Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 18 July 2025

WARARKA MAANTA

Ciid Wanaagsan Dhamaantiinba Meelkasta Oo Aad Joogtaan

Monday - October 14, 2013

Hadaanu nahay bahda Galdogob Times waxaan dhamaan hambalyo iyo bogaadin munaasabada ciidul Adxaha awgeed u direynaa guud ahaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacbiga

Warkii oo dhan

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadi Ay Ka Baxday Nadiiro C/Qani Yacquub

Monday - October 14, 2013

Dhamaan Qoyska ilma Shiikh Warsame Cali Geesood, Reer Ugaas Maxamed Cali Gesood, ilma Shiikh Cali Ciise Geesood iyo gaar ahaan Reer Shiikh Cadaawe with great pain

Warkii oo dhan

I Taageera .. I Toosiya

Sunday - October 13, 2013

Abuubakar Asadiiq, Alle Raali Ha Ha Noqde, ayaa muslimiintii u dooratay inuu noqdo Khalifa "oo u dhigma madaxweyne la doorto maanta" wuxuuna khudbadiisi doorashada

Warkii oo dhan

WiKiLeaks Galdogob Times Oo Xog Gaara Ka Heshay Xaqiiqo La Cufeeyey

Thursday - October 10, 2013

Mogadisho- Some one who sleeps would see his cow delivers a bull .. Rag lobbyist ah harsan-waayey cag ma dhigayaal ah, oo mid waliba jilbaha xod-xodo u aastay la

Warkii oo dhan

Roobab Ay Ku Doogsadeen Dad Iyo Duunyo Oo Inta Badan Ka Da'ay Somaaliya

Wednesday - October 9, 2013

Mogadisho ( RH)Sida la soo sheegaayo Roobabkii dayrta ayaa ka curtay qeybo ka mid ah Somaaliya gaar ahaan Magaalooyinka Muqdisho, Afgooye, Marka, Beledweyne, Jalalaqsi,

Warkii oo dhan

Danjire Mulatu Teshome Oo Loo Doortay Madaxweynaha Dalka Itobiya

Tuesday - October 8, 2013

Adisababa-  Baarlamaanka sare iyo midka hoose ee dalka Itoobiya waxay madaxweyne u doorteen Danjire Teshome oo 57-jir ah oo siyaasadda ku jiray muddo dheer,

Warkii oo dhan

Shirkado Maalgashi Shidaal Oo Ku Si Qulqulaaya Somaaliya

Monday - October 7, 2013

London-Shir ballaadhan oo looga hadlayo arrimaha tamarta iyo shidaalka Somaliya ayaa maanta ka furmey magaalada London ee dalka Britian.Shirkan waxaa si wadajir

Warkii oo dhan

Biisha Dul-qacda Ama Carafo Oo Xalay Bilaabatay Iyo Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ciida

Sunday - October 6, 2013

Makah- Biisha fadliga badan ee Dul-Qacda ama Carafo ayaa xalay u bilaabatay dhamaan ummada islaamka meel walba oo ay ku noolyihiin .. inta badan caalamka islaamka

Warkii oo dhan

Adigoo Raaliya Bal ila Eeg Sheekadaan Iyo Xikmada Ay Salka Ku Hayso

Thursday - October 3, 2013

Nin Carab ah ayaa la dhihi jiray "Cabdalla Jaceydi". dadka ayaa sheeg sheega had iyo jeer magaciisa oo afka lagu wada haya, iyadoo la leeyahay: Rag iskuma jire Cabdalla

Warkii oo dhan

Canada Iyo Somaliya Oo Dib U Furanaaya Safaaradahooda

Thursday - October 3, 2013

Ottawa -Waxaa maalmahan dalka Canada safar shaqo ku joogta wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan.Wasiirka ayaa la kulantay dhigeeda

Warkii oo dhan

7 Qof Oo Ka Mid Ahaa Wafdigii Si Raacay DF Ee Shirkii Brussels Oo Iska Dhiibay Yurub Iyo Canad

Wednesday - October 2, 2013

Xigasho Puntlandi- Stockholm–Sagaal Ruux oo ka mid ahaa Wagdigii Madaxweyne Xasan Shekh u soo kaxaystey Shirarkii Brussels iyo Mareykanka ayaa fakadey, kuwasoo qaarkood

Warkii oo dhan

Dagaal-yahanadi Al-Shabaab Ee Weeraray Westgate Mall Oo Soo Galay Xuduuda Somaliya

Tuesday - October 1, 2013

Nairobi-Warbaahinta Dalka Kenya oo soo xiganeysa Sirdoonka Dalka Kenya ayaa qortay War ku saabsan in uu baxsaday Sarkaalkii u fududeeyay Dagaalyahanadii Al-Shabaab

Warkii oo dhan

Maxaa Diintaan Loogu Magacaabay Islaam

Sunday - September 29, 2013

Dhamaan diimaha kala gedisan ee adduunka waxaa loogu magacaabay qof gaar ah ama ummad go'an oo ay diintu ka soo dhexbaxday kuna barbaartay .. Tusaale ahaan Diinta

Warkii oo dhan

WiKiLeaKs..Sirta Niman Walwaala Iyo Ubucdi Xogta Qarsooneyd Oo Goldogob Times Banaanka Soo Dhigtay

Thursday - September 26, 2013

 Mogadisho- Inta Hadal Duulo, Haad Ma Duusho .. Warar maalmahaan duul duulaya oo run iyo been kolba dhan isula diilaamaya aan daba la qabto lahayn balse u muuqata

Warkii oo dhan

Diyaarada Daallo Oo Shil Ku Gashay Garoonka Hargeysa Iyo Xisbiga Mucaaradka Oo Eedeyey Maamulka

Thursday - September 26, 2013

Hargeysa-Diyaaradda DAALLO AIRLINES, oo saaka ka soo degtay madaarka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa mid ka mid ah baalasheeda ku dhufatay Dhismaha Tarminaalka, markii

Warkii oo dhan