Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 13 July 2025

WARARKA MAANTA

Somaliland oo Soo Dhaweysay Shirkii London

Wednesday - May 8, 2013

Hargeysa (RH) Somaliland ayaa soo dhaweysay shirkii London ka dhacay, waxaana ay ku tilmaamtay qoddobada looga hadlay in ay ahaayeen kuwa wax u taraya Soomaaliya.Wasiirka

Warkii oo dhan

Breaking News:Dhurwaagi Godane Ee Musllimiinta Ku Cabiidsan Jiray Madaxaan Kaa Goyn Oo Hagrysa .....

Monday - May 6, 2013

Wararka naga soo gaaraya magalada Hargeysa ayaa sheegaya in gurigi u ku jiro Amiir Axmed Godane ay boliska amniga hargeysa ay ku gaadaamanyihiin oo gaar xoogan laga

Warkii oo dhan

Maal-qabeeno Ka Soo Jeeda Maamulka Somaliland Iyo Somaliya Oo Dalka Turkiga Lagu Casumay

Sunday - May 5, 2013

Ganacsato ka kooban maamulka Somaliland iyo Somaliya ayaa dhawaan dalka Turkiga kaga qayb gali-doona Shir Dawladda Turkigu u qabsanayso Ganacsatada maalqabeenka

Warkii oo dhan

Dawlada Maamul Goboleedka Puntland Oo Soo Saaray Qoraal Ku Aadan Go'aankooda Ka Qayb Galka London

Saturday - May 4, 2013

Garoowe: Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal ku aadan shirka arimaha Somalida ee Todabadda bishan ka furmaya magaaladda London, qoraalkaas oo

Warkii oo dhan

Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Lagu Casumay Shirka London Ee Arimaha Somaliya Looga Hadlaayo

Saturday - May 4, 2013

Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay wadanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku diyaarinaya ka qeyb galka shirka London ka furmaya maalintada Taalada ah ee looga

Warkii oo dhan

Bulshada Jubaland: Hadalka Xsan R'i Is-Nuugtay Meel Uga Ekaa, Maxaa keenay Hawiye Haday Dawladnimo..

Thursday - May 2, 2013

Mogadisho: Madaxweyna Federaalka Somaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si cad u sheegay in dowladiisu ay ka soo horjeedo shirarka kismaayo ka socda ee la rabo in

Warkii oo dhan

Taliyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Taliska Ciidanka Boliska Iyo Hay'dda Nabasugida Qaranka

Thursday - May 2, 2013

Mogadisho: Shirki khamiista ee sida caadada ahayd ay golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ka shiri jireen arimaha qaranka ee hor yaal ayaa shirkoodi maanta ku

Warkii oo dhan

Ragii Badrada Iyo Aabiga Ku Dilay Al-Digtoor A.C/raxmaan Oo Maanta Baas Balalaya Qorta Looga Gooyey

Tuesday - April 30, 2013

Maamulka Puntland oo ay muuqato markaan inu talinaayo ayaa maanta xukuno dil ah oo horey loogu riday ku fuliyey 13 wiil labaatan jiro ah waalidkii dhalay jigraaray

Warkii oo dhan

Xasan "C/Ramaanow Mar Uun Wax Faham" Faroole:Warkaaga Maqlay Lagu Waran Diiday Dhabo Weecsan Oo.....

Monday - April 29, 2013

Garoowe:Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo ka kooban wasiirro iyo xildhibaanno ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, iyagoo halkaas

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Dalka Somaliya Oo Gaaray Garowe Ee Maamulka Puntland

Sunday - April 28, 2013

Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud  ayaa Si weyn loogu soo dhaweyey Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland, Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweyey Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Allaha U Naxariiste Abwaan C/laahi A." Dhoodaan" Ayaa Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Harar-Itobiya

Friday - April 26, 2013

Abwaan Cabdullaahi Axmed Dhoodaan Oo maanta Ku Geeriyooday Magaalada Harar Iyo carigaa Itoobiya waxa uu ka mid ahaa hal abuurka Soomaaliyeed ee caanka ku ah curinta

Warkii oo dhan

Xisbiga Akhwaan Musllimiinta Somaliya " islaax-dam jadiid" oo Ku Biiray Hogaanka Khaliif

Thursday - April 25, 2013

War dhawaan laga soo xigtay illo kala duwan oo xogaal ah ayaa daboolka ka qaaday in ninka dharagta la barurufleeya ee ka arrimya dawlada dalkaas Qadar shiikh Xamad

Warkii oo dhan

Dawlada Ingiriiska Oo Maanta Si Rasmi Ah Dib Ugu Furatay Safaaradii Ay Ku Lahayd Magalada Mogadisho

Thursday - April 25, 2013

Mogadisho: Xaflad ka dhacday gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho oo uu goob joog ka ahaa xoghayaha arrimaha dibedda ee Biritan William Hague iyo madaxweynaha Soomaaliya

Warkii oo dhan

Marwo Aamino M.Jibriil Oo Isir Ahaan Ka Soo Jeeda Somali Oo Loo Magacaabay Jagada W.A.Dibada Kenya

Tuesday - April 23, 2013

Nairobi-War deg dega oo aan xiganay gor dhaweyd ayaa sheegaya in xaflad si toosa iminka uga agaasiman aqalka State houska Nairobi u madaxweyne Uhuru Kenyaata uga

Warkii oo dhan

Baarlamaanka Somaliya Oo La Horgeeyey Mooshin Ka Dhan Ah Heshiski Turkiga

Tuesday - April 23, 2013

Sida wararku ku soo gaarayo shabakadan galdogob Times ayaa xaqiijinaaya in baarlamaanka Somaliya loo gudbiyay Mooshin ku lidi ah Heshiiskii toddobada qoddob ahaa

Warkii oo dhan