Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 18 July 2025

WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh Iyo Wafdigiisi Oo Si Her Sara Ah Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Kisimaayo

Thursday - October 31, 2013

Jubaland- Kisimaayo: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada Magaalada Kismaayo ee Jubaland, booqashadan oo noqonaysa

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Beri La Filaayo Inu Gaaro Kisimaayo-Jabaland

Wednesday - October 30, 2013

Waxaa goo hore Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ka amba baxay wefdi horudhac u ah socdaalka uu Madaxweynaha Soomaaliya, uu ku tagaayo Magaalada

Warkii oo dhan

Reer Buuhoodle Oo Gubay Waraaqaha Tirakoobka Iyo Ragi Qaaday Oo Cafiis Dalbaday

Tuesday - October 29, 2013

Buuhoodle-Xigasho Geeska-Shacabka magaalada Buuhoodle ayaa gubay waraaqo loogu tallo galay in lagu sameeyo tirakoobka dadka ee ka socda Somaliland. Tirakoobka waxa

Warkii oo dhan

Gobolka Tigray Ee Itobiya Oo Laga Bilaabay Mashruuc Korontada Laga Dhaliyo Dabeysha Afrika Ugu Weyn

Monday - October 28, 2013

Mekelle-Itobiya-Mashruuc Ashegoda ee korontada laga dhaliyo dabaysha oo ah kan ugu wayn Afrika, ayaa shaqo ka bilaabay meel u dhow Mekelle magaalo madaxda gobolka

Warkii oo dhan

Warkii Ugu Dambeeyey Gabdhihi Somaaliyeed Ee La Duufsaday Si Ay Ugu Safraan Suuriya

Sunday - October 27, 2013

Sida laga yaabo in intiina badan aad la socotaan waxaa dhawaan ka safray dalka Norway laba gabdhood oo Soomaaliyeed oo da'doodu kala tahay 19 iyo 16 sanno, kuwaas

Warkii oo dhan

Bare Hiiraale Oo La Heshiiyey Axmad madobe

Friday - October 25, 2013

Kismaayo- Nairobi- Warar si gaara looga soo xigtay Nairobi iyo waliba caasimada Jubaland ee Kismaayo ayaa maalmaahaan dambe sheegaya in heshiis jilbaha loo laabay

Warkii oo dhan

Somaali Qof Aan Dilin Ma Xukumi-kara ?

Thursday - October 24, 2013

Xiligi maamulkii Reer Umawayiintu u talin jireen dawladi islaamka ayaa waxaa aad u xoogeystay rabshado gadoodsan, iyo fasahaad been ay madaxdooda ku hurgufaan, iyo

Warkii oo dhan

Dawlada Kenya Oo Diiday Inu Dalkeeda Ku Tababarto Xidiga Mo Faarax

Thursday - October 24, 2013

Nayrobi-Dawladda Kenya ayaa ka xanaaqday tababarka uu dalkeeda ku qaato orodyahanka u dhashay Somalia iyo Ingiriiska Mr. Mo Faarax, waxaanay carqaladi soo waajahaysaa

Warkii oo dhan

Xiisad Colaad Oo Laga Dareemayo Taleex Xili Ay Jirto Shir Maamul Khaatumo Halkaas Lagu Qabanaayo

Wednesday - October 23, 2013

Taleex- Wararka naga soo gaaraya magaalada Taleex ee xarunta u ah maamulka khaatumo, ayaa la sheegaya in saakay halkaas ay ka jirto Xiisad iyo buuq colaadeed, kadib

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Oo Cambaareyey Dhawaaca Wariye Tima-Cade

Tuesday - October 22, 2013

Muqdisho- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cabaareeyay weerar saakay kooxo hubeysan ay ku dhaawaceen weriye Maxamed Maxamuud Tima-cadde,

Warkii oo dhan

Weerarkii Casharka Westgate Mall Oo Siyaasiyiin Kenyaan Ah Wax Ka Hindiseen

Monday - October 21, 2013

Kenya- Baaritaano ay sameeyeen Baarayaasha Caalamiga ah iyo kuwa Kenya ayaa waxa lagu ogaadaay in Dagaalyahanadii weeraray Suuqa Ganacsi ee Westgate oo ugu yaraan

Warkii oo dhan

Warar Hoose Oo Sheegaya In Wasiirka Arimaha Gudaha Somaaliya U Ku Ciiday Hargeysa

Saturday - October 19, 2013

Warar loo qaateena ayaa sheegaya in C/kariim Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha gudaha Dawladda Federalka Somaliya ku ciiday magaaladda Hargeysa, isla markaana aan

Warkii oo dhan

Abaal Nin Gudaa Waa Yar-yahay .. Waa Qiiso Ku Cibro Qaadasho Mudan

Thursday - October 17, 2013

Meeshu waa miyiga Moskow Xaruunta dalka Ruushka .. Waqtii aan sidaas u sii fogeyn, waxaa dalka Ruushka ka dhacday qiiso xanuun badan leh oo dadka Ruushka guud ahaan

Warkii oo dhan

Sheeko kale Keen

Thursday - October 17, 2013

Sheeko Kale Keen: Dunyal Axlaam Prof. Cabdisalaam Yaasiin cabdisalaan yaasinMacamlin ayaa waxa caado u ahayd in uu marka uu wax dhigayo lululood oofaslaka

Warkii oo dhan

Dawlada Talyaaniga Oo Xaalad Deg Deg Ah Ku Soo Rogtay Jasiiradaha U Dhaxeya Libiya Iyo Talyaaniga

Wednesday - October 16, 2013

Lampedusa- Xigasho Ramaas- Jasiiradda Sicily ee ku taal badda Mideterranean-ka ayaa lagaga dhawaaqay xaalad deg-deg ah, sababta oo ah baaxadda iyo dhibaatooyinka

Warkii oo dhan