Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 17 July 2025

WARARKA MAANTA

Korneyl Yaasiin Raadaar Oo Maanta Kismayo Lagu Dhaawacay

Tuesday - June 18, 2013

Kismaayo– Gudoomiye ku Xegeenkii Maamulkii kumeel-gaarka ahaa ee Kismaayo isla markaasna hada ka mid ah Saraakiisha Dowlada Jubaland Yaasiin Raadaar ayaa maanta

Warkii oo dhan

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Ku Eedeyey DF Iney Ka Dambeysey Qulqulaatadi Kismayo

Monday - June 17, 2013

Mogadisho: xildhibaano ku hadlay codki shacabka Somaliya oo ka tirsan baarlamaanka fedaraalka ayaa dhalaaceyn dusha uga tuuray Dowlada federaalka kuna eedeeyey inay

Warkii oo dhan

Xog Deg Deg Ah-Saraakiil Ciidanka DF Iyo Kuwa Al-Shabaab Oo Siyaabo Kala Duwan U Jooga Masar

Sunday - June 16, 2013

London: Warar dublamaasiyadeed oo laga heley Qaar kamid ah Wadamada daneeya Soomaaliya sirdoonkooda ayaa sheegey in Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya

Warkii oo dhan

Rug-Cadaagi Dheesha Badiyey Madaxweyne Axmed Islam Madoobe Oo Maanta U Socdaalay Adis Ababa

Sunday - June 16, 2013

Kismaayo – Kadib markii madaxda itoobiya ugu baaqday Madaxweyne Axmed Madoobe inu booqasho la tashi ku yimaado magaaladan Adisaba ayaa isago casumaadaas ka ajiibaya

Warkii oo dhan

War-saxaafadeed: Ururka SAHAL Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey Shirki Shirqolka Ahaa Ee Ka Dhacay Nairobi

Saturday - June 15, 2013

Ururka Sahal ka dib markii uu u kuurgalay shir saxaafadeed ay 14-6-2013 magaalada Nairobi ku qabteen Xuseen Carab Ciise, Maxamuud Guure iyo xulufadooda kaasoo loogu

Warkii oo dhan

Xooshow Ha U Dhuran Dhurwaagi Laftu Cunay Eersaday Ee Garo Dhaantada

Saturday - June 15, 2013

Nairobi:  Dhabo weecsan oo waajib laga dhigay

Warkii oo dhan

Itoobiya oo Ka Baxday Heshiiskii Biyaha Niilka Iyo Masar Oo Isu Diyaarineysa Dagal Kadis Ah

Friday - June 14, 2013

Addis ababa - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka baxday heshiis la saxiixay waqtigii gumaysiga oo xaqa ugu badan ee adeegsiga biyaha webiga Niilka siinayo Sudan

Warkii oo dhan

Shirkadi SKY Ee Maamuli Jirtay Garoonka Diyaaradaha Mogdisho Oo La Cayriyey Iyo Shirkad Turki Oo....

Thursday - June 13, 2013

Muqdisho (RH) Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka duulista cirka iyo saadaasha hawada.Kulanka

Warkii oo dhan

Waxaa Dipolomaasiyinti Reer Galbeedka Isku Wada Raacday In

Thursday - June 13, 2013

Waxaa daaha saarneyn in Somaliya ay soo martay marxalad adag, colaad iyo gaajo ay weli ku jirto, waxayna ummada gaartay  xili ay yiraahdaan" ilaahow hadaad

Warkii oo dhan

Askari Ka Tirsan Nabad ilaalinta AMISOM Oo Ku Edab Darooday Taliyihii C. Poliska General Saacid

Wednesday - June 12, 2013

Mogadisho: Arintaan ayaa dhacday kadib markii uu Taliyaha damcay in uu Gudaha u galo Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho balse askari ilaalada

Warkii oo dhan

M/weyne Axmed M. Islam Oo Kor Iyo Hoos Soo Raajiciyey Siyaasadi Dibada Oo Dib Ugu Soo Laabtay Kis..

Wednesday - June 12, 2013

Kismayo: Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismayo ee xarunta Kmg ah ee Dowlada Jubaland,Kadib

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Sh. Iyo Dawladiisa Oo Laga Talaalay Cudurka Dabeysha Iyo Xajiimaha Kisimaayo

Tuesday - June 11, 2013

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi

Warkii oo dhan

Maleeshiyadkii Korneyl Baasto Ee Dantu U Run Sheegtay Oo Nabad, Sabeyn Iyo Raali-galin Keentay

Tuesday - June 11, 2013

Kismaayo– Waxaa la soo tabinaaya in wafdigii uu horkacayay Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo maalmahaan howlo shaqo ku joogey Nairobi la filaayo goor dhow oo maanta

Warkii oo dhan

Hogaan Kaliya By Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Sunday - June 9, 2013

Shirkad Jabaan ah iyo shirkad Maraykan ah ayaa ku heshiiyay in ay ku tartamaan laba huuri oo la dhex marinayo webi. Shirkad weliba koox ayay u soo soocday tartannkii;

Warkii oo dhan

Marxuum Sadaam Xuseen Oo Ka Tagay Murti Dareenka Dadka Si Weyn U Taabatay Taariikhdana Lagu Xardhay

Saturday - June 8, 2013

Dharaarti subaxnimda ee la daldalaayey Sadaam Xuseen, ka hor xiligi habeenka ahayd waxaa qolka uu ku oodnaa irida ugu soo galay sarkaalkii Mareykanka ee sida gaarka

Warkii oo dhan