Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 13 July 2025

WARARKA MAANTA

Ninki Wax Ka Sameeyey Filimki Lagu Caayey M.CSW Oo Inta Is Haynwaayey Ku Kor Ooyey Qabrigi Nabi M...

Sunday - April 21, 2013

Sacuudiga- Madiina: Arnold Fandor Oo ka mid ahaa ragii abeesooyinka duubnaa ee ugu cadcada fir-soca dalkaas Holand isla markaana ka mid ahaa shakhsiyaadki wax ka

Warkii oo dhan

Madaxweyne Geelle Oo Adis Ababa Ku Dhex -Dhexaadinaaya Madaxda Somaaliya, Kenya Iyo Itoobiya

Saturday - April 20, 2013

Addis ababa: Sida Wararka Diplomaasiyeed sheegayaan waayahaan dambe iyo illa inti Xasan Shiikh u noqday madaweynaha somaliya waxaa si is daba jooga isu soo taraayey

Warkii oo dhan

Xildhibaanadi Daarod Ee Ka Danqaday Heshiiski Turkiga Oo Shir Kula Qaatay Xasan Sh. Villa Wardhigley

Friday - April 19, 2013

Wararka laga soo xiganayo Villa Wardhiigley ayaa lagu tilmaamaya in Madaxweyne Hassan Shiikh oo ka walwalsan mustaqbalkiisa u si gaara ula kulmay xildhibaanada Daarood

Warkii oo dhan

Cali Khalif Oo Si Cad B/lamanka Uga Hor Muujiyey Murugada ka Timid Shirki Turkiga Iyo Muuse Biixi Oo

Thursday - April 18, 2013

Muqdisho – Porf. Cali Khaliif Galleyr oo hore Soomaaliya uga ahaan jiray Ra’iisal Wasaare oo immikana ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanaka Soomaaliya ayaa

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Dalka iiraan Oo Ay Gabari Fagaare Hortiis Kaga Dalbtay Inu Guursado

Wednesday - April 17, 2013

Xigasho Ramaas -Wakaaladda wararka ee la yidhaa Mehr ee ka soo baxda Dalka Iiran ayaa qortay in Madaxweyne Axmedi-negad uu la kulamay dad ay ku jirtay Gabar isaga

Warkii oo dhan

Miinadi Gumaadka Lagu Gubay Mogdishow Oo Boston Gashay

Tuesday - April 16, 2013

Madaxweynaha wadanka mareykanka ayaa saacdo yar kadib markii laba qarax oo is xiga ay ku qarxeen magaalada Boston gaar ahaan meel ay ku socdeen Orodka maratoonka

Warkii oo dhan

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Oo Ku Faanay Wixii Shalay Falal Argagixiso Ee Mogdisho Ka Dhacay

Monday - April 15, 2013

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo Shir Jaraa’id u qabtay Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa dusha saartay masuuliyada

Warkii oo dhan

Warkii Ugu Dambeeyey Ee Wada Hadalka Turkiga Ka Socda Iyo Qodobada Labada Dhinac Ay Isku Mariwaayeen

Saturday - April 13, 2013

 Istanbuul-Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga, ayaa warsaxaafadeed kooban oo ay xalay soo saartay, waxay ku sheegtay inay labada Madaxweyne ee Somaliland iyo

Warkii oo dhan

Shirkii Turkiga

Saturday - April 13, 2013

 .Ankar - Waxa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Ankara ee daka Turkiga wadahadlii la sugayey ee dhexmarayey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Warkii oo dhan

Wafdigi Somaliland oo Shirka Istanbuul Guul Ka Gaartay In Labada Dhinac U Wada Hadlaan Sidi Laba Dal

Friday - April 12, 2013

Istabuul: Madaxweynaha  Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa ka degay magaaladda Ankara ee Dalka Turkiga, halkaas oo uu beri kula kulmi doono Madaxweynaha Somaaliya

Warkii oo dhan

Feysal C.Waraabe Ee Ku Diiqoobay Naceybka Somaliya Oo Markaan Yiri Itobiya (K-5aad)Ha Nala Ka Xukumo

Thursday - April 11, 2013

Adis-ababa-Siyaasiga reer somaliland Feysal Cali Waraabe oo iminka ka tirsan xubnaha ergada somaliland ugu qayb galaysa shirka la rabo in lagu dhex dhexaadiyo Somaaliya

Warkii oo dhan

Axmed Madobe:Wax Walba Sidi Loogu Tala Galay Bey Ku Socdaan,Shir Baaqda Waa Sacabo Timo Ka So Baxeen

Wednesday - April 10, 2013

Kisimayo: Sida la soo xigtay qaabka iyo hab maamuuska lagu dooranaayo madaxweynaha Jubaland ayaa noqotay in ergada shirweynaha Kismaayo iyagu wax doortaan, dabadeed

Warkii oo dhan

Dhagar qabayaal Edab-daran Oo Dil U Geystay Korneyl Axmed Maxamed Gaafaco

Monday - April 8, 2013

Warar naga soo gaaray magaalada gaalkcyo ayaa sheegaya in shalay magaladaas si lama filaan ah lagu toogtay Korneyl Axmed maxamed Cabdi Loo yiqiin Gaafaco, dilkaas

Warkii oo dhan

Kuuriyada Waqooyi Oo Hanjabaadi Hadal Tii Ugu Dambeysay Doc Kasta Kaga Duqeysay Mareykanka

Saturday - April 6, 2013

Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay inay filayso in Kuuriyada Waqooyi ay ridi-doonto mid ka mid ah gantaaladeeda maalmaha soo socda, isla markaana uu Mareykanku u

Warkii oo dhan

Inaa Lilaahi Waa Inaa iLayhi Raajicuun Waxaa Geeriyootay Hooyadi Wanaaga Dadnimada Maryan X.Cilmi.

Thursday - April 4, 2013

Haddi gabowgu baaqsado geeri baan wax deynin .. noloshuna waa dhabo la wada ordaayo oo meel qura ah ku dhamaata .. Godka Iyo Xaabaashu geeridu waa xaq .. Naf waliba

Warkii oo dhan