Friday - June 7, 2013
Kismaayo: Saaka iyo duhurnimadi Jimcadi ayaa la sheegay in goob lagu magacaabo dalcada oo magalada kismaayo geeskeeda ah ay ka bilaabatay isku dhac nin u dhashay
Warkii oo dhan
Thursday - June 6, 2013
Nairobi-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegaya in u natiijo aan ficneyn kala kulmay kulamadi u Nairobi kula kala yeeshay madaxweynaha Kenya iyo madaxweynaha Puntland
Warkii oo dhan
Thursday - June 6, 2013
Nin la baxay Aromo ayaa soo qoray maqaal uu u bixiyey http://www.keydmedia.net/article/article/voa-idaajaa_iyo_qabyaaladeynta_suugaanta/ Wuxuu ku dhaliilay arrin
Warkii oo dhan
Thursday - June 6, 2013
Muqdisho-Golaha wasiirrada Soomaaliya oo maanta kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen dhererka xuduudaha badda Soomaaliya, iyagoo
Warkii oo dhan
Thursday - June 6, 2013
WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Jubbaland oo Nairobi u duulaya Mardhow, lana kulmaya Xasan Sheekh & Madaxweynaha Puntland(Warbixin)June 6, 2013 9:29 am GMT - Written
Warkii oo dhan
Tuesday - June 4, 2013
Gabadha Jiah Khan oo kamid ah haweenka jilayaasha ah ee sida weyn loogu yaqaan filimaanta Hindiga ayaa la xaqiijiyey in maalinti Isniinta laga helay meydkeeda gurigooda
Warkii oo dhan
Monday - June 3, 2013
Nairobi: War goor dhaw ku soo dhacay Galdogob Desk News ayaa sheegaya in Ninka madaxweynaha seeftiisa galka diidantahay C/Raxmaan Faroole iyo wafdigisi lobbyist
Warkii oo dhan
Sunday - June 2, 2013
Warar hoosaad ka soo baxaya dhinaca magaalada Yokohama ee wadankaas Jaban ayaa sheegaya in madaxwaynaha dawlada Federaalka Soomaaliya uu maalmahaan shirar kala duwan
Warkii oo dhan
Saturday - June 1, 2013
Mogadisho: Wafdiga tirada badan ee dowlada Federaalka ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa la sheegay in khilaaf uu soo kala dhex gallay kadib markii ay isu raaci
Warkii oo dhan
Saturday - June 1, 2013
Mogadisho: Xigasho Allidamaale News Center-Dhawaaq iyo sawaxan xooggan ayaa wuxuu ka taaganyahay dhammaan gobollada ay degaan beelaha hawiye iyadoo beesha hiraab
Warkii oo dhan
Saturday - June 1, 2013
Mogadisho: Xigasho Warbixin ay soo diyaarisay Mareegta Shabeelleilo Lagu Kalsoonyahay iyo Xubno ka tirsan Ururka Dam Jadiid oo Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xubno
Warkii oo dhan
Thursday - May 30, 2013
Kisimaayo: Waxaa ka soo wareegtay muddo gaaban markii C/Raxmaan Xoosh isagoo waliba oohinta yaxaaska sidiisi ilmada uga da'yso ka dhawaajiyey in maamulka ka
Warkii oo dhan
Wednesday - May 29, 2013
Hargeysa: Dusha sare ee magaalada hargeysa ayaa maanta isku bedeshay siigo iyadoo gabi ahaanba la waayay muuqaalkii samada ama daruuraha.Waa markii ugu horeysa
Warkii oo dhan
Wednesday - May 29, 2013
Kisimaayo: Warar laga soo xigtay maamulka Jubaland iyo xarunta Kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Seara Leone oo ku Socda Magaca AMISOM ee ku wajahnaa Degmada
Warkii oo dhan
Monday - May 27, 2013
Addis Ababa (RH) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhaliilay ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo,
Warkii oo dhan