii oo dhan

Xog Deg Deg Ah: Raiisal Wasaare Saacid Oo Ku Guuldareystay In Uu Soo Daayo Korneyl Cabaas

Friday - June 28, 2013

Mogadisho-Nairobi: Warar hoose ee diblamaasiyadeed oo la soo xigtay ayaa Xaqiijiyey in Raysal Wasaare Saacid uu si toosa ula soo xiiriray Xafiiska Midowga Afrika

Warkii oo dhan

Maleeshiyaad Ka Carooday Xariga Korneyl Cabaas Oo Rabshado Dagaal Ka Wada Qaybo Ka Mida Xaafadaha Ki

Friday - June 28, 2013

Kismaayo– Ka dib markii Cidamada Kenya ay xabsiga dhigeen Korneyl magaciisa loo yaqaano Cabaas Talxe ayaa kooxo teelteel ahi oo u badan ilaaladiisi gaarka ahayd

Warkii oo dhan

Shiikh Xasan Daahir Aweys Oo Caawa War Cusub Keenay Dad Badana Ka Yaabiyey

Thursday - June 27, 2013

Iyadoo magaalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud uu ku sugan yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Al-shabaab ayaa waxa uu keenay war cusub

Warkii oo dhan

Daahir Aweys Oo Ka Goys Haysta Inu Dawlada Isu Dhiibo Iyo Xubno Qaraabadiisa ah Oo Ka Baryaya Inu...

Thursday - June 27, 2013

Cadaado- Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Ximin Iyo Xeeb yaa sheegaya in halkaas ay maanta gaareen wafdi isugu jira dowladda Soomaaliya iyo

Warkii oo dhan

Wadaadki Abriska Dahir Aweys Aafada Somaliya Ka Soo Burqatay Sababta U Ahaa Oo La Qabtay Iyo USA Oo.

Wednesday - June 26, 2013

Nin ka tirsan maamulka Ximin Iyo Xeeb ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada maamulkaasi xalay waqti dambe ay gacanta ku soo dhigeen Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah

Warkii oo dhan

Madaxweyne Axmad Madoobe Oo Adis Ababa U Dulay

Tuesday - June 25, 2013

Nairobi: War laga soo xigtay siyaasiyiin ka agdhaw Madaxweynaha Dowlada Juballand Mudane Axmed Maxamed Islaan ayaa sheegay inu maanta u duuley dhinaca Adis ababa

Warkii oo dhan

Warar Iskhilaafsan Oo Ka Soo Baxaya Halka U Jaan Iyo Cirib Dhigay Shiikh Xasan Daahir Aweys

Monday - June 24, 2013

Baraawe- Xigasho Calanka- Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya halka uu jaan iyo cirib dhigay Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Shabaab oo si

Warkii oo dhan

Inaa Lilaahi Wa Inaa ileyihi Raajicuun Waxaa Geeriyooday Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse

Monday - June 24, 2013

Inaa lilaahi Wa Inaa ilayhi Raajicuun .. Rabbi ha u naxaristee waxaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2013 ku geeriyoodey dalka Finland Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse

Warkii oo dhan

Xaasaska " Arawelloyinka" Madaxweyna-yaasha Afrika Oo Shirweyne Ku Qabsanaaya Dalka Tanzaniya

Sunday - June 23, 2013

Daresalam-Dalka Tansaaniya ayaa markii u horaysay sannadkan martigelinaya kulanka marwooyinka koowaad ee qaaradda Afrika, kaas oo ay ka qayb geli doonto xaaska Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Dalka Qadar Amiirkii tunkiisa daawaday Dunida Waalay Oo Awdiisi Xukun La Sii Xadaday

Saturday - June 22, 2013

Dooxa: Waxaa waayahaan soo dhacay warar isa soo taraya oo ka soo baxaya Qadar tilmaamaya in qoyskii boqortooyada Qadar Uu maalmahaan cirbaha is jarayaan oo iminka

Warkii oo dhan

BREAKING NEWS - Wadahadaladi Maamulka Jubaland Iyo DF Oo Loo Weeciyey Adis Ababa, Itoobiya

Friday - June 21, 2013

Adis ababa– Xigasho Puntlandi .com – Warar Dublamaasiyadeed oo rasmi ah oo ay heleen Howlwadeenada Puntlandi ayaa sheegey in Shirkii dhexmari lahaa Dowlada Federaalka

Warkii oo dhan

Marwadi U Ka Geeriyooday Usama Bin Ladin Oo Ka Baxaday Jawigi Aamusnaanta Soona Bandhigtay Sir Culus

Friday - June 21, 2013

Amal Sadaac Abdilfataax oo ah Xaaskii uu ka geeriyooday Sheikh Osama Bin Ladin oo ahaa Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaacida ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka baxday

Warkii oo dhan

Shabakad Baahisay In Qaraxii Xafiiska UNDP Laga Soo Abaabulay Madaxtooyada Somaliland

Thursday - June 20, 2013

Waagacusub.com-Xubno ay ka mid yihiin Wasiiradda Madaxtooyadda,Duulista Hawada,Diinta ,iyo arrimaha gudaha Somaliland ,iyo Ganacsato caana ayaa si adag uga shaqeeyay

Warkii oo dhan

Dalalka Itoobiya Iyo Masar Oo Ku Heshiiyey Iney Wadaagaan Biyaha Wabiga Naiilka

Wednesday - June 19, 2013

Addis ababa - Masar iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey in ay si siman u wadaagaan biyaha Niilka, kadib markii wasiirada arrimaha dibada ee labada dal ku kulmeen caasimada

Warkii oo dhan