Wednesday - September 25, 2013
Jig Jiga- Waxaa maanta si rasmi ah magaalada jig-jiga ee xarunta Soomaalida Ethiopia laga taagay Taalo Xasuusaayo Hogaamiyihii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle
Warkii oo dhan
Tuesday - September 24, 2013
Neirobi -Dagaallo culus oo difaac iyo keeb la yuurar jilbaha laysugu aastay ayaa maalintii 4-aad si toos ah uga socda dhismayaasha Westgate ee bartamaha magaalada
Warkii oo dhan
Monday - September 23, 2013
Qahira-Madaxweynihii xilka xoogga lagaga qaaday ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa mar uu dhowaan qoyskiisa talefanka kala soo hadlay waxa uu shegay in uu ku dhimanayo
Warkii oo dhan
Saturday - September 21, 2013
Nairobi - Ugu yaraan 40-qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 50 kale oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhaawacmay markii kooxo wajiga soo xirtay soo galeen suuq ku
Warkii oo dhan
Saturday - September 21, 2013
Nairobi-Kooxo hubeysan ayaa rasaas ku furay suuq ganacsi oo ku yaalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyadoo markaas kaddib ay ciidamada booliiska iyo
Warkii oo dhan
Thursday - September 19, 2013
Dawladi Shiinaha ee hore mid ka mid ah ayaa sidi Soomaliya kala daadatay oo noqotay dawlad faashil ah .. Burburkii dawlada waxaa dadkii ugu darsamay abaaro iyo duufaano
Warkii oo dhan
Thursday - September 19, 2013
Mogadisho- Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay iney dib u soo celineyso duulimaadyadii ay diyaarada Ethiopian Airline ku imaan jirtay magaalada Muqdisho ee caasimada
Warkii oo dhan
Wednesday - September 18, 2013
Muqdisho: Dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka wada dhismooyinka waddooyin laami ah.Waddooyinkan oo burbursanaa 22-kii sano ee la
Warkii oo dhan
Tuesday - September 17, 2013
Baydhabo: Wefdi uu horkacaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka, ayaa waxay gaareen Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay .. Afhayeenka Baarlamaanka iyo wefdigiisa ayaa si
Warkii oo dhan
Monday - September 16, 2013
Brussels-Guddoomiyaha guddiga reer Yurub, Jose Manuel Barroso ayaa sheegay in Midowga Yurub uu dib u dhiska Soomaaliya ugu yahoobay 862-milyan oo doollarka Mareyanka
Warkii oo dhan
Monday - September 16, 2013
Mogadisho: Afhayeenka ururka Ahlu Sunna wal-jamaaca Shiikh Cabduqaadir Soomoow ayaa maanta xabsiga laga soo daayey kadib markii uu xarunta CID boliska ku xirnaa
Warkii oo dhan
Saturday - September 14, 2013
Muqdisho- Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Baanka Dhexe ee Somaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye, oo dhalasho ahaan
Warkii oo dhan
Friday - September 13, 2013
Akhristayaasha qiimaha iyo qadarintaba mudanow aan idinka sheekeeyo sheeko yar oo macno ku fadhidaoo ku saabsan nin reer miyi ah oo reer JIGJIGA AH. Beribaa
Warkii oo dhan
Friday - September 13, 2013
Shirkad Reer Jabaan ah iyo shirkad Mareykan ah ayaa ku heshiiyey in ay ku tartamaan laba Huuri oo la dhex marinaayo Webi .. shirkad waliba koox ayey u soo soocday
Warkii oo dhan
Thursday - September 12, 2013
Baardheere: Wararka laga helaayo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi la keenay meydadka Abuu Mansuur & Osama Al-Britain iyo
Warkii oo dhan